{"id":138584,"date":"2019-11-29T21:17:15","date_gmt":"2019-11-29T18:17:15","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=15043"},"modified":"2019-11-30T14:59:14","modified_gmt":"2019-11-30T11:59:14","slug":"luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/","title":{"rendered":"Luis Suarez Oo Magacaabay 3 Weeraryahan Oo Uu Doonayo In Ay Ka Badalaan Barcelona?"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" title=\"179126\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona.jpg\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa magacaabay 3 weeraryahan oo uu aaminsanyahay in ay ka badali karaan kooxda Barcelona hadii u ka tago mustaqbalka dhaw.<\/p>\n<p>Luis Suarez oo la hadlaya wargayska Mundo Deportivo ayaa yidhi\u201dShaqsi ahaan waxa jira weeraryahano aan si gaar ah ula socdo sabab la xidhiidha in aan jecelahay daawashooda\u201d.<\/p>\n<p>\u201cXiddiga 1-aad aya ah Tammy Abraham weeraryahanka kooxda Chelsea waa weeraryahan fiican waxana uu si cajiib ah u dhamaystiri karaa fursadaha waxana uu si cajiib ah u ugu dhaqaaqi karaa boosaska kala duwan\u201d.<\/p>\n<p>\u201cXiddiga kale ayaa ah Maxi G\u00f3mez weeraryahanka Valencia, waa reer Uruguay ah sidayda waana xiddig leh tayo cajiib ah waana xiddig ay koox walba doonayso in ay hesho\u201d.<\/p>\n<p>\u201cXiddiga kale ayaa ah Lautaro Martinez kaas oo qaab ciyaareed cajiib ah ku qaadanaya kooxda Inter Milan\u201dayuu hadalkiisa sii raaciyay<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa magacaabay 3 weeraryahan oo uu aaminsanyahay in ay ka badali karaan kooxda Barcelona hadii u ka tago mustaqbalka dhaw. Luis Suarez oo la hadlaya wargayska Mundo Deportivo ayaa yidhi\u201dShaqsi ahaan waxa jira weeraryahano aan si gaar ah ula socdo sabab la xidhiidha in aan jecelahay daawashooda\u201d. \u201cXiddiga 1-aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Luis Suarez Oo Magacaabay 3 Weeraryahan Oo Uu Doonayo In Ay Ka Badalaan Barcelona? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Luis Suarez Oo Magacaabay 3 Weeraryahan Oo Uu Doonayo In Ay Ka Badalaan Barcelona? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa magacaabay 3 weeraryahan oo uu aaminsanyahay in ay ka badali karaan kooxda Barcelona hadii u ka tago mustaqbalka dhaw. Luis Suarez oo la hadlaya wargayska Mundo Deportivo ayaa yidhi\u201dShaqsi ahaan waxa jira weeraryahano aan si gaar ah ula socdo sabab la xidhiidha in aan jecelahay daawashooda\u201d. \u201cXiddiga 1-aad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-29T18:17:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-30T11:59:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/\",\"name\":\"Luis Suarez Oo Magacaabay 3 Weeraryahan Oo Uu Doonayo In Ay Ka Badalaan Barcelona? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-29T18:17:15+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-30T11:59:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Luis Suarez Oo Magacaabay 3 Weeraryahan Oo Uu Doonayo In Ay Ka Badalaan Barcelona?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Luis Suarez Oo Magacaabay 3 Weeraryahan Oo Uu Doonayo In Ay Ka Badalaan Barcelona? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Luis Suarez Oo Magacaabay 3 Weeraryahan Oo Uu Doonayo In Ay Ka Badalaan Barcelona? - Wardoon","og_description":"Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa magacaabay 3 weeraryahan oo uu aaminsanyahay in ay ka badali karaan kooxda Barcelona hadii u ka tago mustaqbalka dhaw. Luis Suarez oo la hadlaya wargayska Mundo Deportivo ayaa yidhi\u201dShaqsi ahaan waxa jira weeraryahano aan si gaar ah ula socdo sabab la xidhiidha in aan jecelahay daawashooda\u201d. \u201cXiddiga 1-aad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-29T18:17:15+00:00","article_modified_time":"2019-11-30T11:59:14+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/","name":"Luis Suarez Oo Magacaabay 3 Weeraryahan Oo Uu Doonayo In Ay Ka Badalaan Barcelona? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona.jpg","datePublished":"2019-11-29T18:17:15+00:00","dateModified":"2019-11-30T11:59:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/luis-suarez-oo-magacaabay-3-weeraryahan-oo-uu-doonayo-in-ay-ka-badalaan-barcelona\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Luis Suarez Oo Magacaabay 3 Weeraryahan Oo Uu Doonayo In Ay Ka Badalaan Barcelona?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138584"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138646,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138584\/revisions\/138646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}