{"id":138632,"date":"2019-11-30T14:47:26","date_gmt":"2019-11-30T11:47:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138632"},"modified":"2019-11-30T14:47:26","modified_gmt":"2019-11-30T11:47:26","slug":"xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Xildhibaan beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah la geeyay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/xakiin Macalin Axmed Maalin oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Himilo Qaran oo qeyb ka ah Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa beeniyay in magaalada Dhuusamareeb ay soo gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn howlgalka AMISOM.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay in Ciidanka Itoobiya ay horay u joogeen Magaalada, islamarkaana ay qeyb ka yihiin Ciidanka AMISOM ee ku sugan Garoonka Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Hadalka Xildhibaan oo Muuqday difaac ku aadan Xukuumadda Soomaaliya oo guud ahaan la wareegtay doorashooyinka Galmudug ayaa hubsiimo xumo ku eedeeyay Madasha uu ka tirsan yahay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Galmudug la wadaago inaaney waxba ka jirin wararka lagu sheegay in Dhuusamareeb la geeyay Ciidama Itoobiyaan ah oo aan AMISOM ka tirsaneyn\u201dayuu yiri Xildhibaan C\/xakiin Maalin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira ciidamada Djibouti iyo kuwa Ethopia oo Dhuusamareeb ku sugnaa muddo aan ka yareyn sadax bilood, hayeeshee ciidamadaasi waxay ka wada tirsanyihiin AMISOM. Waana ay dhacdaa in ciidamadu ay sameeyaan dhaqdhaqaaq xagga kalabadalka ciidanka ama logisticada ah\u201dayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/xakiin Macalin Axmed Maalin oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Himilo Qaran oo qeyb ka ah Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa beeniyay in magaalada Dhuusamareeb ay soo gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn howlgalka AMISOM. Xildhibaanka ayaa sheegay in Ciidanka Itoobiya ay horay u joogeen Magaalada, islamarkaana ay qeyb ka yihiin Ciidanka AMISOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138633,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138632","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah la geeyay Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah la geeyay Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan C\/xakiin Macalin Axmed Maalin oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Himilo Qaran oo qeyb ka ah Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa beeniyay in magaalada Dhuusamareeb ay soo gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn howlgalka AMISOM. Xildhibaanka ayaa sheegay in Ciidanka Itoobiya ay horay u joogeen Magaalada, islamarkaana ay qeyb ka yihiin Ciidanka AMISOM [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-30T11:47:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/malin.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Xildhibaan beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah la geeyay Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/malin.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-30T11:47:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/malin.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/malin.jpg\",\"width\":620,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah la geeyay Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah la geeyay Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah la geeyay Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Xildhibaan C\/xakiin Macalin Axmed Maalin oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Himilo Qaran oo qeyb ka ah Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa beeniyay in magaalada Dhuusamareeb ay soo gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn howlgalka AMISOM. Xildhibaanka ayaa sheegay in Ciidanka Itoobiya ay horay u joogeen Magaalada, islamarkaana ay qeyb ka yihiin Ciidanka AMISOM [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-30T11:47:26+00:00","og_image":[{"width":620,"height":330,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/malin.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/","name":"Xildhibaan beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah la geeyay Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/malin.jpg","datePublished":"2019-11-30T11:47:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/malin.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/malin.jpg","width":620,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beeniyay-in-ciidamo-itoobiyaan-ah-la-geeyay-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah la geeyay Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138632"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138634,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138632\/revisions\/138634"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138633"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}