{"id":138638,"date":"2019-11-30T15:03:05","date_gmt":"2019-11-30T12:03:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138638"},"modified":"2019-11-30T15:08:26","modified_gmt":"2019-11-30T12:08:26","slug":"daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/","title":{"rendered":"DAAWO Musharrax Odowaa &#8221; Dhuusamareeb ma noqon doonto meel lagu xir xiro Musharixiinta&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Musharraxa xilka madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa eedayn culus u jeediyay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Mudane Odowaa, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo, in uu garab iyo gaashaan uu adeegsado ka dhigtay ciidamada dowladda Ethiopia, si ay kursiga ugu sii hayaan, islamarkaana afduub, cabburin iyo caga-juglayn ugu geystaan cid kasta oo dhaliilsan Siyaasadda Farmaajo.<\/p>\n<p>Musharraxa ayaa soo taxay dhacdooyin dhawr ah, oo madaxweyne Farmaajo u adeegsaday ciidamada Ethiopia, in ay u af-duubaan siyaasiiyiin, mas\u2019uuliyiin iyo madaxba, balse qaarkood aysan ku guulaysan, isagoo tusaale u soo qaatay arrima ay kamid yihiin; doorashadii Koonfur Galbeed, af-duubkii Roobow, mas\u2019uuliyiin laga qabtay gobolka Gedo iyo sidoo kale isku day in la qabto madaxweynaha Jubaland oo fashilantay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu sheegay in hadda madaxweyne Farmaajo uu ciidamo Ethiopiana ku daabulayo magaalada Dhuusamareeb, si loogu cabsi geliyo musharrixiinta u tartamayaa doorashada Galmudug ee aysan dowladdu wadan, islamarkaana loogu af-duubto doorashada maamulkaasi Galmudug.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, musharrax Odowaa ayaa madaxweyne Farmaajo ku dhaliilay in uu doorashada ku galay Ethiopian Neceyb, balse durbadiiba uu si xishood-darro ah isugu dhiibay dowladda Ethiopia, waxaana uu ku boorriyay in uu is daba-qabto.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ro6ow6Nl0ZA\" width=\"898\" height=\"505\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharraxa xilka madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa eedayn culus u jeediyay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Mudane Odowaa, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo, in uu garab iyo gaashaan uu adeegsado ka dhigtay ciidamada dowladda Ethiopia, si ay kursiga ugu sii hayaan, islamarkaana afduub, cabburin iyo caga-juglayn ugu geystaan cid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138648,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138638","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Musharrax Odowaa &#039;&#039; Dhuusamareeb ma noqon doonto meel lagu xir xiro Musharixiinta&#039;&#039; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Musharrax Odowaa &#039;&#039; Dhuusamareeb ma noqon doonto meel lagu xir xiro Musharixiinta&#039;&#039; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Musharraxa xilka madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa eedayn culus u jeediyay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Mudane Odowaa, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo, in uu garab iyo gaashaan uu adeegsado ka dhigtay ciidamada dowladda Ethiopia, si ay kursiga ugu sii hayaan, islamarkaana afduub, cabburin iyo caga-juglayn ugu geystaan cid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-30T12:03:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-30T12:08:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-42.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"795\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"494\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/\",\"name\":\"DAAWO Musharrax Odowaa '' Dhuusamareeb ma noqon doonto meel lagu xir xiro Musharixiinta'' - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-42.png\",\"datePublished\":\"2019-11-30T12:03:05+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-30T12:08:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-42.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-42.png\",\"width\":795,\"height\":494},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Musharrax Odowaa &#8221; Dhuusamareeb ma noqon doonto meel lagu xir xiro Musharixiinta&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Musharrax Odowaa '' Dhuusamareeb ma noqon doonto meel lagu xir xiro Musharixiinta'' - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Musharrax Odowaa '' Dhuusamareeb ma noqon doonto meel lagu xir xiro Musharixiinta'' - Wardoon","og_description":"Musharraxa xilka madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa eedayn culus u jeediyay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Mudane Odowaa, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo, in uu garab iyo gaashaan uu adeegsado ka dhigtay ciidamada dowladda Ethiopia, si ay kursiga ugu sii hayaan, islamarkaana afduub, cabburin iyo caga-juglayn ugu geystaan cid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-30T12:03:05+00:00","article_modified_time":"2019-11-30T12:08:26+00:00","og_image":[{"width":795,"height":494,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-42.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/","name":"DAAWO Musharrax Odowaa '' Dhuusamareeb ma noqon doonto meel lagu xir xiro Musharixiinta'' - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-42.png","datePublished":"2019-11-30T12:03:05+00:00","dateModified":"2019-11-30T12:08:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-42.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-42.png","width":795,"height":494},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-musharrax-odowaa-dhuusamareeb-ma-noqon-doonto-meel-lagu-xir-xiro-musharixiinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Musharrax Odowaa &#8221; Dhuusamareeb ma noqon doonto meel lagu xir xiro Musharixiinta&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138638"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138638"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138651,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138638\/revisions\/138651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138648"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}