{"id":138652,"date":"2019-11-30T17:31:45","date_gmt":"2019-11-30T14:31:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138652"},"modified":"2019-11-30T17:31:45","modified_gmt":"2019-11-30T14:31:45","slug":"daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/","title":{"rendered":"Daawo Odayaasha Beesha Saleebaan oo qaadacay gudiga doorasha Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Odayaasha dhaqanka oo ay wehlinayaan wax-garadka reer Cadaado ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxey go\u2019aan kaga gaareen doorkooda ku aadan xulista xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>kulanka waxaa kasoo baxay war-saxaafadeed ay ku xaqiijiyeen ineysan cidna u matalin xubnaha odayaasha ee ay wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya soo bandhigtay.<\/p>\n<p>Sidoo kale war-saxaafadeedka wuxuu ku qotomay in dowladda Federaalka la ogeysiiyo iney wali jiraan tabashooyin, sidaas darteed aysan ka qeyb gali doonin xulista xildhibaanada inta laga xalinayo.<\/p>\n<p>Wararka waxey intaas ku darayaan in kulanka kulmiyay dhinacyada kala duwan ee dadka dega Cadaado ay ugu weyn tahay iney doonayaan in loo xaqiijiyo hadii ay magaalada Cadaado sii ahaaneyso xarunta Baarlamaanka iyo sidoo kale cabasho ay ka yahiin inaan gabi ahaan lagala tashan waxa socda.<\/p>\n<p>Maanta ayey aheyd markii dowladda Federaalka ay isku soo aruurisay odayaal la sheegay iney soo xuli doonaan xubnaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Doorashada Galmudug ayaa la filayaa in la qabto bisha December, waana mid isha lagu wada hayo maadaama mucaaradku ay durba sheeganayaan in faragalin shisheeye laga dareemayo deegaanada Galmudug.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fwD_OP6Y_nA\" width=\"860\" height=\"715\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha dhaqanka oo ay wehlinayaan wax-garadka reer Cadaado ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxey go\u2019aan kaga gaareen doorkooda ku aadan xulista xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug. kulanka waxaa kasoo baxay war-saxaafadeed ay ku xaqiijiyeen ineysan cidna u matalin xubnaha odayaasha ee ay wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya soo bandhigtay. Sidoo kale war-saxaafadeedka wuxuu ku qotomay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138653,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138652","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Odayaasha Beesha Saleebaan oo qaadacay gudiga doorasha Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Odayaasha Beesha Saleebaan oo qaadacay gudiga doorasha Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaasha dhaqanka oo ay wehlinayaan wax-garadka reer Cadaado ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxey go\u2019aan kaga gaareen doorkooda ku aadan xulista xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug. kulanka waxaa kasoo baxay war-saxaafadeed ay ku xaqiijiyeen ineysan cidna u matalin xubnaha odayaasha ee ay wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya soo bandhigtay. Sidoo kale war-saxaafadeedka wuxuu ku qotomay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-30T14:31:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/\",\"name\":\"Daawo Odayaasha Beesha Saleebaan oo qaadacay gudiga doorasha Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-30T14:31:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Odayaasha Beesha Saleebaan oo qaadacay gudiga doorasha Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Odayaasha Beesha Saleebaan oo qaadacay gudiga doorasha Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Odayaasha Beesha Saleebaan oo qaadacay gudiga doorasha Galmudug - Wardoon","og_description":"Odayaasha dhaqanka oo ay wehlinayaan wax-garadka reer Cadaado ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxey go\u2019aan kaga gaareen doorkooda ku aadan xulista xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug. kulanka waxaa kasoo baxay war-saxaafadeed ay ku xaqiijiyeen ineysan cidna u matalin xubnaha odayaasha ee ay wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya soo bandhigtay. Sidoo kale war-saxaafadeedka wuxuu ku qotomay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-30T14:31:45+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/","name":"Daawo Odayaasha Beesha Saleebaan oo qaadacay gudiga doorasha Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/page-2.jpg","datePublished":"2019-11-30T14:31:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/page-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-beesha-saleebaan-oo-qaadacay-gudiga-doorasha-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Odayaasha Beesha Saleebaan oo qaadacay gudiga doorasha Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138652"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138652"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138652\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138654,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138652\/revisions\/138654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138653"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}