{"id":138693,"date":"2019-11-30T21:30:14","date_gmt":"2019-11-30T18:30:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138693"},"modified":"2019-11-30T21:30:14","modified_gmt":"2019-11-30T18:30:14","slug":"jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey) oo goor dhow Muqdisho lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dilkii galabta xiligii qorax dhaca loogu geystay magaalada Muqdisho Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey) oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sida wararku sheegayaan waxaa dilka Jananka geystay sarkaal kale oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ugu tegay hoygiisa oo ku yaalla agagaarka Ex-Warshadii Caanaha ee degmada Hodan.<\/p>\n<p>Dilka Jananka ayaa la sheegay inuu salka ku hayo muran la xiriira dhul la isku heysto, iyadoo ciidamada amaanku ay xabsiga dhigeen sarkaalkii dilka geystay oo lagu guuleystay in la qabto.<\/p>\n<p>Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey) ayaa ka mid ahaa saraakiishii hogaamineysay ciidamadii Xoogga dalka oo sanado ka hor Al-shabaab ka saaray Magaalada Muqdisho, waxaana arrin nasiib daro lagu tilmaamay in taliye sidaas u qiimo badan uu ku baxo gacanta ciidamada dowlada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dilkii galabta xiligii qorax dhaca loogu geystay magaalada Muqdisho Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey) oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sida wararku sheegayaan waxaa dilka Jananka geystay sarkaal kale oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ugu tegay hoygiisa oo ku yaalla agagaarka Ex-Warshadii Caanaha ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey) oo goor dhow Muqdisho lagu dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey) oo goor dhow Muqdisho lagu dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dilkii galabta xiligii qorax dhaca loogu geystay magaalada Muqdisho Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey) oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sida wararku sheegayaan waxaa dilka Jananka geystay sarkaal kale oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ugu tegay hoygiisa oo ku yaalla agagaarka Ex-Warshadii Caanaha ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-30T18:30:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/diiday.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"692\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"535\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey) oo goor dhow Muqdisho lagu dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/diiday.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-30T18:30:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/diiday.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/diiday.jpg\",\"width\":692,\"height\":535},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey) oo goor dhow Muqdisho lagu dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey) oo goor dhow Muqdisho lagu dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey) oo goor dhow Muqdisho lagu dilay - Wardoon","og_description":"Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dilkii galabta xiligii qorax dhaca loogu geystay magaalada Muqdisho Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey) oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sida wararku sheegayaan waxaa dilka Jananka geystay sarkaal kale oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ugu tegay hoygiisa oo ku yaalla agagaarka Ex-Warshadii Caanaha ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-30T18:30:14+00:00","og_image":[{"width":692,"height":535,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/diiday.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/","name":"Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey) oo goor dhow Muqdisho lagu dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/diiday.jpg","datePublished":"2019-11-30T18:30:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/diiday.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/diiday.jpg","width":692,"height":535},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jen-yuusuf-cali-khasaaye-cagey-oo-goor-dhow-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Cagey) oo goor dhow Muqdisho lagu dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138693"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138695,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138693\/revisions\/138695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138694"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}