{"id":138696,"date":"2019-11-30T21:42:31","date_gmt":"2019-11-30T18:42:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138696"},"modified":"2019-11-30T21:42:31","modified_gmt":"2019-11-30T18:42:31","slug":"wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku sugan magaalaeda Dhuusamareeb, waxaa shalay halkaas soo gaaray ciidamo Itoobiyaan ah oo ujeedkoodu yahay iney xoojiyaan ciidamadii AMISOM ee horay halkaas u joogay.<\/p>\n<p>Xogo wareedka la helayo ayaa tilmaamaya in xarunta maamulka Galmudug ayaa haatan si weyn u maamulayaan ciidamada Itoobiya kuwaas oo ku sugan xarumaha ugu muhiimsan magaalada, sida garoonka diyaaradaha.<\/p>\n<p>Xubin ka tirsan maamulka Ahlu Sunna oo ku sugan Dhuusmaareeb isla markaana aysan suuragalin in magaciisa la helo ayaa ku abaal sheegtay ciidamada Itoobiya, wuxuuna carabka ku adkeeyay iney sanado badan xuduudka uu gobolka la leeyahay Itoobiya ka difaacayeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wuxuuna aaminsan yahay ineysan ciidamada Itoobiyaanku ku abaal dhaceynin wixii ay u faleen.<\/p>\n<p>Sidoo kale warbixinada laga helayo Dhuusamareeb waxey sheegayaan in dowladda Federaalka ay hab siyaasi ah u maamulayaan howlaha ka socda, waxeyna arrintaan imaaneysaa xilli ay qeylo dhaan durba bilaabeen xildhibaanada iyo musharaxiinta mucaaradka.<\/p>\n<p>Cabdisa ugu weyn ee ay qabaan dadka reer Dhuusamareeb, mucaaradka, Ahlu Sunna iyo qeybaha kale ee aan ku qanacsaneyn siyaasadda Dowladda waxey tahay iney dhacaan wixii ka dhacay December 2018 magaalada Baydhabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku sugan magaalaeda Dhuusamareeb, waxaa shalay halkaas soo gaaray ciidamo Itoobiyaan ah oo ujeedkoodu yahay iney xoojiyaan ciidamadii AMISOM ee horay halkaas u joogay. Xogo wareedka la helayo ayaa tilmaamaya in xarunta maamulka Galmudug ayaa haatan si weyn u maamulayaan ciidamada Itoobiya kuwaas oo ku sugan xarumaha ugu muhiimsan magaalada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138697,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138696","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku sugan magaalaeda Dhuusamareeb, waxaa shalay halkaas soo gaaray ciidamo Itoobiyaan ah oo ujeedkoodu yahay iney xoojiyaan ciidamadii AMISOM ee horay halkaas u joogay. Xogo wareedka la helayo ayaa tilmaamaya in xarunta maamulka Galmudug ayaa haatan si weyn u maamulayaan ciidamada Itoobiya kuwaas oo ku sugan xarumaha ugu muhiimsan magaalada, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-30T18:42:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ADCF17E5-E197-462E-99BD-1E72DB629091.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ADCF17E5-E197-462E-99BD-1E72DB629091.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-11-30T18:42:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ADCF17E5-E197-462E-99BD-1E72DB629091.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ADCF17E5-E197-462E-99BD-1E72DB629091.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku sugan magaalaeda Dhuusamareeb, waxaa shalay halkaas soo gaaray ciidamo Itoobiyaan ah oo ujeedkoodu yahay iney xoojiyaan ciidamadii AMISOM ee horay halkaas u joogay. Xogo wareedka la helayo ayaa tilmaamaya in xarunta maamulka Galmudug ayaa haatan si weyn u maamulayaan ciidamada Itoobiya kuwaas oo ku sugan xarumaha ugu muhiimsan magaalada, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-30T18:42:31+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ADCF17E5-E197-462E-99BD-1E72DB629091.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/","name":"Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ADCF17E5-E197-462E-99BD-1E72DB629091.jpeg","datePublished":"2019-11-30T18:42:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ADCF17E5-E197-462E-99BD-1E72DB629091.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ADCF17E5-E197-462E-99BD-1E72DB629091.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138696"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138696"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138698,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138696\/revisions\/138698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138697"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}