{"id":138788,"date":"2019-12-01T13:07:12","date_gmt":"2019-12-01T10:07:12","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=15208"},"modified":"2019-12-01T13:07:12","modified_gmt":"2019-12-01T10:07:12","slug":"nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/","title":{"rendered":"Nuno?, Allegri?, Klopp? Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Cida Ay Tahay In Ay Tababare U Noqoto Kooxda Arsenal?"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal.jpg\" alt title=\"PROD-Arsenal-v-Chelsea-The-Emirates-FA-Cup-Final\"><\/figure>\n<p>Kooxda Arsenal ayaa ku jirta raadinta badalka Unai Emery oo ay shaqada ka caydhisay Jimcihii kadib guuldaradii ka soo gaadhay Europa League khamiistii.<\/p>\n<p>Halyeeyga Freddie Ljungberg ayaa kooxda si ku meel gaadh ah ku hogaamin doona inta ay kooxdu helayso tababare cusub oo hogaamiya kooxda shaqadana ka badala Emery.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Taageerayaasha Kooxda Arsenal ayaa fikirkooda ka dhiibtay cida ay tahay in ay kooxda Arsenal u dhiibto shaqada tababaranimo ee kooxda Arsenal.<\/p>\n<p>Taageere ayaa yidhi\u201dMauricio Pochettino waa la heli karaa, ma garanayo in ay maamulku qaadan karaan, Marka aan runta ka hadlo waxa kale oo aan jeclaan lahaa Mourinho laakiin uu iska diiday in uu yimaado Arsenal\u201d.<\/p>\n<p>Taageere Kale ayaa sidoo kale yidhi\u201dMa garanayo In Aan Yidhaahdo Laakiin Tababaraha Burnley ee Sean Dyche inkasta oo uu yahay tababare koox yar hogaamiya hadana waxa uu qabtay shaqo fiican\u201d.<\/p>\n<p>\u201cSida iska cad Mauricio Pochettino waa la heli karaa, Ancelotti waa tababare fiican sidoo kale waxa jira tababarayaal badan oo England ah sida Eddie Howe oo shaqo fiican ka haya Bournemouth kaliya waxa aan aaminsanahay in uuna Unai Emery ahayn tababarihii ku fiicnaa Arsenal\u201dayuu taageere kale yidhi.<\/p>\n<p>\u201cTababaraha ugu fiican ee aan doonayo waa Jurgen Klopp laakiin ma imanayo kooxda Arsenal laakiin waxa aan qaadan lahaa Nuno oo Wolves shaqo fiican ka qabtay\u201dayuu taageere kale sii raaciyay\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMauricio Pochettino ayaa fiicnaan lahaa laakiin uma malaynayo in ay Arintaas dhici doonto, Arteta, Vieira, Allegri iyo tababare walba oo doonaya in uu yimaado\u201d.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8Bt3VVZs_dw\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Arsenal ayaa ku jirta raadinta badalka Unai Emery oo ay shaqada ka caydhisay Jimcihii kadib guuldaradii ka soo gaadhay Europa League khamiistii. Halyeeyga Freddie Ljungberg ayaa kooxda si ku meel gaadh ah ku hogaamin doona inta ay kooxdu helayso tababare cusub oo hogaamiya kooxda shaqadana ka badala Emery. Qaar ka mid ah Taageerayaasha Kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138789,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138788","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nuno?, Allegri?, Klopp? Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Cida Ay Tahay In Ay Tababare U Noqoto Kooxda Arsenal? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nuno?, Allegri?, Klopp? Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Cida Ay Tahay In Ay Tababare U Noqoto Kooxda Arsenal? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Arsenal ayaa ku jirta raadinta badalka Unai Emery oo ay shaqada ka caydhisay Jimcihii kadib guuldaradii ka soo gaadhay Europa League khamiistii. Halyeeyga Freddie Ljungberg ayaa kooxda si ku meel gaadh ah ku hogaamin doona inta ay kooxdu helayso tababare cusub oo hogaamiya kooxda shaqadana ka badala Emery. Qaar ka mid ah Taageerayaasha Kooxda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-01T10:07:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"615\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/\",\"name\":\"Nuno?, Allegri?, Klopp? Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Cida Ay Tahay In Ay Tababare U Noqoto Kooxda Arsenal? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-01T10:07:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal.jpg\",\"width\":615,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nuno?, Allegri?, Klopp? Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Cida Ay Tahay In Ay Tababare U Noqoto Kooxda Arsenal?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nuno?, Allegri?, Klopp? Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Cida Ay Tahay In Ay Tababare U Noqoto Kooxda Arsenal? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nuno?, Allegri?, Klopp? Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Cida Ay Tahay In Ay Tababare U Noqoto Kooxda Arsenal? - Wardoon","og_description":"Kooxda Arsenal ayaa ku jirta raadinta badalka Unai Emery oo ay shaqada ka caydhisay Jimcihii kadib guuldaradii ka soo gaadhay Europa League khamiistii. Halyeeyga Freddie Ljungberg ayaa kooxda si ku meel gaadh ah ku hogaamin doona inta ay kooxdu helayso tababare cusub oo hogaamiya kooxda shaqadana ka badala Emery. Qaar ka mid ah Taageerayaasha Kooxda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-01T10:07:12+00:00","og_image":[{"width":615,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/","name":"Nuno?, Allegri?, Klopp? Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Cida Ay Tahay In Ay Tababare U Noqoto Kooxda Arsenal? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal.jpg","datePublished":"2019-12-01T10:07:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal.jpg","width":615,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuno-allegri-klopp-qaar-ka-mid-ah-taageerayaasha-arsenal-oo-fikirkooda-ka-dhiibtay-cida-ay-tahay-in-ay-tababare-u-noqoto-kooxda-arsenal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nuno?, Allegri?, Klopp? Qaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Fikirkooda Ka Dhiibtay Cida Ay Tahay In Ay Tababare U Noqoto Kooxda Arsenal?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138788"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138788"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138788\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138789"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}