{"id":138823,"date":"2019-12-01T20:23:02","date_gmt":"2019-12-01T17:23:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138823"},"modified":"2019-12-01T20:27:34","modified_gmt":"2019-12-01T17:27:34","slug":"daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/","title":{"rendered":"DAAWO PUNTLAND oo dallacsiisay sarkaal sheegay inuu qabo cudurka HIV\/AIDS"},"content":{"rendered":"<p>Digreeto ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ahna kusimaha madaxweynaha ayaa Gaashaanle loogu dalacsiiyey Bashiir Cismaan Cawad oo horey u ahaa Kabtan.<\/p>\n<p>Bashiir oo ah Taliyaha kantaroolka Galbeed ee magaalada Garowe ayaa dhiirigaliya dadka la nool cudurka HIV\/AIDS oo bulshada dhexdeeda badanaa kala kulma takoor.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maqli jirey berigii hore dadka oo faquuqa qofka qaba Qaaxada, beryo kadib waxaa cadaatay inaanu waxba ahayn, HIV-guna waa sidaas. Waxaan idiin sheegaynaa in qofka faquuqsameeya inaan u aqoonsandoono inuu yahay Dambiile go\u2019aanna waan kasoo saaraynaa ka dowlad ahaan. Waxaan farayaa Hay\u2019adda PAC inay caawiyaan qofkasta oo aan awoodin daawada inuu qaato, waxaan dhowaan soo saaraynaa xeerka lagu dhiqidoona xanuunkan. Waxaan faraya cid kasta oo shaqo kuleh inay ka shaqeeyaan xuquuqda dadka qaba xanuunka.\u201d Ayuu yiri Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.<\/p>\n<p>Wareegtada ayaa u qroneyd.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Markuu arkay:- Dastuurka D Puntland Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo<\/p>\n<p>Wuxuu Xeeriyey<\/p>\n<p>Waxaa Dhamme Bashiir Cismaan Cawed loo dalacsiiyey derajada Gaashaanle<\/p>\n<p>Dhamme Bashiir Cismaan Cawed ayaa sidoo kale ah Taliyaha Saldhigga Galbeed ee Garoowe, waxaana cudurka HIV\/AIDS ku riday xaaskiisa.<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha uu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweyne Ku-xigeenku.<\/p>\n<p>Dalacsiinta sarkaalkan ayaa ku soo beegantay maanta oo dunida looga aqoonsaday maalinta cudurka dilaaga ah ee AIDSka. Gaashaanle Bashiir Cawad ayaa ah Taliyaha Saldhigga Galbeed ee Garoowe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sXXuUHQZYLQ\" width=\"898\" height=\"505\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-138827\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78430413_788203784926477_8155125357222035456_n.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78430413_788203784926477_8155125357222035456_n.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78430413_788203784926477_8155125357222035456_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78430413_788203784926477_8155125357222035456_n-768x513.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78430413_788203784926477_8155125357222035456_n-696x465.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78430413_788203784926477_8155125357222035456_n-629x420.jpg 629w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-138828\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78485887_788217631591759_7722947678971101184_n.png\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78485887_788217631591759_7722947678971101184_n.png 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78485887_788217631591759_7722947678971101184_n-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78485887_788217631591759_7722947678971101184_n-768x513.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78485887_788217631591759_7722947678971101184_n-696x465.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78485887_788217631591759_7722947678971101184_n-629x420.png 629w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-138829\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78773407_788201304926725_8101504236719702016_o.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78773407_788201304926725_8101504236719702016_o.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78773407_788201304926725_8101504236719702016_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78773407_788201304926725_8101504236719702016_o-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78773407_788201304926725_8101504236719702016_o-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78773407_788201304926725_8101504236719702016_o-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78773407_788201304926725_8101504236719702016_o-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78773407_788201304926725_8101504236719702016_o-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78773407_788201304926725_8101504236719702016_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-138830\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79237230_788217334925122_429674236303376384_n.png\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79237230_788217334925122_429674236303376384_n.png 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79237230_788217334925122_429674236303376384_n-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79237230_788217334925122_429674236303376384_n-768x513.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79237230_788217334925122_429674236303376384_n-696x465.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79237230_788217334925122_429674236303376384_n-629x420.png 629w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Digreeto ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ahna kusimaha madaxweynaha ayaa Gaashaanle loogu dalacsiiyey Bashiir Cismaan Cawad oo horey u ahaa Kabtan. Bashiir oo ah Taliyaha kantaroolka Galbeed ee magaalada Garowe ayaa dhiirigaliya dadka la nool cudurka HIV\/AIDS oo bulshada dhexdeeda badanaa kala kulma takoor. \u201cWaxaan maqli jirey berigii hore dadka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138824,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138823","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO PUNTLAND oo dallacsiisay sarkaal sheegay inuu qabo cudurka HIV\/AIDS - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO PUNTLAND oo dallacsiisay sarkaal sheegay inuu qabo cudurka HIV\/AIDS - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Digreeto ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ahna kusimaha madaxweynaha ayaa Gaashaanle loogu dalacsiiyey Bashiir Cismaan Cawad oo horey u ahaa Kabtan. Bashiir oo ah Taliyaha kantaroolka Galbeed ee magaalada Garowe ayaa dhiirigaliya dadka la nool cudurka HIV\/AIDS oo bulshada dhexdeeda badanaa kala kulma takoor. \u201cWaxaan maqli jirey berigii hore dadka oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-01T17:23:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-01T17:27:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"730\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"485\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/\",\"name\":\"DAAWO PUNTLAND oo dallacsiisay sarkaal sheegay inuu qabo cudurka HIV\/AIDS - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture.png\",\"datePublished\":\"2019-12-01T17:23:02+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-01T17:27:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture.png\",\"width\":730,\"height\":485},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO PUNTLAND oo dallacsiisay sarkaal sheegay inuu qabo cudurka HIV\/AIDS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO PUNTLAND oo dallacsiisay sarkaal sheegay inuu qabo cudurka HIV\/AIDS - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO PUNTLAND oo dallacsiisay sarkaal sheegay inuu qabo cudurka HIV\/AIDS - Wardoon","og_description":"Digreeto ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ahna kusimaha madaxweynaha ayaa Gaashaanle loogu dalacsiiyey Bashiir Cismaan Cawad oo horey u ahaa Kabtan. Bashiir oo ah Taliyaha kantaroolka Galbeed ee magaalada Garowe ayaa dhiirigaliya dadka la nool cudurka HIV\/AIDS oo bulshada dhexdeeda badanaa kala kulma takoor. \u201cWaxaan maqli jirey berigii hore dadka oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-01T17:23:02+00:00","article_modified_time":"2019-12-01T17:27:34+00:00","og_image":[{"width":730,"height":485,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/","name":"DAAWO PUNTLAND oo dallacsiisay sarkaal sheegay inuu qabo cudurka HIV\/AIDS - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture.png","datePublished":"2019-12-01T17:23:02+00:00","dateModified":"2019-12-01T17:27:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture.png","width":730,"height":485},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-dallacsiisay-sarkaal-sheegay-inuu-qabo-cudurka-hiv-aids\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO PUNTLAND oo dallacsiisay sarkaal sheegay inuu qabo cudurka HIV\/AIDS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138823"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138823"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138831,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138823\/revisions\/138831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138824"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}