{"id":138876,"date":"2019-12-02T11:34:27","date_gmt":"2019-12-02T08:34:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138876"},"modified":"2019-12-02T11:35:59","modified_gmt":"2019-12-02T08:35:59","slug":"siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/","title":{"rendered":"Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo markale xabsiga dhigay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in markale la xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee ka soo jeeda deegaanada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.<\/p>\n<p>Ciidanka amniga ayaa saacadihii la soo dhaafay xabsiga dhigay siyaasiga oo ku sugnaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>Xariga Muuse Cali Jaamac ayaa waxa uu ka mid yahay tiro siyaasiyiin iyo odayaal habeenadii la soo dhaafay lagu xiray magaaladaasi.<\/p>\n<p>Xubnahan ayaa waxaa lagu eedeeyey inay ka soo horjeedaan maamulka uu hoggaamiyo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo heshiiskii Puntland ay la gashay shirkadda DP World ee hadda maamusha dekedda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>Sidoo kale xariga waxgaradkaan ayaa daba socda, kadib markii shirar ka dhan ah Puntland ay ku qabteen Boosaaso, kuwaas oo lagu dhaliilayey hoggaanka maamulkaasi.<\/p>\n<p>Muuse Cali Jaamac oo si weyn mucaarad ugu ah xukuumadda Deni ayaa ah markii labaad ee la xiro, iyadoo dhawaan xabsiga laga sii daayey,markii lagu waayey dambi.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa waxa ay uga sii dareysaa xiisada ka taagan maamulka Puntland, gaar ahaan gudaha magaalada Boosaaso, taas oo ka sii dareysa marba marka ka dambeysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in markale la xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee ka soo jeeda deegaanada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Ciidanka amniga ayaa saacadihii la soo dhaafay xabsiga dhigay siyaasiga oo ku sugnaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Xariga Muuse Cali Jaamac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138909,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo markale xabsiga dhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo markale xabsiga dhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in markale la xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee ka soo jeeda deegaanada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Ciidanka amniga ayaa saacadihii la soo dhaafay xabsiga dhigay siyaasiga oo ku sugnaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Xariga Muuse Cali Jaamac [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-02T08:34:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-02T08:35:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/\",\"name\":\"Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo markale xabsiga dhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-02T08:34:27+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-02T08:35:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-1.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo markale xabsiga dhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo markale xabsiga dhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo markale xabsiga dhigay - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in markale la xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee ka soo jeeda deegaanada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Ciidanka amniga ayaa saacadihii la soo dhaafay xabsiga dhigay siyaasiga oo ku sugnaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Xariga Muuse Cali Jaamac [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-02T08:34:27+00:00","article_modified_time":"2019-12-02T08:35:59+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/","name":"Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo markale xabsiga dhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-1.jpg","datePublished":"2019-12-02T08:34:27+00:00","dateModified":"2019-12-02T08:35:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-1.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasiga-muuse-cali-jaamac-oo-markale-xabsiga-dhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo markale xabsiga dhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138876"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138910,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138876\/revisions\/138910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138909"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}