{"id":138899,"date":"2019-12-02T00:53:02","date_gmt":"2019-12-01T21:53:02","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=15275"},"modified":"2019-12-02T00:53:02","modified_gmt":"2019-12-01T21:53:02","slug":"barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/","title":{"rendered":"Barcelona Oo Waqtigii Geerida Ka Taqalustay Kooxda Atletico Madrid , Kulan Xaraarad Leh Ayuu Ahaa"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg\" alt title=\"m1\"><\/figure>\n<p>Atletico Madrid iyo Barcelona ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 15-aad ee La Ligaha .<\/p>\n<p>Labada koox ayaa ciyaarta ku biloobay qaab wacan waxa ayna muujiyeen kubad raacasho labada dhinac iyo kubad deg deg a inkastoo Atletico ay arintaas ku sareysay .<\/p>\n<p>Atletico daqiiqaddii 6-aad ayay Barcelona ku sigeen in ay gool ka dhaliyaan iyadoo kubad shabaqa ay ku laadeen ee uu bad baadinayay Firpo ay ku dhacday birta .<\/p>\n<p>Barcelona biloowgaas daafac adag ayay ciyaarayeen xilli Atletico ay ahayeen dhanka weerarka ku wacan waxa uuna goolhayaha Barcelona uu Atletico u diiday gool xaqiiq ahaa si cajiib ahna ayuu u bad baadiyay ka hor inta aysan xariiqinta gaarin waxa ayna aheyd daqiiqaddii 19-aad .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-mh-magazine-content wp-image-15276\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg\" alt width=\"678\" height=\"381\"><\/p>\n<p>Ka dib dhacdadaas ayay Barcelona bilaabeen in kubadda la qeybsadaan Atletico oo ay horay u soo soo dhaqaaqaan balse waxaa halis aheyd Atletico oo kubad deg degsiimo leh ciyaareysay .<\/p>\n<p>Kubaddii ugu halista badneyd Barcelona waxa ay aheyd daqiiqaddii 25-aad ka dib kubad uu soo jiiday Messi ayuu Rakatij ku laaday goosha Atletico balse goolhayaha ayaa qabtay .<\/p>\n<p>Barcelona waxa ay ku tiirsaneyd kubadaha rogaal celiska ah waxa uuna Suarez daqiiqaddii 35-aad ku sigtay gool xilli Atletico daqiiqaddii 39 -aad Atletcio gool fursad cajiib ah uu goolhayaha Barcelona ka badbaadiyay ka dib kubad koorno ka timid ayuu Alvarao Morata madaxeyay<\/p>\n<p>Barcelona qeybtaas hore waa looga fir fircoonaa weerarka tooska ah inkastoo dhamaadkii ay is badel samayeen xaalkooda qadka dhexe uu wacnaaday waxa uuna daafac Barcelona ee Gerard Piqu\u00e9 ku sigtay gool daqiiqadii 41-aad, waxaana lagu nastay bar bar dhac bilaa goolal ah .<\/p>\n<p>Soo Laabashadii , labada koox ciyaar isu dheeli tiran ayay ku bilaabeen xilli Barcelona dagaal ugu jirtay in ay maamulka kubadda la wareegaan .<\/p>\n<p>Marka hanaanka ciyaarta la eego,gool waa laga filan karay labada dhinac waxa ayna Atletico ku halis gilinayeen Barca kubadaha rogaal celiska ah xilli Barcelona iyana ka fikirayeen sidii ay u qiyaameyn lahaayeen Atletico .<\/p>\n<p>Barcelona iyaga ayaa ku wacnaa maamulka kubad haysashada balse Atletico ma aheyn kuwo is dhiibaya waxa ayna ciyaarayeen kubad geesinimo leh , waxaana isku dayada Barcelona hor taagnaa goolhayaha oo dhowr kubad oo ay ku laadeen ku raxeysanayay bad baadinteeda<\/p>\n<p>Atletico badelkii ugu horeeyay ciyaarta ayay sameeyeen waxa ayna soo gliyeen Vitolo oo daqiiqaddii 66-aad loo badalay Felix , waxa ayan Atlletico tagyeen aaga goosha Barca<\/p>\n<p>Messi iyo Suarez oo xal raadis ahaa ayaa mararka qaar dhisayay kubado halis ahaa waxa ayna ciyaarta u muuqatay in Barcelona ay si weyn u da dar wacneyd<\/p>\n<p>Atletico waxaa hor taagnaa goolhayaha Barcelona gool xaqiiq ahaa ayuuna ka bad badiyay Morata daqiiqadii 73-aad waxa Barcelona ka dib soo gilioyen Vidal oo loo saaray Arthur halka Atletico soo giliyeen Lemar oo lo badalay Correa .<\/p>\n<p>Daqiiqaddii 79-aad Barcelona waxa uu dhaawac jilibka ah uu gaaray Pique kadib markii xiddig Atletico ah uu ka taakeeyay jilibka balse ka dib daqiiqado uu banaanka ku qaatay waa u ku laabtay ciyaarta balse wuu ciyaari waaay waxaana daqiqiadi 83 -aad la soo giliyay Umitti .<\/p>\n<p>Dhamaadkii labada koox wax aay soo bandhigeen kubad wacan waa ayna mudnaayeen goolal marka la eego hanaanka ciyaarat xilli Morata uu ahaa baxsad.<\/p>\n<p>Sheekadii la sugayay waa timid , Messi kuabd ayuu soo jiiday wax auu u dhiibtay Suarez oo si wacan ugu sii baasay ka dibna waxa uu toogtay shabaqa Atletico oo ku hubsadsay kubadda daqiiqaddii 86-aad<\/p>\n<p>ka dib goolkaas , Atletico waxa ay isku dayayeen in ay bar bareeyaan aagga goosha&nbsp; Barca waa ay tagayeen balse daafac ayaa hor taagnaa , waxa ayan ciyaarta ku dhamaatay halkaas gool ee ay Barcelona laheyd .<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bVWcf5GaZsw\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Atletico Madrid iyo Barcelona ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 15-aad ee La Ligaha . Labada koox ayaa ciyaarta ku biloobay qaab wacan waxa ayna muujiyeen kubad raacasho labada dhinac iyo kubad deg deg a inkastoo Atletico ay arintaas ku sareysay . Atletico daqiiqaddii 6-aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138900,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Barcelona Oo Waqtigii Geerida Ka Taqalustay Kooxda Atletico Madrid , Kulan Xaraarad Leh Ayuu Ahaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Barcelona Oo Waqtigii Geerida Ka Taqalustay Kooxda Atletico Madrid , Kulan Xaraarad Leh Ayuu Ahaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Atletico Madrid iyo Barcelona ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 15-aad ee La Ligaha . Labada koox ayaa ciyaarta ku biloobay qaab wacan waxa ayna muujiyeen kubad raacasho labada dhinac iyo kubad deg deg a inkastoo Atletico ay arintaas ku sareysay . Atletico daqiiqaddii 6-aad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-01T21:53:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/\",\"name\":\"Barcelona Oo Waqtigii Geerida Ka Taqalustay Kooxda Atletico Madrid , Kulan Xaraarad Leh Ayuu Ahaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-01T21:53:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Barcelona Oo Waqtigii Geerida Ka Taqalustay Kooxda Atletico Madrid , Kulan Xaraarad Leh Ayuu Ahaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Barcelona Oo Waqtigii Geerida Ka Taqalustay Kooxda Atletico Madrid , Kulan Xaraarad Leh Ayuu Ahaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Barcelona Oo Waqtigii Geerida Ka Taqalustay Kooxda Atletico Madrid , Kulan Xaraarad Leh Ayuu Ahaa - Wardoon","og_description":"Atletico Madrid iyo Barcelona ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 15-aad ee La Ligaha . Labada koox ayaa ciyaarta ku biloobay qaab wacan waxa ayna muujiyeen kubad raacasho labada dhinac iyo kubad deg deg a inkastoo Atletico ay arintaas ku sareysay . Atletico daqiiqaddii 6-aad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-01T21:53:02+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/","name":"Barcelona Oo Waqtigii Geerida Ka Taqalustay Kooxda Atletico Madrid , Kulan Xaraarad Leh Ayuu Ahaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg","datePublished":"2019-12-01T21:53:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-waqtigii-geerida-ka-taqalustay-kooxda-atletico-madrid-kulan-xaraarad-leh-ayuu-ahaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Barcelona Oo Waqtigii Geerida Ka Taqalustay Kooxda Atletico Madrid , Kulan Xaraarad Leh Ayuu Ahaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138899"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138899"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138899\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138900"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}