{"id":138914,"date":"2019-12-02T12:12:41","date_gmt":"2019-12-02T09:12:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138914"},"modified":"2019-12-02T12:12:41","modified_gmt":"2019-12-02T09:12:41","slug":"col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/","title":{"rendered":"Col Cali Baalle oo ciidamadii ugu badnaa kala goostay Puntland +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamadani oo tira ahaan dhan 150 askari oo ku qalabaysan gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa lagu soo bandhigay degmada Taleex ee gobolka Sool, kuwaas oo kasoo goostay maamulka Puntland kuna biiray ciidamada maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Saraakiisha hogaaminaysa ciidamadani ku biiray Somaliland ayaa sheegay in ciidankan uu kasoo goostay dhanka Puntland haatan wixii ka dambeeyana ay kamid noqon doonaan ciidamada Somaliland, waxaana munaasibad kooban oo loogu qabtay ciidamadani duleedka degmada Taleex ee gobolka Sool ka hadlay saraakiil iyo wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo dhankiisa kusoo dhoweeyey ciidamadani la sheegay in ay kasoo goosteen Puntland deegaanka Taleex iyo maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiir Koore oo hadal ka jeediyey goobtii lagu soo bandhigay ciidamada ayaa sheegay in uu aqoon wanaagsan u leeyahay sarkaalka lasoo goostay ciidamada ee Cali Baalle oo hore uga tirsanaa ciidamada Daraawiishta Puntland ee aaga Taleex, isagoona sheegay in marar badan ay isku khilaafeen taliyaha siyaasada deegaanka hasa yeeshee maanta Cali Baalle uu wax badan fahmay kuna soo dhowaynayaan ka maamul ahaan ciidamadiisa kamid noqoshada ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay wasiir Koore madaxda Puntland in ay ku ekaadaan deegaanada ay ka taliyaan isla markaasna aysan sheegan waa sida uu hadalka u dhigaye goboladda Sool iyo Sanaag balse ay ku ekaadaan deegaanada ay ku sugan yihiin haatan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Somaliland aysan duulaan ku ahayn Puntland sidoo kalena aysan ka shaqaynayn waxyaabo sababi kara dhibaato ka dhex dhacda labada dhinac ee Puntland iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Korneyl Baalle ayaa la xusuustaa in uu ahaa shakhsiga kaliya ee ugu dhowaa saraakiisha ciidamada gobolka Sool madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash, hasa yeeshee goosashadiisan ayaan si rasmi ah loo ogeyn sababaha ka dambeeya ilaa hada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/eYbgVyRO7RE\" width=\"878\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamadani oo tira ahaan dhan 150 askari oo ku qalabaysan gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa lagu soo bandhigay degmada Taleex ee gobolka Sool, kuwaas oo kasoo goostay maamulka Puntland kuna biiray ciidamada maamulka Somaliland. Saraakiisha hogaaminaysa ciidamadani ku biiray Somaliland ayaa sheegay in ciidankan uu kasoo goostay dhanka Puntland haatan wixii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138914","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Col Cali Baalle oo ciidamadii ugu badnaa kala goostay Puntland +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Col Cali Baalle oo ciidamadii ugu badnaa kala goostay Puntland +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamadani oo tira ahaan dhan 150 askari oo ku qalabaysan gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa lagu soo bandhigay degmada Taleex ee gobolka Sool, kuwaas oo kasoo goostay maamulka Puntland kuna biiray ciidamada maamulka Somaliland. Saraakiisha hogaaminaysa ciidamadani ku biiray Somaliland ayaa sheegay in ciidankan uu kasoo goostay dhanka Puntland haatan wixii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-02T09:12:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/11-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/\",\"name\":\"Col Cali Baalle oo ciidamadii ugu badnaa kala goostay Puntland +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/11-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-02T09:12:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/11-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/11-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Col Cali Baalle oo ciidamadii ugu badnaa kala goostay Puntland +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Col Cali Baalle oo ciidamadii ugu badnaa kala goostay Puntland +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Col Cali Baalle oo ciidamadii ugu badnaa kala goostay Puntland +VIDEO - Wardoon","og_description":"Ciidamadani oo tira ahaan dhan 150 askari oo ku qalabaysan gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa lagu soo bandhigay degmada Taleex ee gobolka Sool, kuwaas oo kasoo goostay maamulka Puntland kuna biiray ciidamada maamulka Somaliland. Saraakiisha hogaaminaysa ciidamadani ku biiray Somaliland ayaa sheegay in ciidankan uu kasoo goostay dhanka Puntland haatan wixii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-02T09:12:41+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/11-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/","name":"Col Cali Baalle oo ciidamadii ugu badnaa kala goostay Puntland +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/11-1.jpg","datePublished":"2019-12-02T09:12:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/11-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/11-1.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/col-cali-baalle-oo-ciidamadii-ugu-badnaa-kala-goostay-puntland-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Col Cali Baalle oo ciidamadii ugu badnaa kala goostay Puntland +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138914"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138914"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138916,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138914\/revisions\/138916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138915"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}