{"id":138930,"date":"2019-12-02T14:56:47","date_gmt":"2019-12-02T11:56:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138930"},"modified":"2019-12-02T14:56:47","modified_gmt":"2019-12-02T11:56:47","slug":"cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/","title":{"rendered":"Cumar Filish oo gudoomiyeyaal degmo cusub magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa guddoomiye u magacaabay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay, Aweys Camuudi .<\/p>\n<p>Camuudi ayaa bedalaya, Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee maamulka degmada Shangaani, marxuumad Sahra Markeyzi oo ka mid aheyd mas\u2019uuliyiintii ku dhintay qaraxii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir 24-kii July ee 2019-ka.<\/p>\n<p>Cabdicasiis Cismaan Jaamac ayaa sidoo kale loo magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee degmada Waaberi, waxaana uu beddelayaa guddoomiyihii hore ee degmadaas Allaha u naxariistee Mahad Cilmi oo ku geeriyooday isla qaraxii 24-kii July ee 2019.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa qeyb ka ah mid uu Duqa Muqdisho ku dar dar gelinayo howlaha shaqo ee uu wado maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dhowaan guddoomiyaha gobolka, Cumar Filish ayaa shaaciyey inuu xilka ka qaadi doono guddoomiyihii wax ka qaban waayo amniga degmadiisa, uuna u magacaabi doono sarkaal ciidan oo Milatari ah, kaas oo wata gaari Cabdi Bile, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa guddoomiye u magacaabay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay, Aweys Camuudi . Camuudi ayaa bedalaya, Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee maamulka degmada Shangaani, marxuumad Sahra Markeyzi oo ka mid aheyd mas\u2019uuliyiintii ku dhintay qaraxii ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138931,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cumar Filish oo gudoomiyeyaal degmo cusub magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cumar Filish oo gudoomiyeyaal degmo cusub magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa guddoomiye u magacaabay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay, Aweys Camuudi . Camuudi ayaa bedalaya, Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee maamulka degmada Shangaani, marxuumad Sahra Markeyzi oo ka mid aheyd mas\u2019uuliyiintii ku dhintay qaraxii ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-02T11:56:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cumar-Filish5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/\",\"name\":\"Cumar Filish oo gudoomiyeyaal degmo cusub magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cumar-Filish5.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-02T11:56:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cumar-Filish5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cumar-Filish5.jpg\",\"width\":696,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cumar Filish oo gudoomiyeyaal degmo cusub magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cumar Filish oo gudoomiyeyaal degmo cusub magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cumar Filish oo gudoomiyeyaal degmo cusub magacaabay - Wardoon","og_description":"Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa guddoomiye u magacaabay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay, Aweys Camuudi . Camuudi ayaa bedalaya, Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee maamulka degmada Shangaani, marxuumad Sahra Markeyzi oo ka mid aheyd mas\u2019uuliyiintii ku dhintay qaraxii ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-02T11:56:47+00:00","og_image":[{"width":696,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cumar-Filish5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/","name":"Cumar Filish oo gudoomiyeyaal degmo cusub magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cumar-Filish5.jpg","datePublished":"2019-12-02T11:56:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cumar-Filish5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cumar-Filish5.jpg","width":696,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-filish-oo-gudoomiyeyaal-degmo-cusub-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cumar Filish oo gudoomiyeyaal degmo cusub magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138930"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138932,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138930\/revisions\/138932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138931"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}