{"id":138986,"date":"2019-12-02T22:15:50","date_gmt":"2019-12-02T19:15:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138986"},"modified":"2019-12-02T22:15:50","modified_gmt":"2019-12-02T19:15:50","slug":"xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/","title":{"rendered":"Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqada laga joojiyey"},"content":{"rendered":"<p>Kadib kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Fulinta ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen inay Shaqadii ka joojiyeen Xoghayihii Xisbiga Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in Shaqada laga joojin karo Xubin kamid ah Xisbiga hadii uu jebiyo Xeer u degsan Xisbiga Himilo Qaran,sidaasina looga joojiyey.<\/p>\n<p>Xubnaha si cad uma sheegin sababta keentay Shaqa joojinta,hayeeshee Xildhibaanka ayaa maalin ka hor kasoo horjeestay War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada oo uu kamid yahay Xisbiga Himilo Qaran kaas oo lagu cambaareeyey Ciidamo Itoobiyaan ah oo la geeyey Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook,kadib War-Saxaafadeedkii Madasha Xisbiyada ayaa waxaa uu ku beeniyey in Ciidamo itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn AMISOM la geeyey Dhuusamareeb,isaga oo sheegay in Ciidamo ka kala socda Jabuuti iyo Itoobiya muddo Saddex bilood ah ku sugan yihiin Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Si kastaba weli Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran kama hadlin Go\u2019aanka xisbiga oo ay ku sheegeen inay Shaqadii ka joojiyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Fulinta ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen inay Shaqadii ka joojiyeen Xoghayihii Xisbiga Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed. Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in Shaqada laga joojin karo Xubin kamid ah Xisbiga hadii uu jebiyo Xeer u degsan Xisbiga Himilo Qaran,sidaasina looga joojiyey. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138987,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqada laga joojiyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqada laga joojiyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kadib kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Fulinta ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen inay Shaqadii ka joojiyeen Xoghayihii Xisbiga Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed. Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in Shaqada laga joojin karo Xubin kamid ah Xisbiga hadii uu jebiyo Xeer u degsan Xisbiga Himilo Qaran,sidaasina looga joojiyey. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-02T19:15:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1575308617925.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"636\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"634\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/\",\"name\":\"Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqada laga joojiyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1575308617925.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-02T19:15:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1575308617925.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1575308617925.jpg\",\"width\":636,\"height\":634},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqada laga joojiyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqada laga joojiyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqada laga joojiyey - Wardoon","og_description":"Kadib kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Fulinta ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen inay Shaqadii ka joojiyeen Xoghayihii Xisbiga Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed. Xubnaha Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in Shaqada laga joojin karo Xubin kamid ah Xisbiga hadii uu jebiyo Xeer u degsan Xisbiga Himilo Qaran,sidaasina looga joojiyey. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-02T19:15:50+00:00","og_image":[{"width":636,"height":634,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1575308617925.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/","name":"Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqada laga joojiyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1575308617925.jpg","datePublished":"2019-12-02T19:15:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1575308617925.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1575308617925.jpg","width":636,"height":634},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xoghayihii-xisbiga-himilo-qaran-oo-shaqada-laga-joojiyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqada laga joojiyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138986"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138988,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138986\/revisions\/138988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138987"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}