{"id":139051,"date":"2019-12-03T09:15:58","date_gmt":"2019-12-03T06:15:58","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=15414"},"modified":"2019-12-03T09:15:58","modified_gmt":"2019-12-03T06:15:58","slug":"barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/","title":{"rendered":"Barcelona Oo Real Madrid Ku Dhaaftay Tartanka Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d\u2019Or"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor.jpg\" alt title=\"15753196256394\"><\/figure>\n<p>Lionel Messi ayaa ku guulaystay Abaalmarinta Ballon d\u2019Or-ka markii 6-aad oo xidhiidh ah Isniintii xalay xilli uu kooxdiisa Barcelona kula guulaystay Abaalmarintii 12-aad ee taariikhda Tartanka.<\/p>\n<p>Kooxda Barcelona ayaa haatan dhaaftay kooxda Real Madrid Kuwaas oo ku guulaystay 11 Abaalmarin Ballon d\u2019Or ah iyada oo ay kooxda Ac Milan iyo Juventus oo min 8 jeer ku guulaystay.<\/p>\n<p>Xiddigii ugu horeeyay ee Barcelona kula guulaystay Abaalmarinta Ballon d\u2019Or ayaa ahaa Xiddiga reer Spain ee Luis Suarez kaas oo kula guulaystay 1960 iyada oo 13 sano ku qaadatay in ay John Cruyff ku guulaystay abaalmarintii 2-aad ee Barcelona ee Abaalmarinta Ballon d\u2019Or ka hor inta uuna sanadkii xigay ku guulaystay abaalmarinta.<\/p>\n<p>Kadib xiddiga Hristo Stoichkov ayaa Barcelona kula guulaystay sanadkii 1994 halka uu Rivaldo kula guulaystay Abaalmarinta 1999 halka Ronaldinho markiisa Abaalmarinta ku guulaystay sanadkii 2005.<\/p>\n<p>Wixii intaas ka dambeeyay Messi ayaa 6 abaalmarin ku guulaystay isaga oo Abaalmarinaha ay kooxdiisu ku guulaystay kor ugu qaaday 12.<\/p>\n<p>Messi ayaa Barcelona ka caawiyay in ay dhaafto kooxda Real Madrid dhanka ku guulaysiga abaalmarinta Ballon d\u2019Or kuwaas oo ku guulaystay 11 Abaalmarin.<\/p>\n<p>Xiddiga Alfredo Di Stefano ayaa ku guulaystay Abaalmarintii ugu horaysay ee Ballon d\u2019Or ee Real Madrid sanadkii 1957 isaga oo mar kale ku guulaystay sanadkii 1959.<\/p>\n<p>Waxa ka dambeeyay xiddigaha Raymond Kopa, Luis Figo, Fabio Cannavaro, Cristiano Ronaldo (4 Jeer) &amp; Luka Modric ayaa Bernabue keenay abaalmarinta.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wJHWhjICzlk\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lionel Messi ayaa ku guulaystay Abaalmarinta Ballon d\u2019Or-ka markii 6-aad oo xidhiidh ah Isniintii xalay xilli uu kooxdiisa Barcelona kula guulaystay Abaalmarintii 12-aad ee taariikhda Tartanka. Kooxda Barcelona ayaa haatan dhaaftay kooxda Real Madrid Kuwaas oo ku guulaystay 11 Abaalmarin Ballon d\u2019Or ah iyada oo ay kooxda Ac Milan iyo Juventus oo min 8 jeer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139052,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-139051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Barcelona Oo Real Madrid Ku Dhaaftay Tartanka Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d\u2019Or - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Barcelona Oo Real Madrid Ku Dhaaftay Tartanka Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d\u2019Or - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Lionel Messi ayaa ku guulaystay Abaalmarinta Ballon d\u2019Or-ka markii 6-aad oo xidhiidh ah Isniintii xalay xilli uu kooxdiisa Barcelona kula guulaystay Abaalmarintii 12-aad ee taariikhda Tartanka. Kooxda Barcelona ayaa haatan dhaaftay kooxda Real Madrid Kuwaas oo ku guulaystay 11 Abaalmarin Ballon d\u2019Or ah iyada oo ay kooxda Ac Milan iyo Juventus oo min 8 jeer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-03T06:15:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/\",\"name\":\"Barcelona Oo Real Madrid Ku Dhaaftay Tartanka Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d\u2019Or - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-03T06:15:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Barcelona Oo Real Madrid Ku Dhaaftay Tartanka Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d\u2019Or\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Barcelona Oo Real Madrid Ku Dhaaftay Tartanka Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d\u2019Or - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Barcelona Oo Real Madrid Ku Dhaaftay Tartanka Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d\u2019Or - Wardoon","og_description":"Lionel Messi ayaa ku guulaystay Abaalmarinta Ballon d\u2019Or-ka markii 6-aad oo xidhiidh ah Isniintii xalay xilli uu kooxdiisa Barcelona kula guulaystay Abaalmarintii 12-aad ee taariikhda Tartanka. Kooxda Barcelona ayaa haatan dhaaftay kooxda Real Madrid Kuwaas oo ku guulaystay 11 Abaalmarin Ballon d\u2019Or ah iyada oo ay kooxda Ac Milan iyo Juventus oo min 8 jeer [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-03T06:15:58+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/","name":"Barcelona Oo Real Madrid Ku Dhaaftay Tartanka Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d\u2019Or - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor.jpg","datePublished":"2019-12-03T06:15:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barcelona-oo-real-madrid-ku-dhaaftay-tartanka-ku-guulaysiga-abaalmarinta-ballon-dor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Barcelona Oo Real Madrid Ku Dhaaftay Tartanka Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d\u2019Or"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139051"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139051"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139051\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139052"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}