{"id":139106,"date":"2019-12-03T18:50:05","date_gmt":"2019-12-03T15:50:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139106"},"modified":"2019-12-03T18:50:05","modified_gmt":"2019-12-03T15:50:05","slug":"daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/","title":{"rendered":"DAAWO Sheekh Soomow: CC Shakuur waa inuu towbad keenaa"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed Shiikh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuubakar oo loo yaqaan Sheekh Soomow ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa inay jiraan culumo dafirayo xuquuqda Haweenka isla markaasna ku tilmaamayo inay yihiin kuwa caqli iyo Diin yar.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan ayaa culumada ku eedeeyey inay adeegsadeen xadiisyo uu ku sheegay inay yihiin kuwa aan waxba ka jirin oo aan la ogeyn meesha laga keenay.<\/p>\n<p>Sheekh Soomow oo arrintaan ka jawaabayey ayaa sheegay inuu Cabdiraxmaan ku xad gudbay Diinta Islaamka isla markaasna uu inkiray xadiisyo sax ah oo Rasuulka CSW laga soo wariyey sidoo kalana Qur\u2019aanka lagu sheegay.<\/p>\n<p>Sheekh Soomow ayaa tilmaamay in xadiith sax ah oo ay wariyeen Bukhaari iyo Muslim uu rasuulka ku sheegay in haweenka ay yihiin kuwa nusqaan ka ah xagga Diinta iyo Caqliga.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in aayado Qur\u2019aanka ka tirsan lagu sheegay in marka ay haween marqaati noqoneyso ay shardi tahay in laba durmar ah u dhigmaan booska hal nin maadaama ay yar tahay xasuustooda iyo caqligooda.<\/p>\n<p>Sheekh Soomow ayaa hadalka Cabdiraxmaan ku sheegay inay noqoneysa laba arrin midkood:<\/p>\n<p>1- Inuu Jaahil yahay oo uusan cilmi laheyn<br \/>\n2- amainuu si kibir iyo madax adeeg ku saleysan uu u inkirayo xadiisyo laga wariyey rasuulka iyo aadayo Qur\u2019aan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii wuxuu sheegay inuu ugu baaqayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur inuu si deg deg ah arrintaas uga towbad keeno haddii uusan ka towbad keenina ay go\u2019aan qaadan doonaan culimada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kB8Owv5SFIY\" width=\"860\" height=\"715\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed Shiikh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuubakar oo loo yaqaan Sheekh Soomow ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa inay jiraan culumo dafirayo xuquuqda Haweenka isla markaasna ku tilmaamayo inay yihiin kuwa caqli iyo Diin yar. Cabdiraxmaan ayaa culumada ku eedeeyey inay adeegsadeen xadiisyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139106","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Sheekh Soomow: CC Shakuur waa inuu towbad keenaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Sheekh Soomow: CC Shakuur waa inuu towbad keenaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed Shiikh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuubakar oo loo yaqaan Sheekh Soomow ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa inay jiraan culumo dafirayo xuquuqda Haweenka isla markaasna ku tilmaamayo inay yihiin kuwa caqli iyo Diin yar. Cabdiraxmaan ayaa culumada ku eedeeyey inay adeegsadeen xadiisyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-03T15:50:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/\",\"name\":\"DAAWO Sheekh Soomow: CC Shakuur waa inuu towbad keenaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-03T15:50:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Sheekh Soomow: CC Shakuur waa inuu towbad keenaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Sheekh Soomow: CC Shakuur waa inuu towbad keenaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Sheekh Soomow: CC Shakuur waa inuu towbad keenaa - Wardoon","og_description":"Afhayeenka Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed Shiikh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuubakar oo loo yaqaan Sheekh Soomow ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa inay jiraan culumo dafirayo xuquuqda Haweenka isla markaasna ku tilmaamayo inay yihiin kuwa caqli iyo Diin yar. Cabdiraxmaan ayaa culumada ku eedeeyey inay adeegsadeen xadiisyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-03T15:50:05+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/","name":"DAAWO Sheekh Soomow: CC Shakuur waa inuu towbad keenaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page.jpg","datePublished":"2019-12-03T15:50:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-soomow-cc-shakuur-waa-inuu-towbad-keenaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Sheekh Soomow: CC Shakuur waa inuu towbad keenaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139106"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139106"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139108,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139106\/revisions\/139108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139107"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}