{"id":139133,"date":"2019-12-04T02:53:46","date_gmt":"2019-12-03T23:53:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139133"},"modified":"2019-12-04T02:53:46","modified_gmt":"2019-12-03T23:53:46","slug":"sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/","title":{"rendered":"Sheekh Cali Wajiis oo toobadkeen kadalbaday C\/raxmaan C\/shakuur"},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa inay jiraan culumo dafirayo xuquuqda Haweenka isla markaasna ku tilmaamayo inay yihiin kuwa caqli iyo Diin yar.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur horey \u201cloogu ogaa inuu aflagaadeeyo Culumada iyo madaxda talada heyso balse uu hadda kusoo daray inuu ku jeesjeeso Diinta Islaamka\u201d isagoo is waydiiyey haddii ay arrintaas ka tahay kursi jaceyl.<\/p>\n<p>\u201cC\/raxmaan C\/Shakuur aflagaadada culumada iyo madaxda talada heysa waaba lagu ogaaye in uu diinta ku jeesjeeso ma kursi jeceyl ayaa gaarsiiyay?\u201d ayuu yiri Sheekh cali Wajiis oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-139135\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-3.png\" alt=\"\" width=\"535\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-3.png 535w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-3-300x204.png 300w\" sizes=\"(max-width: 535px) 100vw, 535px\" \/><\/p>\n<p>Sheekh Wajiis ayaa tilmaamay inaysan u jawaabin Cabdiraxmaan Cabdishakuur markii uu culumada ku tilmaamay inay yihiin kuwa u shaqeeyo Dowladda maadaama uu sheegay in ceydooda iyo amaantoodaba aysan qadiyad u aheyn balse aysan aqbalin karin in hadalka Rasuulka SCW lagu tilmaamo mid been ah laguna jees jeeso sida uu hadalka u dhigay isla markaasna ay arrintaan tahay mid aad u culus oo muslimiinta aysan u dulqaadan karin.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Sheekh Wajiis ayaa yiri \u201cWalaalkey markuu culumada ku tilmaamay culumaa\u2019u sulda anagu uma jawaabin waayoo anaga caydeena iyo amaanteena qadiyad nooma aha laakin in Qowlkii Nabi muxamad \u0635\u0644\u064a \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u064a\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645 lagu tilmaamo been laguna jeesjeeso waa arirn aad u culus oo muslimiintu aysan u dul qaadan karin\u201d<\/p>\n<p>\u201cHaddaba C\/rahmaan weli jaanis towbad keen ah ayaa kuu furan ee kasoo laabo munkarkaas oo ha noqon samaan rushdiga Soomaaliya\u201d ayuu hadalkiisa kusoo xiray.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan ayaa dhawaan isagoo Jarmalka kula hadlayey dadweyne Soomaaliyeed sheegay in\u00a0culumada ay adeegsadeen xadiisyo uu ku sheegay inay yihiin kuwa aan waxba ka jirin oo aan la ogeyn meesha laga keenay kuwaas oo sheegaya inuu Nabi Muxumed CWS sheegay in haweenka ay yihiin kuwa nusqaan ka ah dhanka Caqliga iyo Diinta.<\/p>\n<p>Hadiithka uu Cabdiraxmaan diidan yahay ayaa waxaa\u00a0 si wadajir ah usoo wariyey Muslim iyo Bukhaari waxayna culumada isku waafaqsan yihiin inuu yahay xadiithkaas mid saxan oo Nabiga CSW ka sugnaaday, wuxuuna ahaa sida hoos kaaga muuqato.<\/p>\n<p>\u062d\u064e\u062f\u0651\u064e\u062b\u064e\u0646\u064e\u0627 \u0633\u064e\u0639\u0650\u064a\u062f\u064f \u0628\u0652\u0646\u064f \u0623\u064e\u0628\u0650\u064a \u0645\u064e\u0631\u0652\u064a\u064e\u0645\u064e\u060c \u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u0623\u064e\u062e\u0652\u0628\u064e\u0631\u064e\u0646\u064e\u0627 \u0645\u064f\u062d\u064e\u0645\u0651\u064e\u062f\u064f \u0628\u0652\u0646\u064f \u062c\u064e\u0639\u0652\u0641\u064e\u0631\u064d\u060c \u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u0623\u064e\u062e\u0652\u0628\u064e\u0631\u064e\u0646\u0650\u064a \u0632\u064e\u064a\u0652\u062f\u064c \u0640 \u0647\u064f\u0648\u064e \u0627\u0628\u0652\u0646\u064f \u0623\u064e\u0633\u0652\u0644\u064e\u0645\u064e \u0640 \u0639\u064e\u0646\u0652 \u0639\u0650\u064a\u064e\u0627\u0636\u0650 \u0628\u0652\u0646\u0650 \u0639\u064e\u0628\u0652\u062f\u0650 \u0627\u0644\u0644\u0651\u064e\u0647\u0650\u060c \u0639\u064e\u0646\u0652 \u0623\u064e\u0628\u0650\u064a \u0633\u064e\u0639\u0650\u064a\u062f\u064d \u0627\u0644\u0652\u062e\u064f\u062f\u0652\u0631\u0650\u064a\u0651\u0650\u060c \u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u062e\u064e\u0631\u064e\u062c\u064e \u0631\u064e\u0633\u064f\u0648\u0644\u064f \u0627\u0644\u0644\u0651\u064e\u0647\u0650 \u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u064a\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645 \u0641\u0650\u064a \u0623\u064e\u0636\u0652\u062d\u064b\u0649 \u0640 \u0623\u064e\u0648\u0652 \u0641\u0650\u0637\u0652\u0631\u064d \u0640 \u0625\u0650\u0644\u064e\u0649 \u0627\u0644\u0652\u0645\u064f\u0635\u064e\u0644\u0651\u064e\u0649\u060c \u0641\u064e\u0645\u064e\u0631\u0651\u064e \u0639\u064e\u0644\u064e\u0649 \u0627\u0644\u0646\u0651\u0650\u0633\u064e\u0627\u0621\u0650 \u0641\u064e\u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u200f\u201d\u200f \u064a\u064e\u0627 \u0645\u064e\u0639\u0652\u0634\u064e\u0631\u064e \u0627\u0644\u0646\u0651\u0650\u0633\u064e\u0627\u0621\u0650 \u062a\u064e\u0635\u064e\u062f\u0651\u064e\u0642\u0652\u0646\u064e\u060c \u0641\u064e\u0625\u0650\u0646\u0651\u0650\u064a \u0623\u064f\u0631\u0650\u064a\u062a\u064f\u0643\u064f\u0646\u0651\u064e \u0623\u064e\u0643\u0652\u062b\u064e\u0631\u064e \u0623\u064e\u0647\u0652\u0644\u0650 \u0627\u0644\u0646\u0651\u064e\u0627\u0631\u0650 \u200f\u201d\u200f\u200f.\u200f \u0641\u064e\u0642\u064f\u0644\u0652\u0646\u064e \u0648\u064e\u0628\u0650\u0645\u064e \u064a\u064e\u0627 \u0631\u064e\u0633\u064f\u0648\u0644\u064e \u0627\u0644\u0644\u0651\u064e\u0647\u0650 \u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u200f\u201d\u200f \u062a\u064f\u0643\u0652\u062b\u0650\u0631\u0652\u0646\u064e \u0627\u0644\u0644\u0651\u064e\u0639\u0652\u0646\u064e\u060c \u0648\u064e\u062a\u064e\u0643\u0652\u0641\u064f\u0631\u0652\u0646\u064e \u0627\u0644\u0652\u0639\u064e\u0634\u0650\u064a\u0631\u064e\u060c \u0645\u064e\u0627 \u0631\u064e\u0623\u064e\u064a\u0652\u062a\u064f \u0645\u0650\u0646\u0652 \u0646\u064e\u0627\u0642\u0650\u0635\u064e\u0627\u062a\u0650 \u0639\u064e\u0642\u0652\u0644\u064d \u0648\u064e\u062f\u0650\u064a\u0646\u064d \u0623\u064e\u0630\u0652\u0647\u064e\u0628\u064e \u0644\u0650\u0644\u064f\u0628\u0651\u0650 \u0627\u0644\u0631\u0651\u064e\u062c\u064f\u0644\u0650 \u0627\u0644\u0652\u062d\u064e\u0627\u0632\u0650\u0645\u0650 \u0645\u0650\u0646\u0652 \u0625\u0650\u062d\u0652\u062f\u064e\u0627\u0643\u064f\u0646\u0651\u064e \u200f\u201d\u200f\u200f.\u200f \u0642\u064f\u0644\u0652\u0646\u064e \u0648\u064e\u0645\u064e\u0627 \u0646\u064f\u0642\u0652\u0635\u064e\u0627\u0646\u064f \u062f\u0650\u064a\u0646\u0650\u0646\u064e\u0627 \u0648\u064e\u0639\u064e\u0642\u0652\u0644\u0650\u0646\u064e\u0627 \u064a\u064e\u0627 \u0631\u064e\u0633\u064f\u0648\u0644\u064e \u0627\u0644\u0644\u0651\u064e\u0647\u0650 \u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u200f\u201d\u200f \u0623\u064e\u0644\u064e\u064a\u0652\u0633\u064e \u0634\u064e\u0647\u064e\u0627\u062f\u064e\u0629\u064f \u0627\u0644\u0652\u0645\u064e\u0631\u0652\u0623\u064e\u0629\u0650 \u0645\u0650\u062b\u0652\u0644\u064e \u0646\u0650\u0635\u0652\u0641\u0650 \u0634\u064e\u0647\u064e\u0627\u062f\u064e\u0629\u0650 \u0627\u0644\u0631\u0651\u064e\u062c\u064f\u0644\u0650 \u200f\u201d\u200f\u200f.\u200f \u0642\u064f\u0644\u0652\u0646\u064e \u0628\u064e\u0644\u064e\u0649\u200f.\u200f \u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u200f\u201d\u200f \u0641\u064e\u0630\u064e\u0644\u0650\u0643\u064e \u0645\u0650\u0646\u0652 \u0646\u064f\u0642\u0652\u0635\u064e\u0627\u0646\u0650 \u0639\u064e\u0642\u0652\u0644\u0650\u0647\u064e\u0627\u060c \u0623\u064e\u0644\u064e\u064a\u0652\u0633\u064e \u0625\u0650\u0630\u064e\u0627 \u062d\u064e\u0627\u0636\u064e\u062a\u0652 \u0644\u064e\u0645\u0652 \u062a\u064f\u0635\u064e\u0644\u0651\u0650 \u0648\u064e\u0644\u064e\u0645\u0652 \u062a\u064e\u0635\u064f\u0645\u0652 \u200f\u201d\u200f\u200f.\u200f \u0642\u064f\u0644\u0652\u0646\u064e \u0628\u064e\u0644\u064e\u0649\u200f.\u200f \u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u200f\u201d\u200f \u0641\u064e\u0630\u064e\u0644\u0650\u0643\u064e \u0645\u0650\u0646\u0652 \u0646\u064f\u0642\u0652\u0635\u064e\u0627\u0646\u0650 \u062f\u0650\u064a\u0646\u0650\u0647\u064e\u0627 \u200f\u201d\u200f\u200f.\u200f<\/p>\n<p>Waxaa arrintaan horey uga soo jawaabay Sheekh Soomow oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur u sheegay inuu si deg deg ah u towbad keeno haddii kale ay go\u2019aan kasoo saari doonaan culimada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa inay jiraan culumo dafirayo xuquuqda Haweenka isla markaasna ku tilmaamayo inay yihiin kuwa caqli iyo Diin yar. Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur horey \u201cloogu ogaa inuu aflagaadeeyo Culumada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Cali Wajiis oo toobadkeen kadalbaday C\/raxmaan C\/shakuur - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Cali Wajiis oo toobadkeen kadalbaday C\/raxmaan C\/shakuur - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa inay jiraan culumo dafirayo xuquuqda Haweenka isla markaasna ku tilmaamayo inay yihiin kuwa caqli iyo Diin yar. Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur horey \u201cloogu ogaa inuu aflagaadeeyo Culumada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-03T23:53:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/\",\"name\":\"Sheekh Cali Wajiis oo toobadkeen kadalbaday C\/raxmaan C\/shakuur - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-03T23:53:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-2.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Cali Wajiis oo toobadkeen kadalbaday C\/raxmaan C\/shakuur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Cali Wajiis oo toobadkeen kadalbaday C\/raxmaan C\/shakuur - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Cali Wajiis oo toobadkeen kadalbaday C\/raxmaan C\/shakuur - Wardoon","og_description":"Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa inay jiraan culumo dafirayo xuquuqda Haweenka isla markaasna ku tilmaamayo inay yihiin kuwa caqli iyo Diin yar. Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur horey \u201cloogu ogaa inuu aflagaadeeyo Culumada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-03T23:53:46+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/","name":"Sheekh Cali Wajiis oo toobadkeen kadalbaday C\/raxmaan C\/shakuur - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-2.jpg","datePublished":"2019-12-03T23:53:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxresdefault-2.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-oo-toobadkeen-kadalbaday-c-raxmaan-c-shakuur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Cali Wajiis oo toobadkeen kadalbaday C\/raxmaan C\/shakuur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139133"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139133"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139137,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139133\/revisions\/139137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139134"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}