{"id":139138,"date":"2019-12-04T12:08:57","date_gmt":"2019-12-04T09:08:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139138"},"modified":"2019-12-04T12:08:57","modified_gmt":"2019-12-04T09:08:57","slug":"somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/","title":{"rendered":"Somaliland oo ciidankii ugu badanaa geysay buuraleyda Ceerigaabo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka ciidamada Milatariga Somaliland ay dhaq dhaqaaqyo cusub ay ka bilaabeen buuraleyda gobolkaasi, gaar ahaan buurta Karin.<\/p>\n<p>Ilo deegaanka ah ayaa Caasimada Online u sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ay soo buux dhaafiyeen halkaasi, kuwaas oo ka yimid Tukaraq iyo Yubbe.<\/p>\n<p>Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo warramayaa in haatan fariisimo cusub ay ka sameysteen buuraleyda Ceerigaabo, halkaas oo saldhigyo ay ku leeyihiin ciidamo daacad u ah jabhadda hubeysan ee uu hoggaamiyo Korneyl Siciid Caare.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa hadda ah mid kacsan, iyadoona dadka deegaanku ay cabsi ka muujinayaan in dagaal culus uu ka qarxo qeybo ka mid ah gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Korneyl Caare oo ku xoogan gobollada Sool iyo Sanaag ayaa in muddo ah dagaal kula jira maamulka gooni isu taaga ah ee Somaliland.<\/p>\n<p>Dhowaan ayey aheyd markii Jabhaddiisa ay weerar ku qaaday saldhigga ciidanka Booliska Somaliland ee magaalada Ceerigaabo, kaas oo geystay khasaare kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka ciidamada Milatariga Somaliland ay dhaq dhaqaaqyo cusub ay ka bilaabeen buuraleyda gobolkaasi, gaar ahaan buurta Karin. Ilo deegaanka ah ayaa Caasimada Online u sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ay soo buux dhaafiyeen halkaasi, kuwaas oo ka yimid Tukaraq iyo Yubbe. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo ciidankii ugu badanaa geysay buuraleyda Ceerigaabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo ciidankii ugu badanaa geysay buuraleyda Ceerigaabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka ciidamada Milatariga Somaliland ay dhaq dhaqaaqyo cusub ay ka bilaabeen buuraleyda gobolkaasi, gaar ahaan buurta Karin. Ilo deegaanka ah ayaa Caasimada Online u sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ay soo buux dhaafiyeen halkaasi, kuwaas oo ka yimid Tukaraq iyo Yubbe. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-04T09:08:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/18-May-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/\",\"name\":\"Somaliland oo ciidankii ugu badanaa geysay buuraleyda Ceerigaabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/18-May-6.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-04T09:08:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/18-May-6.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/18-May-6.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo ciidankii ugu badanaa geysay buuraleyda Ceerigaabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo ciidankii ugu badanaa geysay buuraleyda Ceerigaabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo ciidankii ugu badanaa geysay buuraleyda Ceerigaabo - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka ciidamada Milatariga Somaliland ay dhaq dhaqaaqyo cusub ay ka bilaabeen buuraleyda gobolkaasi, gaar ahaan buurta Karin. Ilo deegaanka ah ayaa Caasimada Online u sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ay soo buux dhaafiyeen halkaasi, kuwaas oo ka yimid Tukaraq iyo Yubbe. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-04T09:08:57+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/18-May-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/","name":"Somaliland oo ciidankii ugu badanaa geysay buuraleyda Ceerigaabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/18-May-6.jpg","datePublished":"2019-12-04T09:08:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/18-May-6.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/18-May-6.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ciidankii-ugu-badanaa-geysay-buuraleyda-ceerigaabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo ciidankii ugu badanaa geysay buuraleyda Ceerigaabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139138"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139184,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139138\/revisions\/139184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}