{"id":139145,"date":"2019-12-04T01:07:09","date_gmt":"2019-12-03T22:07:09","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=15504"},"modified":"2019-12-04T01:07:09","modified_gmt":"2019-12-03T22:07:09","slug":"man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/","title":{"rendered":"Man City Oo Ku Ciil Baxday Burnley , Ka Dib Ciyaar Dhann Waliba Ka Dhameystirneyd ."},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd.jpg\" alt title=\"City\"><\/figure>\n<p>Man City ayaa nasiinada ugu dirtay Burnley hal gool oo nadiif ah waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 15-ad horyaalka Ingiriiska .<\/p>\n<p>Labada koox ayaa biloowgii soo bandhigay ciyaar u furneyd waliba laheyd fursado waa weyn oo dhanka City ah balse uu u diiday goolhayaha Burnley .<\/p>\n<p>City waxa ay soo bandhigeen ciyaar deg degsiimo leh iyaga ayaana kubadda ka haystay kooxda ay martida u ahaayeen kuwaasi oo kaliya ku tiirsanaa kubadaha rogaal celiska ah .<\/p>\n<p>City si wacan ayay garoonka isugu balaariyeen iyaga ayaana ku sareeyay maamulka qadka dhexe xilli goolka kalia ee lagu nastay uu dhashay daqiiqaddii 24-aad waxaana si cajiib oo qajaf ah ku dhaliyay Gabriel Jesus .<\/p>\n<p>Burnley waxa ay ku tiirsanaayeen kubadaha rogaal celiska ah mararka qaarna halis ayay ahaayeen , wax ayna City kulankaan qaab xoriyad leh u ciyaarayay De Bruyne kaasi kubado cajiib ah dhisayay .<\/p>\n<p>City fursad xaqiiq ah ayay halayeen balse waxaa u diiday goolhayaha Burnley kaasi oo si la yaab leh u bad baadiyay , waxa ayna heerka kubad haysashada City ee qeybtaa shore gaartay %72<\/p>\n<p>Soo laabashadii , City cadadis ayay saareen Burnley waxa ayna u nuglaayeen gool labaad kaasi oo yimid daqiiqaddii 50-aad waxaana dhaliyay Gabriel Jesus ak dib baas u ka helay Bernando Silva .<\/p>\n<p>Sidaas oo ay tahay Burnley , isku dayo kala duwan ayay sameynayeen waxa ayna maciin bidayeen kubadaha rogaal celiska ah balse daafaca City durba waa ay soo celinayeen waxa ayna sheekooyinkaas dhacayeen illaa iyo daqiiqaddii 64-aad<\/p>\n<p>Mna City waxa ay u muuqatay in ay go`an guul mooyee wax kale aysan aqbalayeen waxa ayna Burnley saarayeen cadaadis illaa gool sedexaadoo indho daraandar ah uu dhaliyay Rodri daqiiqaddii 68-aad, waxa ayna City badalkoodii ugu horeeyay sameeyeen daqiiqaddii 72-aad iyadoo la saaray Raheem kaasi oo lagu badalay Mehraz .<\/p>\n<p>Kooxda Burnley waxaa ku adkaa in si sax ah ay kubadda u jiidaan , durbana waa la soo celinayay , waxa ayna dhamadkii ciyaarta u muuqatay mid iska degtay inakstoo City mar waliba goolal raadis aheyd, waxa ayna daqiiqaddi 85-aad soo giliyeen Eric Garcia oo loo badalay Fernandinho.<\/p>\n<p>Daqiiqadihii geerida , dadaalkoodii iyo maamulkii kubadda waxa ay ku keeneen gool 4-aad waxaana dhaliyay Mehraz kaasi oo badal ku soo galay ciyaarta waxa uuna goolkaas dhashay daqiiqaddii 87-aad bale Burnley gool ayay dhaliyeen daqiiqadidi 89-aad, waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay afartaas gool ee ay City laheyd<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lYa1LKOjVSI\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Man City ayaa nasiinada ugu dirtay Burnley hal gool oo nadiif ah waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 15-ad horyaalka Ingiriiska . Labada koox ayaa biloowgii soo bandhigay ciyaar u furneyd waliba laheyd fursado waa weyn oo dhanka City ah balse uu u diiday goolhayaha Burnley . City waxa ay soo bandhigeen ciyaar deg degsiimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139146,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-139145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Man City Oo Ku Ciil Baxday Burnley , Ka Dib Ciyaar Dhann Waliba Ka Dhameystirneyd . - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Man City Oo Ku Ciil Baxday Burnley , Ka Dib Ciyaar Dhann Waliba Ka Dhameystirneyd . - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Man City ayaa nasiinada ugu dirtay Burnley hal gool oo nadiif ah waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 15-ad horyaalka Ingiriiska . Labada koox ayaa biloowgii soo bandhigay ciyaar u furneyd waliba laheyd fursado waa weyn oo dhanka City ah balse uu u diiday goolhayaha Burnley . City waxa ay soo bandhigeen ciyaar deg degsiimo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-03T22:07:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/\",\"name\":\"Man City Oo Ku Ciil Baxday Burnley , Ka Dib Ciyaar Dhann Waliba Ka Dhameystirneyd . - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-03T22:07:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Man City Oo Ku Ciil Baxday Burnley , Ka Dib Ciyaar Dhann Waliba Ka Dhameystirneyd .\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Man City Oo Ku Ciil Baxday Burnley , Ka Dib Ciyaar Dhann Waliba Ka Dhameystirneyd . - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Man City Oo Ku Ciil Baxday Burnley , Ka Dib Ciyaar Dhann Waliba Ka Dhameystirneyd . - Wardoon","og_description":"Man City ayaa nasiinada ugu dirtay Burnley hal gool oo nadiif ah waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 15-ad horyaalka Ingiriiska . Labada koox ayaa biloowgii soo bandhigay ciyaar u furneyd waliba laheyd fursado waa weyn oo dhanka City ah balse uu u diiday goolhayaha Burnley . City waxa ay soo bandhigeen ciyaar deg degsiimo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-03T22:07:09+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/","name":"Man City Oo Ku Ciil Baxday Burnley , Ka Dib Ciyaar Dhann Waliba Ka Dhameystirneyd . - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd.jpg","datePublished":"2019-12-03T22:07:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/man-city-oo-ku-ciil-baxday-burnley-ka-dib-ciyaar-dhann-waliba-ka-dhameystirneyd\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Man City Oo Ku Ciil Baxday Burnley , Ka Dib Ciyaar Dhann Waliba Ka Dhameystirneyd ."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139145"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139145"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139145\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139146"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}