{"id":139237,"date":"2019-12-05T14:54:31","date_gmt":"2019-12-05T11:54:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139237"},"modified":"2019-12-05T14:55:11","modified_gmt":"2019-12-05T11:55:11","slug":"dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogan oo kadhex qarxay Puntland iyo Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed uu ka soconayo duleedka magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxaa uu ka socdaa deegaan lagu Magacaabo Ina diideey oo 15 km dhinaca Bari ka xiga degmada Afbarwaaqo ee Barriga gobalka Mudug, waxaana uu u dhaxeeyey laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda Maamulada Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n<p>Dad ku sugan gobolka Mudug ayaa sheegay in dagaalka oo bilaawday saakay aroortii hore ay ku geeriyoodeen ilaa 8 Ruux halka in ka badan ay ku dhaawacmeen oo labada dhinac ah.<\/p>\n<p>Dadka ku dhaawacmay dagaalka ayaa la soo warinayaa in loo qaaday dhanka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.<\/p>\n<p>Labada maleeshiyo ee dagaalantay ayaa waxaa la sheegay in ay isku heystaan dhul ku yaalla deegaanka lagu dagaalamay, waxaana dagaalkaan uu yahay mid soo laab laabtay.<\/p>\n<p>Ma jiraan weli wax war ah oo ka soo baxay maamulada Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed uu ka soconayo duleedka magaalada Gaalkacyo. Dagaalka ayaa waxaa uu ka socdaa deegaan lagu Magacaabo Ina diideey oo 15 km dhinaca Bari ka xiga degmada Afbarwaaqo ee Barriga gobalka Mudug, waxaana uu u dhaxeeyey laba maleeshiyo beeleed oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139283,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogan oo kadhex qarxay Puntland iyo Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogan oo kadhex qarxay Puntland iyo Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed uu ka soconayo duleedka magaalada Gaalkacyo. Dagaalka ayaa waxaa uu ka socdaa deegaan lagu Magacaabo Ina diideey oo 15 km dhinaca Bari ka xiga degmada Afbarwaaqo ee Barriga gobalka Mudug, waxaana uu u dhaxeeyey laba maleeshiyo beeleed oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-05T11:54:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-05T11:55:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/\",\"name\":\"Dagaal xoogan oo kadhex qarxay Puntland iyo Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-05T11:54:31+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-05T11:55:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-1.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogan oo kadhex qarxay Puntland iyo Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogan oo kadhex qarxay Puntland iyo Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogan oo kadhex qarxay Puntland iyo Galmudug - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed uu ka soconayo duleedka magaalada Gaalkacyo. Dagaalka ayaa waxaa uu ka socdaa deegaan lagu Magacaabo Ina diideey oo 15 km dhinaca Bari ka xiga degmada Afbarwaaqo ee Barriga gobalka Mudug, waxaana uu u dhaxeeyey laba maleeshiyo beeleed oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-05T11:54:31+00:00","article_modified_time":"2019-12-05T11:55:11+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/","name":"Dagaal xoogan oo kadhex qarxay Puntland iyo Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-1.jpg","datePublished":"2019-12-05T11:54:31+00:00","dateModified":"2019-12-05T11:55:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-1.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-kadhexqarxay-puntland-iyo-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogan oo kadhex qarxay Puntland iyo Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139237"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139237"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139285,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139237\/revisions\/139285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139283"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}