{"id":139243,"date":"2019-12-05T01:09:47","date_gmt":"2019-12-04T22:09:47","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=15603"},"modified":"2019-12-05T01:09:47","modified_gmt":"2019-12-04T22:09:47","slug":"liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/","title":{"rendered":"Liverpool Oo U Awood Sheegatay Everton Xilli Ay Aheyd Habeenkii Mane ."},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg\" alt title=\"oriigi\"><\/figure>\n<p>Kooxda Liverpool ayaa nasiinada ugu dirtay Everton 4\/2 ka dib ciyaar maamulkeeda ay ku sareysay kooxda Klopp waxa uuna kulankaanka tirsanaa wareegga 15-aad ee horyaalka Ingiriiska<\/p>\n<p>Liverpool ayaa ciyaarta ku biloowday hab habeysan iyo basaas caqliyaysan , waxa ayna biloowgii ku keeneen Everton gool uu si cajiib ah u baasay Mane kaasi oo laba daafac ka farsameystay una baasay Origi oo shabaqa dhigay daqiiqaddii 6-aad.<\/p>\n<p>Everton waxaa ku adkaa in kubadda ay cagta ku hayaan waliba ay dhanka Liverpoool si sax ah u gaaraan waxa ayna u nuglaayeen gool labaad .<\/p>\n<p>Everton kubad deg degsiimo leh ayay ciyareysay , si wacan ayayna isugu balaarinayeen garoonka waxa ayna mar kale heleen gool labaad waxaana si qurux badan daafaca Everton u gadaal marsiiyay Mane waxaana daqiiqaddii 17-aad dhaliyay Xherdan Shaqiri.<\/p>\n<p>Everton waxa ay ku tiirsaanayeen kubadaha rogaal celiska ah oo ay doonayeen in ay gool ku keenaan , waxa ayna daqiiqaddii 21-aad heleen gool uu saxiixay Michael Keane .<\/p>\n<p>Everton wax niyad jab ah kama qaadin goolkaas kubad qurxoon oo dar dar leh ayay ciyaarayeen halka dhanka daafacana ay ahaayeen kuwo foojigan waxa uuna goolka sedexaad yimid daqiiqaddii 31-aad waxaana qaab qurux badan u dhaliyay Divock Origi kaasi oo kubad uu maamulay shabaqa Everton dhigay .<\/p>\n<p>Everton dhamaadkii isku dayo kala duwan ayay sameysneysay balse daafaca Liverpool waa diidaana , waxaana kulankaan aad u fir fircoonaa Mane oo kubado sameynayay .<\/p>\n<p>Gool afaraad oo ay mudnaayeen ayay dhaliyeen Liverpool ka dib kubad rogaal celis aheyd ayaa waxaa dhaliyay Mane daqiiqaddii 45-aad halka Everton gool labaad ay heleen dhamadkii waqtigii dheeriga ka dib kubad si wacan loo soo dhisay waxaana saxiixay Richarlison .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-mh-magazine-content wp-image-15604\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg\" alt width=\"678\" height=\"381\"><\/p>\n<p>Guud ahaan , Everton waxaa ka muuqatay dabacsanaan dhanka daafac iyo foojignaan la`aan waxaana lagu nastay 4\/2.<\/p>\n<p>Soo laabashadii , ciyaarat qaab qaboow ayay ku bilaabatay mana jirin isku dayo halis ahaa oo ay labada dhinac sameeyeen .<\/p>\n<p>Origi ayaa ahaa baxsad waxa uuna baadi goobayay gool sedexaad xilli Everton ay maciin bidayeen kubadaha rogaal celiska ah balse guud ahaan Livepool iyaga ayaa ku badnaa maamulka kubadda .<\/p>\n<p>Everton mararka qar fursado ayay halayeen waliba afka hore ayay u soo dhaqaaqayaan balse dhameystirka ayaa ka maqnaa waxana la gudboonaa in ay foojignaadaan .<\/p>\n<p>Liverpool daqiiqadii 73-aad wax ay hal mar soo wada giliyeen Henderson iyo Firmino oo loo badalay Lallana iyo Origi si goolal dheeraad ah ay u keenaan xilli ciyaarta aheyd mid furan.<\/p>\n<p>Inkastoo qeybta labaad ay yarayaan kubadaha laadka hadana dhmdkii Liveprool waa ay sameynayeen waxaana xusid mudna in qeybytii hore ay aheyd middii wacnayed<\/p>\n<p>Liverpool daqiiqadihii geerida si wacan u ciyaarayeen gool 5-ad ayay raadinayeen daqaddii 83-ad soo giliiyeen Gomes oo loo badalay Alexander-Arnold waxa ayna 90-kii dhaliyeen gool 5-aad u saxiixay Georginio Wijnaldum<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oaanZFKhS9o\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Liverpool ayaa nasiinada ugu dirtay Everton 4\/2 ka dib ciyaar maamulkeeda ay ku sareysay kooxda Klopp waxa uuna kulankaanka tirsanaa wareegga 15-aad ee horyaalka Ingiriiska Liverpool ayaa ciyaarta ku biloowday hab habeysan iyo basaas caqliyaysan , waxa ayna biloowgii ku keeneen Everton gool uu si cajiib ah u baasay Mane kaasi oo laba daafac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139244,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-139243","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Liverpool Oo U Awood Sheegatay Everton Xilli Ay Aheyd Habeenkii Mane . - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Liverpool Oo U Awood Sheegatay Everton Xilli Ay Aheyd Habeenkii Mane . - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Liverpool ayaa nasiinada ugu dirtay Everton 4\/2 ka dib ciyaar maamulkeeda ay ku sareysay kooxda Klopp waxa uuna kulankaanka tirsanaa wareegga 15-aad ee horyaalka Ingiriiska Liverpool ayaa ciyaarta ku biloowday hab habeysan iyo basaas caqliyaysan , waxa ayna biloowgii ku keeneen Everton gool uu si cajiib ah u baasay Mane kaasi oo laba daafac [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-04T22:09:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/\",\"name\":\"Liverpool Oo U Awood Sheegatay Everton Xilli Ay Aheyd Habeenkii Mane . - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-04T22:09:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Liverpool Oo U Awood Sheegatay Everton Xilli Ay Aheyd Habeenkii Mane .\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Liverpool Oo U Awood Sheegatay Everton Xilli Ay Aheyd Habeenkii Mane . - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Liverpool Oo U Awood Sheegatay Everton Xilli Ay Aheyd Habeenkii Mane . - Wardoon","og_description":"Kooxda Liverpool ayaa nasiinada ugu dirtay Everton 4\/2 ka dib ciyaar maamulkeeda ay ku sareysay kooxda Klopp waxa uuna kulankaanka tirsanaa wareegga 15-aad ee horyaalka Ingiriiska Liverpool ayaa ciyaarta ku biloowday hab habeysan iyo basaas caqliyaysan , waxa ayna biloowgii ku keeneen Everton gool uu si cajiib ah u baasay Mane kaasi oo laba daafac [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-04T22:09:47+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/","name":"Liverpool Oo U Awood Sheegatay Everton Xilli Ay Aheyd Habeenkii Mane . - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg","datePublished":"2019-12-04T22:09:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-u-awood-sheegatay-everton-xilli-ay-aheyd-habeenkii-mane\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Liverpool Oo U Awood Sheegatay Everton Xilli Ay Aheyd Habeenkii Mane ."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139243"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139243"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139243\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139244"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}