{"id":139253,"date":"2019-12-04T21:33:01","date_gmt":"2019-12-04T18:33:01","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=15553"},"modified":"2019-12-04T21:33:01","modified_gmt":"2019-12-04T18:33:01","slug":"sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/","title":{"rendered":"Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Oo La Saadaalliyay, Ayaa Ku Guulaysanaya Prmier League?"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league.jpg\" alt title=\"No-Room-for-Racism-The-Times\"><\/figure>\n<p>Halyeeyga Kooxda chelsea ee Chris Sutton ayaa saadaaliyay sida uu ku dhamaan doono horyaalka premier League xilli ciyaareedkan isaga oo badalay saadaalin uu bixiyay bilowgii xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Chris Sutton ayaa Markii hore Saadaaliyay in ay Man City ku guulaysan doonto horyaalka sidoo kale 3-da boos ee kale ay buuxin doonaan Liverpool, Tottenham &amp; Arsenal.<\/p>\n<p>Kooxda chelsea ayaa guuldaro la kulantay 2-dii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka premier League laakiin Blues ayaa wali ku jirta kaalinta 4-aad iyaga oo 5 dhibcood ka horeeya kooxda Crystal Palace ka hor kulanka caawa.<\/p>\n<p>Kooxda chelsea ayaa kaalinta 3-aad ku dhamaystay xilli ciyaareedkii hore laakiin waxa la filayay in ay xilli ciyaareedkan dhibaatooto sabab la xidhiidha ganaaxa ka saaran suuqa kala iibsiga.<\/p>\n<p>Halyeeyga Blues ee Frank Lampard ayaa kooxda ka haya shaqo fiican laakiin Sutton ayaa sheegay in ay chelsea kaalinta 4-aad kaga dhamaysan doonto kala saraynta premier League.<\/p>\n<p>Isaga oo arintaas ka hadlaya ayuu yidhi\u201d Bilowgii xilli ciyaareedka ma saadaaliyeens sida uu haatan kala saraynta horyaalku yahay\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxan u malaynayaa in aan saadaaliyay Man City oo horyaalka ku guulaysan doonta, Liverpool Iyo Tottenham waxana ay kooxdayda 4-aad ahayd Arsenal\u201d.<\/p>\n<p>\u201cLaakiin waxa aan saadaalin karaa haatan aniga oo saadaalinaya\u201dLiverpool, Man City, Liecester City laakiin hadii uu Jamie Vardy dhaawacmo waxa ay ku noqon doontaa dhib weyn waxana aan kooxda ugu dambaysa ka dhigayaa Chelsea\u201d.<\/p>\n<p><strong>Sii Akhriso: <a href=\"https:\/\/caashaqa.com\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\">Farqiga U Dhexeeya Saaxiibtinimada &amp; Jacaylka<\/a><\/strong><\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oaanZFKhS9o\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Halyeeyga Kooxda chelsea ee Chris Sutton ayaa saadaaliyay sida uu ku dhamaan doono horyaalka premier League xilli ciyaareedkan isaga oo badalay saadaalin uu bixiyay bilowgii xilli ciyaareedkan. Chris Sutton ayaa Markii hore Saadaaliyay in ay Man City ku guulaysan doonto horyaalka sidoo kale 3-da boos ee kale ay buuxin doonaan Liverpool, Tottenham &amp; Arsenal. Kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139254,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-139253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Oo La Saadaalliyay, Ayaa Ku Guulaysanaya Prmier League? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Oo La Saadaalliyay, Ayaa Ku Guulaysanaya Prmier League? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Halyeeyga Kooxda chelsea ee Chris Sutton ayaa saadaaliyay sida uu ku dhamaan doono horyaalka premier League xilli ciyaareedkan isaga oo badalay saadaalin uu bixiyay bilowgii xilli ciyaareedkan. Chris Sutton ayaa Markii hore Saadaaliyay in ay Man City ku guulaysan doonto horyaalka sidoo kale 3-da boos ee kale ay buuxin doonaan Liverpool, Tottenham &amp; Arsenal. Kooxda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-04T18:33:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/\",\"name\":\"Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Oo La Saadaalliyay, Ayaa Ku Guulaysanaya Prmier League? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-04T18:33:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Oo La Saadaalliyay, Ayaa Ku Guulaysanaya Prmier League?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Oo La Saadaalliyay, Ayaa Ku Guulaysanaya Prmier League? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Oo La Saadaalliyay, Ayaa Ku Guulaysanaya Prmier League? - Wardoon","og_description":"Halyeeyga Kooxda chelsea ee Chris Sutton ayaa saadaaliyay sida uu ku dhamaan doono horyaalka premier League xilli ciyaareedkan isaga oo badalay saadaalin uu bixiyay bilowgii xilli ciyaareedkan. Chris Sutton ayaa Markii hore Saadaaliyay in ay Man City ku guulaysan doonto horyaalka sidoo kale 3-da boos ee kale ay buuxin doonaan Liverpool, Tottenham &amp; Arsenal. Kooxda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-04T18:33:01+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/","name":"Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Oo La Saadaalliyay, Ayaa Ku Guulaysanaya Prmier League? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league.jpg","datePublished":"2019-12-04T18:33:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sida-uu-ku-dhamaan-doono-premier-league-oo-la-saadaalliyay-ayaa-ku-guulaysanaya-prmier-league\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Oo La Saadaalliyay, Ayaa Ku Guulaysanaya Prmier League?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139253"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139253"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139253\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139254"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}