{"id":139289,"date":"2019-12-05T15:07:40","date_gmt":"2019-12-05T12:07:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139289"},"modified":"2019-12-05T15:07:40","modified_gmt":"2019-12-05T12:07:40","slug":"df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/","title":{"rendered":"\u201cDF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa sheegay nin dowladda Soomaaliya ay u ogolaatay Shiikh Xasan Daahir Aweys oo u xiran inuu ku baaqo in isaga la dilo, kuna xukumo gaalnimo.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxay u ogolaatay Xasan Daahir Aweis, oo argagixiso ah oo dilay kumanaan dad ah, inuu ku baaqo dilkeyga, iyadoo dowladdu ku taageereyso isaga iyo taageerayaasheeda inay si isku mid ah lagu faafiyo baraha bulshada, Miyaanay caddayn inay dawladdu la shaqayso argagixisada\u201d ayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur oo qoraalkan soo dhigay bartiisa Twitterka.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa yimid markii Xasan Daahir uu bartiisa Facebook soo dhigay muuqaal uu ku tilmaamay C\/raxmaan C\/shakuur inuu ku dhacay gaalnimo kaddib markii uu sheegay inuu ku jees jeesay axaadiis ka sugnaaday Nabi Muxamed (NNKH) isagoo ugu baaqay inuu towbad keeno.<\/p>\n<p>Xiisada u dhexeysa Culimada Soomaalida iyo siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur ayaa u muuqata mid cirka isku soo shareereysa, taasoo ka dambeysay markii siyaasigan lagu eedeeyey inuu inkiray axaadiis ka sugnaatay nebiga NNKH oo ka hadlayey kaalinta haweenku kaga jiraan bulshada, uuna ku tilmaamay axaadiistaas kuwo ay jeebkooda kala soo baxeen culimada qaarkood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa sheegay nin dowladda Soomaaliya ay u ogolaatay Shiikh Xasan Daahir Aweys oo u xiran inuu ku baaqo in isaga la dilo, kuna xukumo gaalnimo. \u201cDowladda Soomaaliya waxay u ogolaatay Xasan Daahir Aweis, oo argagixiso ah oo dilay kumanaan dad ah, inuu ku baaqo dilkeyga, iyadoo dowladdu ku taageereyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139291,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139289","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cDF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cDF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa sheegay nin dowladda Soomaaliya ay u ogolaatay Shiikh Xasan Daahir Aweys oo u xiran inuu ku baaqo in isaga la dilo, kuna xukumo gaalnimo. \u201cDowladda Soomaaliya waxay u ogolaatay Xasan Daahir Aweis, oo argagixiso ah oo dilay kumanaan dad ah, inuu ku baaqo dilkeyga, iyadoo dowladdu ku taageereyso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-05T12:07:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-2-1024x724.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"724\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/\",\"name\":\"\u201cDF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-2.png\",\"datePublished\":\"2019-12-05T12:07:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-2.png\",\"width\":1400,\"height\":990},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cDF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cDF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cDF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa sheegay nin dowladda Soomaaliya ay u ogolaatay Shiikh Xasan Daahir Aweys oo u xiran inuu ku baaqo in isaga la dilo, kuna xukumo gaalnimo. \u201cDowladda Soomaaliya waxay u ogolaatay Xasan Daahir Aweis, oo argagixiso ah oo dilay kumanaan dad ah, inuu ku baaqo dilkeyga, iyadoo dowladdu ku taageereyso [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-05T12:07:40+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":724,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-2-1024x724.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/","name":"\u201cDF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-2.png","datePublished":"2019-12-05T12:07:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-2.png","width":1400,"height":990},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-waxay-u-ogolaatay-xasan-daahir-inuu-ku-baaqo-dilkeyga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cDF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139289"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139292,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139289\/revisions\/139292"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139291"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}