{"id":139293,"date":"2019-12-05T23:08:54","date_gmt":"2019-12-05T20:08:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139293"},"modified":"2019-12-05T23:08:54","modified_gmt":"2019-12-05T20:08:54","slug":"cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/","title":{"rendered":"CC Shakuur: \u201cWaxaa i haysta culimo laba koox ah\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maalmihii ugu dambeeyey cadaadis iyo dhaleeceyn kala kulmayey qaar ka tirsan culimada Soomaaliyeed oo ku eedeeyey inuu inkiray Xadiith saxiix ah ayaa sheegay in hadalkiisa laga bixiyey fasiraad qaldan.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay inuusan marnaba in kirsaneyn xadiith saxiix ah oo laga wariyey Nabi Muxamed CWS, wuxuuna xaqiijiyey inuu rumeysan yahay sax ahaanshaha xadiith-ka oo uu Nabiga ka wariyey saxaabiga Abii Saciid Al-Khudri.<\/p>\n<p>Xadiithkan ayuu Nabiga NNKH ku sheegay in dumarka ay nusqaan ka yihiin dhanka caqliga iyo diinta, kaasoo uu sheegay inuu isaga rumeysan yahay uuna yahay Xadiith sax ah oo laga wariyey Rasuulka CWS.<\/p>\n<p>Balse siyaasi Cabdiraxmaan ayaa sheegay inuu isaga uu dood ka keenay fasiraad ay xadiisthkaas ka bixiyeen qaar ka tirsan culimada, si ay ugu liidaan dumarka, wuxuuna sheegay inay jiraan culumo badan oo islaamka soo maray oo la qabo fikirkiisa ah inuusan marnaba Nabiga xaqirin caqliga iyo diinta dumarka.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayey cambaareynta iyo xukunka ay ku rideen qaar ka tirsan culumada ayuu sheegay in culimada wadda ololaha ka dhanka ah ay yihiin laba nooc oo culimo ah.<\/p>\n<p>Nooca koowaad, ayuu ku sheegay, inay yihiin kuwa \u201cargagixiso ah oo baneystay dhiigga muslimiinta isla markaasna dadka gaaleysiiya\u201d, wuxuuna sheegay inay kooxdaan kula dagaashan yihiin khudbadihiisa iyo aragtiyadiisa ku dhisan naxariista iyo wada noolaanshaha sidaas darteedna uu yahay dagaalka kala dhaxeeyo mid ku wajahan diinta Islaamka iyo macnaheeda.<\/p>\n<p>Nooca labaad ee ka falceliyey hadalkiisa, ayuu ku sheegay, inay yihiin kuwa mushaar ka qaato dowladda lana dajiyey hoteelo loona adeegsanayo kala aragti duwaanshaha siyaasadeed ee u dhaxeeyo isaga iyo dowladda dhexe sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Culumada uu sheegay inay dowladda adeegsaneyso ayuu sheegay inuu ka aamisan yahay inay yihiin culumo ku shaqeeyo fikirka dowladda isla markaasna fiirsado lacagtooda.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in \u201chaddii la dilo ay mas\u2019uul ka tahay dowladda Soomaaliya, oo kusoo kicisay culimo u shaqeysa, si ay u xalaaleyso dilkiisa.\u201d<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-139293-1\" width=\"696\" height=\"391\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/10000000_438458736868597_3856811388345253888_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/10000000_438458736868597_3856811388345253888_n.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/10000000_438458736868597_3856811388345253888_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EaYfA7wpTzU\" width=\"898\" height=\"505\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maalmihii ugu dambeeyey cadaadis iyo dhaleeceyn kala kulmayey qaar ka tirsan culimada Soomaaliyeed oo ku eedeeyey inuu inkiray Xadiith saxiix ah ayaa sheegay in hadalkiisa laga bixiyey fasiraad qaldan. Cabdiraxmaan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay inuusan marnaba in kirsaneyn xadiith saxiix ah oo laga wariyey Nabi Muxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139290,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139293","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>CC Shakuur: \u201cWaxaa i haysta culimo laba koox ah\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"CC Shakuur: \u201cWaxaa i haysta culimo laba koox ah\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maalmihii ugu dambeeyey cadaadis iyo dhaleeceyn kala kulmayey qaar ka tirsan culimada Soomaaliyeed oo ku eedeeyey inuu inkiray Xadiith saxiix ah ayaa sheegay in hadalkiisa laga bixiyey fasiraad qaldan. Cabdiraxmaan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay inuusan marnaba in kirsaneyn xadiith saxiix ah oo laga wariyey Nabi Muxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-05T20:08:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"492\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/\",\"name\":\"CC Shakuur: \u201cWaxaa i haysta culimo laba koox ah\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-1.png\",\"datePublished\":\"2019-12-05T20:08:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-1.png\",\"width\":1400,\"height\":990},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"CC Shakuur: \u201cWaxaa i haysta culimo laba koox ah\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"CC Shakuur: \u201cWaxaa i haysta culimo laba koox ah\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"CC Shakuur: \u201cWaxaa i haysta culimo laba koox ah\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maalmihii ugu dambeeyey cadaadis iyo dhaleeceyn kala kulmayey qaar ka tirsan culimada Soomaaliyeed oo ku eedeeyey inuu inkiray Xadiith saxiix ah ayaa sheegay in hadalkiisa laga bixiyey fasiraad qaldan. Cabdiraxmaan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay inuusan marnaba in kirsaneyn xadiith saxiix ah oo laga wariyey Nabi Muxamed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-05T20:08:54+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-1.png","width":696,"height":492,"type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/","name":"CC Shakuur: \u201cWaxaa i haysta culimo laba koox ah\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-1.png","datePublished":"2019-12-05T20:08:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Abdirahman-Abdishakur-1.png","width":1400,"height":990},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cc-shakuur-waxaa-i-haysta-culimo-laba-koox-ahvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"CC Shakuur: \u201cWaxaa i haysta culimo laba koox ah\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139293"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139295,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139293\/revisions\/139295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139290"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}