{"id":139296,"date":"2019-12-05T23:17:18","date_gmt":"2019-12-05T20:17:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139296"},"modified":"2019-12-05T23:17:18","modified_gmt":"2019-12-05T20:17:18","slug":"sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/","title":{"rendered":"Sheekh Aadan Sunne oo maanta Xabsigalaga siidaayay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda sarre ee Somaliland ayaa maanta dib ugu soo celisay xoriyadiisii Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame \u2018Aadan Sunne\u2019 oo dhamaadkii 2017-ka xabsiga la dhigay.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan Sunne ayaa maanta waxay maxkamadu la sii deysay dhalinyaro la xirneyd oo hore ay maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ugu xukuntay xukuno kala duwan oo u dhaxeeyay sanad iyo sagaal sanno.<\/p>\n<p>Aadan Sunne ayaa sidoo kale waxay Maxkamada gobolku hore ugu xukuntay muddo dhan shan sanno oo xarig ah, iyadoo xiligaasi ay Ciidamada Booliska Somaliland ku eedeynayeen inuu waddo falal amniga lidi ku ah.<\/p>\n<p>Dhalinyarada iyo Sheekh Aadan Sunne ayaa muddo sannado ah u xirnaa eedeymo la xidhiidha kicin dadweyne iyo xaalad abuur ay ka abaabulayeen Somaliland, taasi oo ay maanta maxkamdu amartay in la sii daayo.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan Sunne iyo dhalinyartii hore loola xidhay ee maanta dib u helay xoriyadoodii, ayey maxkamadu ku sheegtay sii deyntooda in lagu waayay wax dambi ah, midaasi oo ka dhigeysa in xabsiga ugu jireen fal dambiyeed aan jirin oo ay horey ugu xukuntay maxkamad.<br \/>\nSomaliland ayaa dhowr jeer oo hore sidan xabsiga u dhigtay Sheekh Aadan Sunne, balse mudada uu xirnaa ee sanadaha ah ayaa ka dhigaysa xadhigii ugu dheeraa ee ay xirto xukuumada Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sarre ee Somaliland ayaa maanta dib ugu soo celisay xoriyadiisii Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame \u2018Aadan Sunne\u2019 oo dhamaadkii 2017-ka xabsiga la dhigay. Sheekh Aadan Sunne ayaa maanta waxay maxkamadu la sii deysay dhalinyaro la xirneyd oo hore ay maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ugu xukuntay xukuno kala duwan oo u dhaxeeyay sanad iyo sagaal sanno. Aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139297,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Aadan Sunne oo maanta Xabsigalaga siidaayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Aadan Sunne oo maanta Xabsigalaga siidaayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda sarre ee Somaliland ayaa maanta dib ugu soo celisay xoriyadiisii Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame \u2018Aadan Sunne\u2019 oo dhamaadkii 2017-ka xabsiga la dhigay. Sheekh Aadan Sunne ayaa maanta waxay maxkamadu la sii deysay dhalinyaro la xirneyd oo hore ay maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ugu xukuntay xukuno kala duwan oo u dhaxeeyay sanad iyo sagaal sanno. Aadan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-05T20:17:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/\",\"name\":\"Sheekh Aadan Sunne oo maanta Xabsigalaga siidaayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-05T20:17:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed.jpg\",\"width\":900,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Aadan Sunne oo maanta Xabsigalaga siidaayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Aadan Sunne oo maanta Xabsigalaga siidaayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Aadan Sunne oo maanta Xabsigalaga siidaayay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda sarre ee Somaliland ayaa maanta dib ugu soo celisay xoriyadiisii Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame \u2018Aadan Sunne\u2019 oo dhamaadkii 2017-ka xabsiga la dhigay. Sheekh Aadan Sunne ayaa maanta waxay maxkamadu la sii deysay dhalinyaro la xirneyd oo hore ay maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ugu xukuntay xukuno kala duwan oo u dhaxeeyay sanad iyo sagaal sanno. Aadan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-05T20:17:18+00:00","og_image":[{"width":900,"height":900,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/","name":"Sheekh Aadan Sunne oo maanta Xabsigalaga siidaayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed.jpg","datePublished":"2019-12-05T20:17:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed.jpg","width":900,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-aadan-sunne-oo-maanta-xabsigalaga-siidaayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Aadan Sunne oo maanta Xabsigalaga siidaayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139296"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139296"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139298,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139296\/revisions\/139298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139297"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}