{"id":139299,"date":"2019-12-06T10:42:22","date_gmt":"2019-12-06T07:42:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139299"},"modified":"2019-12-06T10:42:22","modified_gmt":"2019-12-06T07:42:22","slug":"daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/","title":{"rendered":"Daawo: Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta CC Shakuur"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlay arrinta hadal heynta badan dhalisay ee lagu heysto Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in Cabdiraxmaan uusan aqoon u laheyn xadiithka lagu eedeeyey inuu beeniyey.<\/p>\n<p>Sheekh Umal ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu yahay qofkii ugu horreeyey ee dura ama daciifiya xadiithka rasuulka SCW uu ku sheegay in haweenka ay nusqaan ka yihiin caqliga iyo diinta.<\/p>\n<p>\u201cXadiithka macnihiisa muusan fahmin, waayo markii Nabigeenna Muxamed NNKH uu fasirayay Aayad Qur\u2019aan ah oo Al-baqro ku jirta ayuu ku fasiray oo salka u dhigay, waana dhici kartaa inuu xadiithka fahmay oo kas uu unaqdinayo, ninkaas xadiithka inuu naqdiyo oo duro waxuu u sameynayaa oo hadalkiisa ka cad inuu helo dumar siyaasadda ku taageera, macnihiisuna waxaa u gartay xadiithkaas ma jiree siyaasadda waad gali kartaane hadii aan kursiga helana waan inka qeyb gali doonaahe itaageera\u201d ayuu yiri Sheekh Umal.<\/p>\n<p>Umal oo sii hadlayey ayaa yiri \u201cWaxaana ninkaas ula yaabeyn ragii dalka burburiyay oo dadka qarxiyey oo xasilooni darada hor boodayey ayaa maanta kursiga lagu abaal mariyey, haddana taas intay ka soo tagtay ayey mareysaa in diinta durideeda kuraas nagoola raadiyo\u201d<\/p>\n<p>\u201cMarka uu xadiithka durayo dhinaca kale waxa uu amaanayaa islaan gaalnimo ku weynaatay oo 70 jir ah oo intaa gaalnimo kula ekaatay, culumadii muslimiinta ayuu ku been abuuranayaa oo uu leeyahay xadiithkaas culumadaa meelahaan ka keenkeentay oo jeebkooda kala soo baxday, marka ninkaas waxa uu u baahan yahay in la dhaho adeerow diinta noo nabad gali, waana rajeynayaa inay gabdhaha muslimiinta ah dhihi doonaan\u201d ayuu hadalkiisa Sheekh Umal sii raaciyay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Sheekh Maxamed Umal ayaa sheegay in Cabdiraxmaan uusan masuul muslim hoggaaminkara aheyn, isla markaana uu kula talinayo inuu toobad keeno inta uusan dhiman.<\/p>\n<p>\u201cCabdiraxmaan Cabdishakuur waxaan dhihi lahaa towbadbaa kuu furane towbad keen, Ilaahey u soo noqo towbaddaadana iclaami, kana noqo khaldka aad gashay, towbaddu waa furantahay inta aad nooshahay, sidaas u madna ku hogaamin meysid kursina ku heli maysid Madaxweynana lagaa dhigan mayo, umaddana diinteeda hadaad ku cayaarto aakhira la\u2019aan iyo aduun la\u2019aan baa kugu dhici ee Ilaahey u soo noqo\u201d ayuu hadalkiisa ku soo gaba gabeeyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/66UUEcb4NVI\" width=\"896\" height=\"792\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlay arrinta hadal heynta badan dhalisay ee lagu heysto Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in Cabdiraxmaan uusan aqoon u laheyn xadiithka lagu eedeeyey inuu beeniyey. Sheekh Umal ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu yahay qofkii ugu horreeyey ee dura ama daciifiya xadiithka rasuulka SCW uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139300,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139299","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta CC Shakuur - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta CC Shakuur - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlay arrinta hadal heynta badan dhalisay ee lagu heysto Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in Cabdiraxmaan uusan aqoon u laheyn xadiithka lagu eedeeyey inuu beeniyey. Sheekh Umal ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu yahay qofkii ugu horreeyey ee dura ama daciifiya xadiithka rasuulka SCW uu ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-06T07:42:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"274\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"184\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/\",\"name\":\"Daawo: Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta CC Shakuur - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-06T07:42:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-1.jpg\",\"width\":274,\"height\":184},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta CC Shakuur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta CC Shakuur - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta CC Shakuur - Wardoon","og_description":"&nbsp; Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlay arrinta hadal heynta badan dhalisay ee lagu heysto Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in Cabdiraxmaan uusan aqoon u laheyn xadiithka lagu eedeeyey inuu beeniyey. Sheekh Umal ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu yahay qofkii ugu horreeyey ee dura ama daciifiya xadiithka rasuulka SCW uu ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-06T07:42:22+00:00","og_image":[{"width":274,"height":184,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/","name":"Daawo: Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta CC Shakuur - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-1.jpg","datePublished":"2019-12-06T07:42:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-1.jpg","width":274,"height":184},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-umal-oo-ka-hadlay-arrinta-cc-shakuur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Sheekh Umal oo ka hadlay arrinta CC Shakuur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139299"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139299"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139301,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139299\/revisions\/139301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139300"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}