{"id":139302,"date":"2019-12-06T10:48:51","date_gmt":"2019-12-06T07:48:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139302"},"modified":"2019-12-06T10:48:51","modified_gmt":"2019-12-06T07:48:51","slug":"qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/","title":{"rendered":"Qodobada xil ka xayuubinta Trump oo amar lagu bixiyey in la diyaariyo"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa ku amartay hogaamiyayaasha xisbiga dimqoraadiga inay guda galaan qodobada xil ka-xayuubinta\u201d madaxweyne Trump, ayada oo shaaca ka qaaday \u201cinuu ku xadgudubay awooddii xafiiskiisa.\u201d<\/p>\n<p>Pelosi ayaa sheegtay in madaxweyne Trump, oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, uu meel ku xooray hab-dhaqankii caadiga ahaa ee madaxweynenimo, kuna xadgudbay waajibkii uu ku dheertay ee ilaalinta dastuurka Mareykanka.<\/p>\n<p>Waxay ku eedeysay inuu Ukraine weydiistay inay baaritaan ku sameyso mid ka mid ah musharaxiinta dimoqraadiga ee doonaya inay kula loolamaan doorashada 2020, kaasi oo ah madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden, si taasi ay isaga uga caawiso inuu ka adkaado.<\/p>\n<p>\u201cXaqiiqoyinka lama diidi karo,\u201d ayey tiri Pelosi. \u201cMadaxweynaha wuxuu ku xadgudbay awooddiisa, si danihiisa siyaasadeed ee shakhsiga ah uu uga hormariyo amnigii qaranka.\u201d<\/p>\n<p>Pelosi ayaa ku amartay Jerrold Nadler, oo ah guddoomiyaha Guddiga Cadaaladda ee Aqalka Wakiilada, halkaasi oo arbacadii ay ka billaabatay dhageysiga xil ka-xayuubinta, iyo guddoonka dimoqraadiga inay diyaariyaan qodobada xil ka-xayuubinta.<\/p>\n<p>Inkasta oo Pelosi aysan waqti qaban, haddana Aqalka Wakiilada ee ay maamulaan Dimoqraadiga ayaa u codeyn kara maamuus ka xayuubinta Trump ka hor ciidda kirismaska ee dhammaadka bishan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa ku amartay hogaamiyayaasha xisbiga dimqoraadiga inay guda galaan qodobada xil ka-xayuubinta\u201d madaxweyne Trump, ayada oo shaaca ka qaaday \u201cinuu ku xadgudubay awooddii xafiiskiisa.\u201d Pelosi ayaa sheegtay in madaxweyne Trump, oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, uu meel ku xooray hab-dhaqankii caadiga ahaa ee madaxweynenimo, kuna xadgudbay waajibkii uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139303,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qodobada xil ka xayuubinta Trump oo amar lagu bixiyey in la diyaariyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qodobada xil ka xayuubinta Trump oo amar lagu bixiyey in la diyaariyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa ku amartay hogaamiyayaasha xisbiga dimqoraadiga inay guda galaan qodobada xil ka-xayuubinta\u201d madaxweyne Trump, ayada oo shaaca ka qaaday \u201cinuu ku xadgudubay awooddii xafiiskiisa.\u201d Pelosi ayaa sheegtay in madaxweyne Trump, oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, uu meel ku xooray hab-dhaqankii caadiga ahaa ee madaxweynenimo, kuna xadgudbay waajibkii uu ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-06T07:48:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/\",\"name\":\"Qodobada xil ka xayuubinta Trump oo amar lagu bixiyey in la diyaariyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-12-06T07:48:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg\",\"width\":640,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qodobada xil ka xayuubinta Trump oo amar lagu bixiyey in la diyaariyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qodobada xil ka xayuubinta Trump oo amar lagu bixiyey in la diyaariyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qodobada xil ka xayuubinta Trump oo amar lagu bixiyey in la diyaariyo - Wardoon","og_description":"Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa ku amartay hogaamiyayaasha xisbiga dimqoraadiga inay guda galaan qodobada xil ka-xayuubinta\u201d madaxweyne Trump, ayada oo shaaca ka qaaday \u201cinuu ku xadgudubay awooddii xafiiskiisa.\u201d Pelosi ayaa sheegtay in madaxweyne Trump, oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, uu meel ku xooray hab-dhaqankii caadiga ahaa ee madaxweynenimo, kuna xadgudbay waajibkii uu ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-06T07:48:51+00:00","og_image":[{"width":640,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/","name":"Qodobada xil ka xayuubinta Trump oo amar lagu bixiyey in la diyaariyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg","datePublished":"2019-12-06T07:48:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg","width":640,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qodobada-xil-ka-xayuubinta-trump-oo-amar-lagu-bixiyey-in-la-diyaariyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qodobada xil ka xayuubinta Trump oo amar lagu bixiyey in la diyaariyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139302"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139304,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139302\/revisions\/139304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139303"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}