{"id":139310,"date":"2019-12-06T12:20:30","date_gmt":"2019-12-06T09:20:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139310"},"modified":"2019-12-06T12:20:30","modified_gmt":"2019-12-06T09:20:30","slug":"dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/","title":{"rendered":"Dr. Baadiyow:\u201d Saxna maahan in Diinta Islaamka shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Dr.Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow oo horey isugu soo sharaxay xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan qaar ka tirsan Culumada Soomaaliyeed iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.<\/p>\n<p>Dr. Baadiyow ayaa ku taliyey inaysan habooneyn wax fiicana aheyn in la gaaleysiiyo qof muslim ah isla markaasna aysan koox gaar ah is xijin Diinta Islaamka.<\/p>\n<p>\u201d Ma haboona, saxna maahan in Diinta Islaamka oo dadka Soomaaliyeed wada rumeysan yihiin shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d ayuu yiri .<\/p>\n<p>Dr. Baadiyow ayaa tilmaamay in Shacabka Soomaaliyeed ay la dhibaatoonayaan khilaafyo siyaasadeed lagana fiican yahay in hadda la geliyo mid diimeed.<\/p>\n<p>\u201d Gaaleysiinta qofka Muslimka ah iyo in la baneysto dhiigiisa ma aha mas\u2019uuliyadda shakhsiyaadka, Soomaaliya hadda waxay la rafaneysaa Khilaafyo siyaasadeed waana laga fiican yahay in la buunbuuniyo khilaaf diineed\u2019 Ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Dr-ka ayaa ugu baaqay dadka wado gaaleysiinta iyo khilaaf diineedka inay iska joojiyaan oo ay alle uga cabsadaan.<\/p>\n<p>\u201d Waxaan leeyahay dadka arrintaan wado Alle ka cabsada oo joojiya fadinada\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan Dr. Baadiyow u magacowday Guddomiyaha Gudiga dib u heshiinta Beelaha Galmuduga.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso qoraalka uu soo dhigay bartiisa Facebook:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-139311\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-6.png\" alt=\"\" width=\"524\" height=\"306\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-6.png 524w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-6-300x175.png 300w\" sizes=\"(max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr.Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow oo horey isugu soo sharaxay xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan qaar ka tirsan Culumada Soomaaliyeed iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Dr. Baadiyow ayaa ku taliyey inaysan habooneyn wax fiicana aheyn in la gaaleysiiyo qof muslim ah isla markaasna aysan koox gaar ah is xijin Diinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139312,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dr. Baadiyow:\u201d Saxna maahan in Diinta Islaamka shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dr. Baadiyow:\u201d Saxna maahan in Diinta Islaamka shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dr.Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow oo horey isugu soo sharaxay xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan qaar ka tirsan Culumada Soomaaliyeed iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Dr. Baadiyow ayaa ku taliyey inaysan habooneyn wax fiicana aheyn in la gaaleysiiyo qof muslim ah isla markaasna aysan koox gaar ah is xijin Diinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-06T09:20:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdiraxmaan-Baadiyow-Halqaran-com-cadaado.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/\",\"name\":\"Dr. Baadiyow:\u201d Saxna maahan in Diinta Islaamka shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdiraxmaan-Baadiyow-Halqaran-com-cadaado.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-12-06T09:20:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdiraxmaan-Baadiyow-Halqaran-com-cadaado.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdiraxmaan-Baadiyow-Halqaran-com-cadaado.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dr. Baadiyow:\u201d Saxna maahan in Diinta Islaamka shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dr. Baadiyow:\u201d Saxna maahan in Diinta Islaamka shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dr. Baadiyow:\u201d Saxna maahan in Diinta Islaamka shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d - Wardoon","og_description":"Dr.Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow oo horey isugu soo sharaxay xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan qaar ka tirsan Culumada Soomaaliyeed iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Dr. Baadiyow ayaa ku taliyey inaysan habooneyn wax fiicana aheyn in la gaaleysiiyo qof muslim ah isla markaasna aysan koox gaar ah is xijin Diinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-06T09:20:30+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdiraxmaan-Baadiyow-Halqaran-com-cadaado.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/","name":"Dr. Baadiyow:\u201d Saxna maahan in Diinta Islaamka shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdiraxmaan-Baadiyow-Halqaran-com-cadaado.jpeg","datePublished":"2019-12-06T09:20:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdiraxmaan-Baadiyow-Halqaran-com-cadaado.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdiraxmaan-Baadiyow-Halqaran-com-cadaado.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-baadiyow-saxna-maahan-in-diinta-islaamka-shakhsiyaad-gaar-ah-dadka-ka-xigsadaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dr. Baadiyow:\u201d Saxna maahan in Diinta Islaamka shakhsiyaad gaar ah dadka ka xigsadaan\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139310"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139313,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139310\/revisions\/139313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139312"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}