{"id":139320,"date":"2019-12-06T23:00:11","date_gmt":"2019-12-06T20:00:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139320"},"modified":"2020-02-25T10:33:17","modified_gmt":"2020-02-25T07:33:17","slug":"daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/","title":{"rendered":"DAAWO  Xasan Dahir oo u soo jawaabay Cabdiraxman Cabdishakuur"},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Xasan Daahir Aweys oo muuqaal cusub soo duubay ayaa ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo dowladda Soomaaliya, oo uu u xiran yahay.<\/p>\n<p>Sheekh Xasan Daahir Aweys waxa uu beeniyey inay dowladda Soomaaliya adeegsato, kadib markii mucaaradka iyo dad kale ay sheegeen in loo isticmaalayo in lagu weeraro dadka siyaasad ahaan ay iska soo horjeedaan dowladda.<\/p>\n<p>Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay siisay qalabka iyo internet-ka uu wax kusoo duubay balse loo sheegay inuusan ka hadlin siyaasadda.<\/p>\n<p>\u201cWaxay igu yiraahdeen siyaasadda ha kadlin, waxaana ku iri \u2018siyaasadda ha ka hadlin sax maaha, lugihii waad iga xirteen, adimadiina waad iga xirteen, afkiina iga xira, oo qalabka iga qaata\u2019.\u201d Ayuu yiri Xasan Daahir Aweys.<\/p>\n<p>Waxa uu shaaca ka qaaday in waxyaabo badan oo aysan haysan dadka kale ee u xiran dowladda isaga loo ogolaaday, sida inuu la kulmo qoyskiisa, taasi oo uu uga mahad-celiyey dowladda. \u201cXitaa caruur ayaa iigu dhalatay aniga oo maxbuus ah\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu muujiyey in cadaadis xooggan oo beesha uu kasoo jeedo uga yimid dowladda, ay qasabtay in waxyaabo badan isaga loogu ogolaadayo.<\/p>\n<p>\u201cMararka qaar qabiil si buu ku wanaagsan yahay,\u201d ayuu yiri Xasan Daahir Aweys.<\/p>\n<p>\u201cNimankan aan u xiranahay waxba igalama dhaxeeyo, xitaa ma xiriirno, mararka qaar askarta ilaalada iga haysa ayaan ayaan iskala macaamilaa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu shaaca ka qaaday in mar ay wada-hadallo u billowdeen isaga iyo madaxda dowladda balse ay burbureen kadib markii uu mowqifkiisa ku adkaystay, wixii markaas ka dambeeyayna aysan dib isku arag.<\/p>\n<p>Xasan Daahir ayaa dhanka kale ku adkeystay inuusan waligiis laaluush iyo lacag xaaraan ah qofka ka qaadan, islamarkaana maanta aysan jirin wax uu haysto oo dhaqaale ahaan uu liito.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iqeDriGgEkw\" width=\"860\" height=\"715\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Xasan Daahir Aweys oo muuqaal cusub soo duubay ayaa ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo dowladda Soomaaliya, oo uu u xiran yahay. Sheekh Xasan Daahir Aweys waxa uu beeniyey inay dowladda Soomaaliya adeegsato, kadib markii mucaaradka iyo dad kale ay sheegeen in loo isticmaalayo in lagu weeraro dadka siyaasad ahaan ay iska soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139321,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xasan Dahir oo u soo jawaabay Cabdiraxman Cabdishakuur - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xasan Dahir oo u soo jawaabay Cabdiraxman Cabdishakuur - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheekh Xasan Daahir Aweys oo muuqaal cusub soo duubay ayaa ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo dowladda Soomaaliya, oo uu u xiran yahay. Sheekh Xasan Daahir Aweys waxa uu beeniyey inay dowladda Soomaaliya adeegsato, kadib markii mucaaradka iyo dad kale ay sheegeen in loo isticmaalayo in lagu weeraro dadka siyaasad ahaan ay iska soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-06T20:00:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-25T07:33:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gettyimages-87981747-2048x2048-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1587\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1037\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/\",\"name\":\"DAAWO Xasan Dahir oo u soo jawaabay Cabdiraxman Cabdishakuur - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gettyimages-87981747-2048x2048-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-06T20:00:11+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-25T07:33:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gettyimages-87981747-2048x2048-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gettyimages-87981747-2048x2048-1.jpg\",\"width\":1587,\"height\":1037},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xasan Dahir oo u soo jawaabay Cabdiraxman Cabdishakuur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xasan Dahir oo u soo jawaabay Cabdiraxman Cabdishakuur - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xasan Dahir oo u soo jawaabay Cabdiraxman Cabdishakuur - Wardoon","og_description":"Sheekh Xasan Daahir Aweys oo muuqaal cusub soo duubay ayaa ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo dowladda Soomaaliya, oo uu u xiran yahay. Sheekh Xasan Daahir Aweys waxa uu beeniyey inay dowladda Soomaaliya adeegsato, kadib markii mucaaradka iyo dad kale ay sheegeen in loo isticmaalayo in lagu weeraro dadka siyaasad ahaan ay iska soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-06T20:00:11+00:00","article_modified_time":"2020-02-25T07:33:17+00:00","og_image":[{"width":1587,"height":1037,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gettyimages-87981747-2048x2048-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/","name":"DAAWO Xasan Dahir oo u soo jawaabay Cabdiraxman Cabdishakuur - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gettyimages-87981747-2048x2048-1.jpg","datePublished":"2019-12-06T20:00:11+00:00","dateModified":"2020-02-25T07:33:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gettyimages-87981747-2048x2048-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gettyimages-87981747-2048x2048-1.jpg","width":1587,"height":1037},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-dahir-oo-u-soo-jawaabay-cabdiraxman-cabdishakuur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xasan Dahir oo u soo jawaabay Cabdiraxman Cabdishakuur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139320"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139322,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139320\/revisions\/139322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139321"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}