{"id":139340,"date":"2019-12-07T11:59:35","date_gmt":"2019-12-07T08:59:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139340"},"modified":"2019-12-07T11:59:35","modified_gmt":"2019-12-07T08:59:35","slug":"xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/","title":{"rendered":"Xaaf oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah DF"},"content":{"rendered":"<p>Amar kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in lagu kala diray Ciidankii gacanta ku hayay Amniga qeybo kamid ah Gobolka Mudug dhanka Dowladd Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dayacday Ciidamadii Gobolka mudug joogay ee dib usoo celiyay Nabadiii Magaladda ka jirtay mudooyinkii dambe.<\/p>\n<p>\u201d Waxaa nasiib daro ah ciidamadii isku dhafka ahaa ee Gaalkacyo joogay waa la dayacay,Wasaaradda Gaashaandhigu wey dayacday,kuwii booliska ahaa boolisku wuu dayacay,waala dayacay wey kala tageen,gaadiidkoodabaa la kala qaatay,waan ka xunahay wixii aan ka soo shaqeynay oo ku soo cidaya beelnay in sidaa deg deg ah ku lumaan,\u201d ayuu yiri madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa hoosta ka xariiqay iney tagayaan magaalada Gaalkacyo,islamarkaan dib boorka kaga jafi doonaan sidii loo soo celin lahaa ciidankii isku dhafka ahaa ee kala tagay,kuwaas oo sugayay amniga magaalada Gaalkacyo dhexdana kaga jiray beelo dagaalamayay.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in amar kasoo baxay Madaxda Dowladda Dhexe ee Soomaaliya lagu kala direy,taasina ay sababtay in dagaal u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeday Galmudug iyo Puntaland uu ka dhaco Deegaanka Af-barwaaqo ee gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amar kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in lagu kala diray Ciidankii gacanta ku hayay Amniga qeybo kamid ah Gobolka Mudug dhanka Dowladd Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dayacday Ciidamadii Gobolka mudug joogay ee dib usoo celiyay Nabadiii Magaladda ka jirtay mudooyinkii dambe. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139341,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139340","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Amar kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in lagu kala diray Ciidankii gacanta ku hayay Amniga qeybo kamid ah Gobolka Mudug dhanka Dowladd Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dayacday Ciidamadii Gobolka mudug joogay ee dib usoo celiyay Nabadiii Magaladda ka jirtay mudooyinkii dambe. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-07T08:59:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Xaaf-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/\",\"name\":\"Xaaf oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Xaaf-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-07T08:59:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Xaaf-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Xaaf-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah DF - Wardoon","og_description":"Amar kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in lagu kala diray Ciidankii gacanta ku hayay Amniga qeybo kamid ah Gobolka Mudug dhanka Dowladd Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dayacday Ciidamadii Gobolka mudug joogay ee dib usoo celiyay Nabadiii Magaladda ka jirtay mudooyinkii dambe. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-07T08:59:35+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Xaaf-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/","name":"Xaaf oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Xaaf-696x464.jpg","datePublished":"2019-12-07T08:59:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Xaaf-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Xaaf-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-ku-dhawaaqay-qorshe-halis-ku-ah-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf oo ku dhawaaqay qorshe halis ku ah DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139340"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139340"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139342,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139340\/revisions\/139342"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139341"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}