{"id":139419,"date":"2019-12-09T11:28:01","date_gmt":"2019-12-09T08:28:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139419"},"modified":"2019-12-09T11:28:01","modified_gmt":"2019-12-09T08:28:01","slug":"dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO XILDHIBAAN FIQI &#8221; WARBAAHINTA DOWLADDA AYAA DACWAD KA GUDBINEYNAA&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi oo ka hadlay kulankii shalay su\u2019aala weydiinta ahaa ee fadhiga golaha shacabka ay ku hor tageen wasiirrada amniga iyo duulista hawada ayaa warbaahinta Qaranka ku eedeeyey inaysan sidii wax u jireen u soo tabin, maadaama iyaga oo kaliya warbaahinta looga ogolaa kulanka.<\/p>\n<p>Fiqi oo u waramayey Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay faaf reeb lagu sameeyey su\u2019aalihii ku wajahnaa wasiirrada iyo sidoo kale jawaabihii ay bixinayeen, isagoo xusay in xildhibaanadii muxaafidka ahaa oo kaliya su\u2019aalahoodii la baahiyey intii kalena la iska reebay, waxuuna ku goodiyey inay taas kula xisaabtami doonaan.<\/p>\n<p>\u201cKulan adag oo taariikhi ah ayuu ahaa oo sidaa ogtihiinba loogu yeeray wasiirada amniga iyo duulista hawada oo lagu weydiinayey su\u2019aalo tira badan oo shacabku ay qabaan oo howlahooda la xariira.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la weydiiyey xubnahaas su\u2019aallo badan oo shacabka Soomaaliyeed ka dhex guuxayey, gaar ahaa cuna qabateyntii Kismaayo, madaxweynayaashii safaradooda laga celiyey iyo howlaha amniga oo dhan, sida dilka guddomiyihii gobolka iyo kii gabadhii Almaas Elman ayaa la weydiinayey, waxaana ayaan darro ah in warbaahintii qaranka oo ku shaqeynaysa canshuurtii shacabka aysan maanta baahin kulankaas muhiimka ah\u201d ayuu yiri Xildhibaan Fiqi.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo sii hadlayey ayaa yiri, \u201cDhacadadii maanta oo dhamaan ay dadku dameynayeen in warbaahintii dowladda ay soo baahi weyso nuxurka dhacdadii ka dhacday hey\u2019addii ugu weyneed dowladda, waxay tirmaan muuqata u tahay sida dalkan uu gacanta ugu galay kaligii talis\u201d.<\/p>\n<p>Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in weriyaha uusan waajib ka saareyn inuu faaf reeb ku sameeyo hadalka xildhibaanka, maadaama hadii dhib ka yimaado uusan shaqo ku laheyn weriyuhu ee qofkii yiri uu ka jawaabayo khalad ka dhaco, isagoo sheegay in warbaahinta madaxa banaanba aysan kala reebin hadalada masuuliyiinta wax dhiba oo uga yimaadana aysan jirin.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii Fiqi ayaa sheegay in isaga iyo xildhibaano kale ay dacwad ka gudbi doonaan warbaahinta dowladda, sidoo kalena ay baarlamaanka hor geynayaan maadaama ay ku shaqeeyaan canshuurta shacabka laga qaado.<\/p>\n<p>\u201cAniga iyo xildhibaano kale waxaan dareen weyn ka qabnaa arintaas waxaana gudbi doonaa dacwad ka dhan ah warbaahinta dowladda, sababta aan u dacweynayno oo golahana aan u hor geynayno waxay tahay canshuurta shacabka ayey ku shaqeysaa inay ugu adeegto ayeyna aheyd, laakiin madaxda kaliya inay u adeegaan oo wararka u fiican kaliya tabiyaan ka yeeli mayno waana la xisaabtami doonaa\u201d ayuu yiri Xildhibaan Fiqi.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-139419-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/XILDHIBAAN-FIQI-WARBAAHINTA-DOWLADDA-AYAA-DACWAD-KALow480x360-Mp4.m4a?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/XILDHIBAAN-FIQI-WARBAAHINTA-DOWLADDA-AYAA-DACWAD-KALow480x360-Mp4.m4a\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/XILDHIBAAN-FIQI-WARBAAHINTA-DOWLADDA-AYAA-DACWAD-KALow480x360-Mp4.m4a<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi oo ka hadlay kulankii shalay su\u2019aala weydiinta ahaa ee fadhiga golaha shacabka ay ku hor tageen wasiirrada amniga iyo duulista hawada ayaa warbaahinta Qaranka ku eedeeyey inaysan sidii wax u jireen u soo tabin, maadaama iyaga oo kaliya warbaahinta looga ogolaa kulanka. Fiqi oo u waramayey Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay faaf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139422,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO XILDHIBAAN FIQI &#039;&#039; WARBAAHINTA DOWLADDA AYAA DACWAD KA GUDBINEYNAA&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO XILDHIBAAN FIQI &#039;&#039; WARBAAHINTA DOWLADDA AYAA DACWAD KA GUDBINEYNAA&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi oo ka hadlay kulankii shalay su\u2019aala weydiinta ahaa ee fadhiga golaha shacabka ay ku hor tageen wasiirrada amniga iyo duulista hawada ayaa warbaahinta Qaranka ku eedeeyey inaysan sidii wax u jireen u soo tabin, maadaama iyaga oo kaliya warbaahinta looga ogolaa kulanka. Fiqi oo u waramayey Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay faaf [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-09T08:28:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/xildhibaan-fiqi-696x500.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/\",\"name\":\"DHAGAYSO XILDHIBAAN FIQI '' WARBAAHINTA DOWLADDA AYAA DACWAD KA GUDBINEYNAA\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/xildhibaan-fiqi-696x500.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-09T08:28:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/xildhibaan-fiqi-696x500.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/xildhibaan-fiqi-696x500.jpg\",\"width\":696,\"height\":500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO XILDHIBAAN FIQI &#8221; WARBAAHINTA DOWLADDA AYAA DACWAD KA GUDBINEYNAA&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO XILDHIBAAN FIQI '' WARBAAHINTA DOWLADDA AYAA DACWAD KA GUDBINEYNAA\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO XILDHIBAAN FIQI '' WARBAAHINTA DOWLADDA AYAA DACWAD KA GUDBINEYNAA\" - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi oo ka hadlay kulankii shalay su\u2019aala weydiinta ahaa ee fadhiga golaha shacabka ay ku hor tageen wasiirrada amniga iyo duulista hawada ayaa warbaahinta Qaranka ku eedeeyey inaysan sidii wax u jireen u soo tabin, maadaama iyaga oo kaliya warbaahinta looga ogolaa kulanka. Fiqi oo u waramayey Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay faaf [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-09T08:28:01+00:00","og_image":[{"width":696,"height":500,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/xildhibaan-fiqi-696x500.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/","name":"DHAGAYSO XILDHIBAAN FIQI '' WARBAAHINTA DOWLADDA AYAA DACWAD KA GUDBINEYNAA\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/xildhibaan-fiqi-696x500.jpg","datePublished":"2019-12-09T08:28:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/xildhibaan-fiqi-696x500.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/xildhibaan-fiqi-696x500.jpg","width":696,"height":500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-xildhibaan-fiqi-warbaahinta-dowladda-ayaa-dacwad-ka-gudbineynaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO XILDHIBAAN FIQI &#8221; WARBAAHINTA DOWLADDA AYAA DACWAD KA GUDBINEYNAA&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139419"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139419"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139423,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139419\/revisions\/139423"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139422"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}