{"id":139427,"date":"2019-12-09T13:52:41","date_gmt":"2019-12-09T10:52:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139427"},"modified":"2019-12-09T13:52:41","modified_gmt":"2019-12-09T10:52:41","slug":"ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/","title":{"rendered":"Ciidanka Somaliland oo Galay Hotel Cusub oo Laga taagay Calanka Somalia+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Magaalada Laas-Caanood ee Gobolka Sool ayaa Maanta waxaa ay si awood ah ku galeen kulana wareegeen Hotel Maanta laga furay Magaaladaas.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliska Soomaaliland oo wata hubka koocyadiisa kala duwna ayaa tegay hotelka, iyaga oo ka dejiyey Calamada Soomaaliya iyo Kenya oo la surey, xilli ay socotay Munaasabad xariga looga jarayey Hotelka.<\/p>\n<p>Sidoo kale ciidamada Soomaaliland ayaa la sheegay in ay xireen qaar kamid ah Milkiilayaasha Hotelka iyo Wariyeyaal halkaasi u tegay soo tebinta daahfurka Hotelkaasi.<\/p>\n<p>Dadkii ku sugnaa Hotelka ayaa badi la sheegay inay goobta ka carareen, kadib markii Ciidamadu tageen Hotelka,sida ay Warbaahinta u sheegeen qaar kamid ah dadkii ka qeyb-galay Munaasabadda furitaanka.<\/p>\n<p>Ujeedka ka dambeysay arintan oo ciidamada Soomaaliland ay ula wareegeen Hotelka ayaa lagu sheegay inay tahay iyagoo kasoo horjeeda Calanka Soomaaliya ee Buluuga ah ee la suray Hotelka, iyada oo ay xusid mudan tahay in Soomaaliland dhowr mar ay xirtay dad Hargeysa ku xirtay dhar loo ekeysiiyey Calanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa horey u sheegtay inay ka go\u2019day Soomaaliya inteeda kale sidaas darteedna aan calan Soomaali ah lagu dhex wadan karin dhulalka uu ka taliyo maamulkaas, waxayna ilaa hadda ku guuleysan la\u2019dahay inay hesho hal wadan oo aqoonsi siiyo.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan madaxtooyada Villa Somalia casuumaad ugu sameysay wiil dhallinyaro oo ay Somaliland xabsi u gelisay inuu dhar Calanka Soomaaliya ah uu ku dhex watay Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-139427 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/2-las\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"714\" height=\"476\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-las.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-las.jpg 714w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-las-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-las-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-las-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/bidhan\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Magaalada Laas-Caanood ee Gobolka Sool ayaa Maanta waxaa ay si awood ah ku galeen kulana wareegeen Hotel Maanta laga furay Magaaladaas. Ciidamada Booliska Soomaaliland oo wata hubka koocyadiisa kala duwna ayaa tegay hotelka, iyaga oo ka dejiyey Calamada Soomaaliya iyo Kenya oo la surey, xilli ay socotay Munaasabad xariga looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139429,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Somaliland oo Galay Hotel Cusub oo Laga taagay Calanka Somalia+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Somaliland oo Galay Hotel Cusub oo Laga taagay Calanka Somalia+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Magaalada Laas-Caanood ee Gobolka Sool ayaa Maanta waxaa ay si awood ah ku galeen kulana wareegeen Hotel Maanta laga furay Magaaladaas. Ciidamada Booliska Soomaaliland oo wata hubka koocyadiisa kala duwna ayaa tegay hotelka, iyaga oo ka dejiyey Calamada Soomaaliya iyo Kenya oo la surey, xilli ay socotay Munaasabad xariga looga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-09T10:52:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/\",\"name\":\"Ciidanka Somaliland oo Galay Hotel Cusub oo Laga taagay Calanka Somalia+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-09T10:52:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Somaliland oo Galay Hotel Cusub oo Laga taagay Calanka Somalia+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Somaliland oo Galay Hotel Cusub oo Laga taagay Calanka Somalia+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Somaliland oo Galay Hotel Cusub oo Laga taagay Calanka Somalia+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Magaalada Laas-Caanood ee Gobolka Sool ayaa Maanta waxaa ay si awood ah ku galeen kulana wareegeen Hotel Maanta laga furay Magaaladaas. Ciidamada Booliska Soomaaliland oo wata hubka koocyadiisa kala duwna ayaa tegay hotelka, iyaga oo ka dejiyey Calamada Soomaaliya iyo Kenya oo la surey, xilli ay socotay Munaasabad xariga looga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-09T10:52:41+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/","name":"Ciidanka Somaliland oo Galay Hotel Cusub oo Laga taagay Calanka Somalia+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg","datePublished":"2019-12-09T10:52:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bidhan.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-somaliland-oo-galay-hotel-cusub-oo-laga-taagay-calanka-somaliasawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Somaliland oo Galay Hotel Cusub oo Laga taagay Calanka Somalia+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139427"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139427"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139430,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139427\/revisions\/139430"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139429"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}