{"id":139504,"date":"2019-12-11T09:23:47","date_gmt":"2019-12-11T06:23:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139504"},"modified":"2019-12-11T09:23:47","modified_gmt":"2019-12-11T06:23:47","slug":"akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"(Akhriso) Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL &#038; khasaaraha ka dhashay"},"content":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah kasoo saaray weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka booliska<\/p>\n<p>WARSAXAAFADEED KU SAABSAN WEERARKII SYL HOTEL \u2013 10 DEC 2019<\/p>\n<p>Waxaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ay soo afjareen weerarkii ay kooxda argaixisada ah ku soo qaadeen Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho iyagoo soo badbaadiyay shacab iyo masuuliyiin kor u dhaafaya 80 oo ku jiray gudaha markii uu weerarku dhacay.<\/p>\n<p>Waxaa weerarka soo qaaday shan qof oo argagixisadu u soo dirtay dhagarta Ummadda Soomaaliyeed kuwaas oo dhammaan la wada dilay.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in shacabka Soomaaliyed ay yihiin kuwa jecel nabadda, ayna si buuxda uga qayb qaateen muddooyinkii la soo dhaafay in laga hortago dhagarta kooxaha argagixisada ah.<\/p>\n<p>Waxaan shacabka ka codsaneenaa in ay sii xoojiyaan wadashaqeynta wanaagsan ee ay haatan la leeyihiin laamaha amniga, annaga oo ugu baaqayna in ay muujiyaan midnimo iyo wadajir.<\/p>\n<p>Waxaan sidoo kale, ku dhiirrigelinaynaa in ay raacaan farriimaha hay\u2019adaha amniga.<\/p>\n<p>Ciidamada Qalabka Sida waxaan ku bogaadinaynaa dadaalladii wax-ku-oolka ahaa iyo hawl-galladii ay ku beegsanayeen argagixisada muddooyinkii la soo dhaafay taasi oo saameynteeda wanaagsan laga dareemay magaalada Muqdisho iyo labada Shabeelle.<\/p>\n<p>Khasaaraha dhimashada sidaan xaqiijinay waa 2 askari oo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida iyo 3 shacab. Sidoo kale waxaa dhaawac fudud soo gaaray 9 qof oo shacab ah iyo 2 askari.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, waxaan idinka codsanaynaa inaad u duceysaan dadkii ku shahiiday weerarkan oo ay kamid yihiin shuhado ka tirsan Ciidamada Qalabka sida iyo shacabka, annaga oo tacsida iyo tiiraanyada la wadaagaynaa qoysaskooda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>====================DHAMMAAD==================<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-139505\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool-169x300.jpg 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool-236x420.jpg 236w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-139506\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"950\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool1-243x300.jpg 243w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool1-324x400.jpg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool1-696x861.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bool1-340x420.jpg 340w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah kasoo saaray weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka booliska WARSAXAAFADEED KU SAABSAN WEERARKII SYL HOTEL \u2013 10 DEC 2019 Waxaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ay soo afjareen weerarkii ay kooxda argaixisada ah ku soo qaadeen Hoteelka SYL ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139494,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL &amp; khasaaraha ka dhashay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL &amp; khasaaraha ka dhashay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah kasoo saaray weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka booliska WARSAXAAFADEED KU SAABSAN WEERARKII SYL HOTEL \u2013 10 DEC 2019 Waxaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ay soo afjareen weerarkii ay kooxda argaixisada ah ku soo qaadeen Hoteelka SYL ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-11T06:23:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/\",\"name\":\"(Akhriso) Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL & khasaaraha ka dhashay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-11T06:23:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL &#038; khasaaraha ka dhashay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL & khasaaraha ka dhashay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL & khasaaraha ka dhashay - Wardoon","og_description":"Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah kasoo saaray weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka booliska WARSAXAAFADEED KU SAABSAN WEERARKII SYL HOTEL \u2013 10 DEC 2019 Waxaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ay soo afjareen weerarkii ay kooxda argaixisada ah ku soo qaadeen Hoteelka SYL ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-11T06:23:47+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/","name":"(Akhriso) Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL & khasaaraha ka dhashay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","datePublished":"2019-12-11T06:23:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taliska-booliska-oo-faahfaahiyey-weerarkii-hotel-syl-khasaaraha-ka-dhashay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) Taliska Booliska oo faahfaahiyey weerarkii hotel SYL &#038; khasaaraha ka dhashay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139504"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139504"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139508,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139504\/revisions\/139508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139494"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}