{"id":139584,"date":"2019-12-12T08:47:08","date_gmt":"2019-12-12T05:47:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139584"},"modified":"2019-12-12T08:47:08","modified_gmt":"2019-12-12T05:47:08","slug":"al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo weerar ku galay xerada Hiilweyne"},"content":{"rendered":"<p>Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa la soo sheegayaa iney weerareen caawa xerada ciidamada milateriga Somalia ee Hiilweyne oo ku taalla meel ku dhow degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo aad u fara ayaa la sheegay iney dhowr jiho ka weerareen xerada oo ay joogeen ciidamo ka tirsan dowlada Somalia oo halkaas fariisin ku lahaa.<\/p>\n<p>Dad ku dhaqan degaano iyo tuulooyin ku dhow xerada Hiilweyne ayaa sheegay iney maqlayeen rasaas culus iyo qaraxyo halkaas ka dhacaya.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada dowlada ay ka baxeen xeradaas, intii uu dagaalku socday, ayna la wareegeen xoogaga Al-shabaab oo dab qabadsiiyey qeybo ka mid xerada.<\/p>\n<p>Lama oga illaa hadda khasaaraha nafeed ee labada dhinac ka soo gaaray weerarkan, mana jiro war ay ka soo saareen, wuxuuna ku soo aadayaa xili 24 saac ka hor koox ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku galeen hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku dileen dhowr qof, qaar kalena ku dhaawaceen ka hor inta aysan soo afjarin weerarka ciidamada amaanka oo saacado badan ka dib wada toogtay dableydaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa la soo sheegayaa iney weerareen caawa xerada ciidamada milateriga Somalia ee Hiilweyne oo ku taalla meel ku dhow degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe. Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo aad u fara ayaa la sheegay iney dhowr jiho ka weerareen xerada oo ay joogeen ciidamo ka tirsan dowlada Somalia oo halkaas fariisin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139585,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo weerar ku galay xerada Hiilweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo weerar ku galay xerada Hiilweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa la soo sheegayaa iney weerareen caawa xerada ciidamada milateriga Somalia ee Hiilweyne oo ku taalla meel ku dhow degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe. Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo aad u fara ayaa la sheegay iney dhowr jiho ka weerareen xerada oo ay joogeen ciidamo ka tirsan dowlada Somalia oo halkaas fariisin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-12T05:47:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191212637117057392891775DSC_1615.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo weerar ku galay xerada Hiilweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191212637117057392891775DSC_1615.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-12T05:47:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191212637117057392891775DSC_1615.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191212637117057392891775DSC_1615.jpg\",\"width\":640,\"height\":425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo weerar ku galay xerada Hiilweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo weerar ku galay xerada Hiilweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo weerar ku galay xerada Hiilweyne - Wardoon","og_description":"Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa la soo sheegayaa iney weerareen caawa xerada ciidamada milateriga Somalia ee Hiilweyne oo ku taalla meel ku dhow degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe. Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo aad u fara ayaa la sheegay iney dhowr jiho ka weerareen xerada oo ay joogeen ciidamo ka tirsan dowlada Somalia oo halkaas fariisin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-12T05:47:08+00:00","og_image":[{"width":640,"height":425,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191212637117057392891775DSC_1615.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/","name":"Al-Shabaab oo weerar ku galay xerada Hiilweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191212637117057392891775DSC_1615.jpg","datePublished":"2019-12-12T05:47:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191212637117057392891775DSC_1615.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191212637117057392891775DSC_1615.jpg","width":640,"height":425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-ku-galay-xerada-hiilweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo weerar ku galay xerada Hiilweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139584"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139586,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139584\/revisions\/139586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}