{"id":139617,"date":"2019-12-12T10:54:52","date_gmt":"2019-12-12T07:54:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139617"},"modified":"2019-12-12T10:54:52","modified_gmt":"2019-12-12T07:54:52","slug":"dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/","title":{"rendered":"Dowlada iyo Ahlu Sunna oo Heshiis Cusub gaaray iyo Xildhibaano badan oo la siiyay Ahlu Sunna"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna ee ku aadanaa arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Wada hadalo maalmihii la soo dhaafay u socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Hoggaanka Ahlusuna ayaa kama dambeys waxaa saaka laga gaaray heshiis buuxa, iyadoo la xaliyay tabashooyinkii dhanka Ahlusuna iyo caqabadihii ku hor-gudbanaa geeddi socodka dhismaha maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Ahlusuna ayaa loo ogolaaday 20 kursi oo Xildhibaanada oo ah qoondada Baarlamaanka Galmudug, kaasoo ka imaanaya 89 kursi ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, waxaana qodobkan ahaa kan ugu weynaa ee ay isku hayeen dowladda Federaalka iyo Ahlusuna, maadaama Ahlusuna dalbaneysay in la siiyo 35 kursi oo qeyb ka ahaa heshiiskii hore.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa lagu xusay in ay gacan ka geysteen Odayaasha Dhaqanka, Ganacsato, Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad magac leh oo kasoo jeeda degaanka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray in Ahlu Sunna iyo Dowladda Soomaaliya ay heshiis ka gaareen khilaafkii taagnaa uuna uga mahadcelinayo Ra\u2019isulwasaare Xasan Cali Kheyre oo dadaal badan ku bixiyey.<\/p>\n<p>\u201d Waxaan soo dhawaynayaa heshiiska laga gaaray kala aragti duwanaanshihii dowlada federaalka iyo Ahlu Suna ee dhismaha Galmudug. Waxaan u mahadcelinayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo waqti badan geliyay sidii arintaan loo xalin lahaa. Waxaa sidoo kale u mahadcelinayaa Wasiirka Arimaha Gudaha, Xildhibaanadii iyo Ganacsatadii ka shaqeeyay in uu miro dhal noqdo heshiiska maanta la gaaray\u201d ayuu yiri Mahad Salaad.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-139618\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78861404_2816293245098116_8980103719114768384_o.jpg\" alt=\"\" width=\"674\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78861404_2816293245098116_8980103719114768384_o.jpg 674w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78861404_2816293245098116_8980103719114768384_o-211x300.jpg 211w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78861404_2816293245098116_8980103719114768384_o-295x420.jpg 295w\" sizes=\"(max-width: 674px) 100vw, 674px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna ee ku aadanaa arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug. Wada hadalo maalmihii la soo dhaafay u socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Hoggaanka Ahlusuna ayaa kama dambeys waxaa saaka laga gaaray heshiis buuxa, iyadoo la xaliyay tabashooyinkii dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139619,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139617","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada iyo Ahlu Sunna oo Heshiis Cusub gaaray iyo Xildhibaano badan oo la siiyay Ahlu Sunna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada iyo Ahlu Sunna oo Heshiis Cusub gaaray iyo Xildhibaano badan oo la siiyay Ahlu Sunna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna ee ku aadanaa arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug. Wada hadalo maalmihii la soo dhaafay u socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Hoggaanka Ahlusuna ayaa kama dambeys waxaa saaka laga gaaray heshiis buuxa, iyadoo la xaliyay tabashooyinkii dhanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-12T07:54:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/\",\"name\":\"Dowlada iyo Ahlu Sunna oo Heshiis Cusub gaaray iyo Xildhibaano badan oo la siiyay Ahlu Sunna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-12T07:54:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images-1.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada iyo Ahlu Sunna oo Heshiis Cusub gaaray iyo Xildhibaano badan oo la siiyay Ahlu Sunna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada iyo Ahlu Sunna oo Heshiis Cusub gaaray iyo Xildhibaano badan oo la siiyay Ahlu Sunna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada iyo Ahlu Sunna oo Heshiis Cusub gaaray iyo Xildhibaano badan oo la siiyay Ahlu Sunna - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna ee ku aadanaa arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug. Wada hadalo maalmihii la soo dhaafay u socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Hoggaanka Ahlusuna ayaa kama dambeys waxaa saaka laga gaaray heshiis buuxa, iyadoo la xaliyay tabashooyinkii dhanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-12T07:54:52+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/","name":"Dowlada iyo Ahlu Sunna oo Heshiis Cusub gaaray iyo Xildhibaano badan oo la siiyay Ahlu Sunna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images-1.jpg","datePublished":"2019-12-12T07:54:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images-1.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-iyo-ahlu-sunna-oo-heshiis-cusub-gaaray-iyo-xildhibaano-badan-oo-la-siiyay-ahlu-sunna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada iyo Ahlu Sunna oo Heshiis Cusub gaaray iyo Xildhibaano badan oo la siiyay Ahlu Sunna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139617"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139620,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139617\/revisions\/139620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139619"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}