{"id":139636,"date":"2019-12-13T19:31:06","date_gmt":"2019-12-13T16:31:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139636"},"modified":"2019-12-13T19:31:06","modified_gmt":"2019-12-13T16:31:06","slug":"puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/","title":{"rendered":"Puntland oo ku fashilantay iney horjoogsato Taliyaha Ciidamada Dhulka DF"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa ku guul-dareystay isku day la rabay in taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliya, General Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo taliska 21-aad ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed looga hor-istaago inay galaan degaanka Towfiiq oo ka tirsan gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Taliyaha iyo xubnaha la socda oo dhawaan gaaray degaano ka mid ah bariga gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in la joojiyo dagaal geystay khasaare badan oo ka dhacay degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq, islamarkaana maleeshiyaadii hubeysanaa ee halkaasi ku sugnaa laga dhaadhiciyo in ay ku qancaan waanwaanta ay wadaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, taliyaha iyo ciidankii uu watay oo shalay gelinkii dambe u dhaqaaqay degaanka Towfiiq oo ay ku sugan yihiin mid ka mid ah beelaha dagaallamay si dhankooda ay kulamo ula qaataan ayna ugu qanciyaan in ay nabad waddaan, ayey Puntland isku dayday inay hor-istaagtoo.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa u diiday taliyaha ciidanka lugta Soomaaliya in uu galo degaanka Towfiiq, waxaana gaaray Towfiiq gudoomiyaha gobolka mudug ee Puntland iyo wasiir ka tirsan Puntland oo dadka degaanka u sheegay in aysan soo gali karin degaanka Towfiiq.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa diiday tallaabadda Puntland, waxaana ay sheegeen in dagaalka ay dad badan ku dhinteen, islamarkaana dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka doonayaan in ay degaanka nabad ka dhigto, maadaama Puntland iyo Galmudug ay horay ugu fashilmeen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii taliyaha ciidanka lugta ayaa galay degaanka Towfiiq, waxaana uu halkaasi kula yeelan doonaa kulamo kala duwan odayaasha dhaqanka. Taliyaha ayaa deegaan ahaan kasoo jeeda Puntland, waxaase dhowaan xilkan u magacaabay madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-139638\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78971575_138195254266986_7029556274530353152_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78971575_138195254266986_7029556274530353152_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78971575_138195254266986_7029556274530353152_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78971575_138195254266986_7029556274530353152_n-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78971575_138195254266986_7029556274530353152_n-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78971575_138195254266986_7029556274530353152_n-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78971575_138195254266986_7029556274530353152_n-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78971575_138195254266986_7029556274530353152_n-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa ku guul-dareystay isku day la rabay in taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliya, General Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo taliska 21-aad ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed looga hor-istaago inay galaan degaanka Towfiiq oo ka tirsan gobolka Mudug. Taliyaha iyo xubnaha la socda oo dhawaan gaaray degaano ka mid ah bariga gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139637,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139636","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo ku fashilantay iney horjoogsato Taliyaha Ciidamada Dhulka DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo ku fashilantay iney horjoogsato Taliyaha Ciidamada Dhulka DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa ku guul-dareystay isku day la rabay in taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliya, General Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo taliska 21-aad ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed looga hor-istaago inay galaan degaanka Towfiiq oo ka tirsan gobolka Mudug. Taliyaha iyo xubnaha la socda oo dhawaan gaaray degaano ka mid ah bariga gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-13T16:31:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"259\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"194\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/\",\"name\":\"Puntland oo ku fashilantay iney horjoogsato Taliyaha Ciidamada Dhulka DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-13T16:31:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-4.jpg\",\"width\":259,\"height\":194},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo ku fashilantay iney horjoogsato Taliyaha Ciidamada Dhulka DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo ku fashilantay iney horjoogsato Taliyaha Ciidamada Dhulka DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo ku fashilantay iney horjoogsato Taliyaha Ciidamada Dhulka DF - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa ku guul-dareystay isku day la rabay in taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliya, General Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo taliska 21-aad ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed looga hor-istaago inay galaan degaanka Towfiiq oo ka tirsan gobolka Mudug. Taliyaha iyo xubnaha la socda oo dhawaan gaaray degaano ka mid ah bariga gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-13T16:31:06+00:00","og_image":[{"width":259,"height":194,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/","name":"Puntland oo ku fashilantay iney horjoogsato Taliyaha Ciidamada Dhulka DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-4.jpg","datePublished":"2019-12-13T16:31:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-4.jpg","width":259,"height":194},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ku-fashilantay-iney-horjoogsato-taliyaha-ciidamada-dhulka-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo ku fashilantay iney horjoogsato Taliyaha Ciidamada Dhulka DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139636"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139636"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139639,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139636\/revisions\/139639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139637"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}