{"id":139715,"date":"2019-12-16T10:30:33","date_gmt":"2019-12-16T07:30:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139715"},"modified":"2019-12-16T10:30:33","modified_gmt":"2019-12-16T07:30:33","slug":"madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/","title":{"rendered":"Madaxii sirdoonka Cabdi Ilay oo la qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wareejiyey madaxii sirdoonka ee maamulkii hore, Cabdi Maxamud Cumar (Iley), kaas oo in muddo ah baxsad ahaa.<\/p>\n<p>Ninkaan oo lagu magacaabo, Mukhtaar Sheekh Suubane ayaa wuxuu ku jiray liiska xubnaha la raadinayey ee dambiyada geystay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ay soo qabteen ciidamada Somaliland, xilli uu ku dhuumaaleysanayey gudaha magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi.<\/p>\n<p>Mukhatar Sheekh Suubane ayaa loo heystaa inuu geystay dambiyo isugu jira dil, kufsi, jir-dil maxaabiis, xilligii uu ahaa madaxii sirdoonka ee maamulkii hore.<\/p>\n<p>Inta badan waxa ay Itoobiya xabsiga dhigtay madaxdii hore ee dowlad deegaanka oo uu ugu horreeyo, Cabdi Maxamed Cumar (Iley) oo dhowr mar maxkamad la soo taagay.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu raad joogay xubno kale oo baxsad ah, kuwaas warqad soo qabasho u jireen maxkamadaha dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Tan iyo markii talada la wareegay, Abiy Axmed ayaa waxa ay isbedallo ka dhaceen dalka Itoobiya, waxaana taasi ay sababtay in meesha uu ka baxo maamulkii Cabdi Iley oo hay\u2019adda xuquuqda aadanaha ku eedeysay inuu geystay tacadiyo xoogan, isagoona la xiray 2018-kii, kadib markii uu is casilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wareejiyey madaxii sirdoonka ee maamulkii hore, Cabdi Maxamud Cumar (Iley), kaas oo in muddo ah baxsad ahaa. Ninkaan oo lagu magacaabo, Mukhtaar Sheekh Suubane ayaa wuxuu ku jiray liiska xubnaha la raadinayey ee dambiyada geystay. Wararka ayaa sheegaya in ay soo qabteen ciidamada Somaliland, xilli uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139716,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139715","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxii sirdoonka Cabdi Ilay oo la qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxii sirdoonka Cabdi Ilay oo la qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wareejiyey madaxii sirdoonka ee maamulkii hore, Cabdi Maxamud Cumar (Iley), kaas oo in muddo ah baxsad ahaa. Ninkaan oo lagu magacaabo, Mukhtaar Sheekh Suubane ayaa wuxuu ku jiray liiska xubnaha la raadinayey ee dambiyada geystay. Wararka ayaa sheegaya in ay soo qabteen ciidamada Somaliland, xilli uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-16T07:30:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdi-iley.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"564\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/\",\"name\":\"Madaxii sirdoonka Cabdi Ilay oo la qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdi-iley.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-16T07:30:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdi-iley.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdi-iley.jpg\",\"width\":1200,\"height\":564},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxii sirdoonka Cabdi Ilay oo la qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxii sirdoonka Cabdi Ilay oo la qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxii sirdoonka Cabdi Ilay oo la qabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wareejiyey madaxii sirdoonka ee maamulkii hore, Cabdi Maxamud Cumar (Iley), kaas oo in muddo ah baxsad ahaa. Ninkaan oo lagu magacaabo, Mukhtaar Sheekh Suubane ayaa wuxuu ku jiray liiska xubnaha la raadinayey ee dambiyada geystay. Wararka ayaa sheegaya in ay soo qabteen ciidamada Somaliland, xilli uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-16T07:30:33+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":564,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdi-iley.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/","name":"Madaxii sirdoonka Cabdi Ilay oo la qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdi-iley.jpg","datePublished":"2019-12-16T07:30:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdi-iley.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Cabdi-iley.jpg","width":1200,"height":564},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxii-sirdoonka-cabdi-ilay-oo-la-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxii sirdoonka Cabdi Ilay oo la qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139715"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139715"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139717,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139715\/revisions\/139717"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139716"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}