{"id":139718,"date":"2019-12-16T10:38:49","date_gmt":"2019-12-16T07:38:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139718"},"modified":"2019-12-16T10:38:49","modified_gmt":"2019-12-16T07:38:49","slug":"erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/","title":{"rendered":"Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo laba Saldhig ciidan oo Mareykanka leeyahay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii shalay ku hanjabay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku yaalla kuwaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka ka dib markii ay Washington ku hanjabtay iney cunnaqabateyn ku soo rogeyso Ankara sabab la xariirta hubka uu Turkigu ka soo iibsanayo Ruushka.<\/p>\n<p>\u201cHaddii loo baahdo, waan xireynaa Incirlik, waanna xiri karnaa Kurecik,\u201d ayuu Erdogan u sheegay telefishinka dowladda taageera ee A Haber. Labadan saldhig ayaa ku yaalla xeebta koonfur-galbeed ee Turkiga ee ku dhow xuduudda dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Erdogan ayaa marka ay xaalad siyaasadeed oo kacsan ka dhex aloosanto dalkiisa iyo Washington waxa uu caadiyan soo hadal qaadaa suurtagalnimada in la xiro labadan saldhig.<\/p>\n<p>Ciidamada cirka ee Mareykanka ayaa saldhigga militari ee Incirlik u isticmaala duqeymaha ay ku qaadaan kooxda la magac-baxday ISIS ee gudaha dalka Suuriya. Saldhigga kale ee Kurecik ayaa martigeliya raadaar weyn oo ay leeyihiin ciidamada isbahaysiga NATO.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Debedda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa todobaadkii hore soo qaaday suurtagalnimada in la xiro labadan saldhig isaga oo ka jawaabayay hanjabaadda Mareykanka ee cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogo Ankara.<\/p>\n<p>Dowadda Turkey ayaa Jimcadii la soo dhaafay u yeertay safiirka Mareykanka ee dalkaasi ka dib markii aqalka sare ee Senate-ka Mareykanku ansixiyey sharci ay horey usoo gudbiyeen aqalka hoose ee Wakiilada kaasi oo xasuuq loogu aqqoonsanayo dilkii 1915 loo gaystay Armeeniyiint. Sharcigan ayaa weli sugaya inuu qalinka ku duugo Madaxweyne Trump.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.reuters.com\/article\/us-turkey-usa-sanctions-incirlik\/turkey-could-close-incirlik-air-base-in-face-of-u-s-threats-erdogan-idUSKBN1YJ0LL\"><span style=\"background-color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii shalay ku hanjabay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku yaalla kuwaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka ka dib markii ay Washington ku hanjabtay iney cunnaqabateyn ku soo rogeyso Ankara sabab la xariirta hubka uu Turkigu ka soo iibsanayo Ruushka. \u201cHaddii loo baahdo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139719,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo laba Saldhig ciidan oo Mareykanka leeyahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo laba Saldhig ciidan oo Mareykanka leeyahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii shalay ku hanjabay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku yaalla kuwaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka ka dib markii ay Washington ku hanjabtay iney cunnaqabateyn ku soo rogeyso Ankara sabab la xariirta hubka uu Turkigu ka soo iibsanayo Ruushka. \u201cHaddii loo baahdo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-16T07:38:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3678765742.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"609\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/\",\"name\":\"Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo laba Saldhig ciidan oo Mareykanka leeyahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3678765742.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-16T07:38:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3678765742.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3678765742.jpg\",\"width\":609,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo laba Saldhig ciidan oo Mareykanka leeyahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo laba Saldhig ciidan oo Mareykanka leeyahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo laba Saldhig ciidan oo Mareykanka leeyahay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii shalay ku hanjabay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku yaalla kuwaas oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka ka dib markii ay Washington ku hanjabtay iney cunnaqabateyn ku soo rogeyso Ankara sabab la xariirta hubka uu Turkigu ka soo iibsanayo Ruushka. \u201cHaddii loo baahdo, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-16T07:38:49+00:00","og_image":[{"width":609,"height":343,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3678765742.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/","name":"Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo laba Saldhig ciidan oo Mareykanka leeyahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3678765742.jpg","datePublished":"2019-12-16T07:38:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3678765742.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/3678765742.jpg","width":609,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-hanjabay-in-uu-xirayo-laba-saldhig-ciidan-oo-mareykanka-leeyahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Erdogan oo ku hanjabay in uu xirayo laba Saldhig ciidan oo Mareykanka leeyahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139718"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139718"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139720,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139718\/revisions\/139720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139719"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}