{"id":139721,"date":"2019-12-16T10:46:51","date_gmt":"2019-12-16T07:46:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139721"},"modified":"2019-12-16T10:46:51","modified_gmt":"2019-12-16T07:46:51","slug":"oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","title":{"rendered":"Oday Al Shabaab dhaawacyada  isbitalada ugayn jiray oo xukun adag lagu riday"},"content":{"rendered":"<p>Axmed Cali Aybakar oo lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshiyaha maleeshiyada Al-shabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu kaga kireeyo guryo magaalada Muqdisho kuwooda xanuunsan iyo in uu uga wakiil ahaa xarumaha caafimaad ee magaalada Muqdisho oo uu ku lahaa wakaalad iyo kor joogtayn inta ay dib ugu noqonayaa maleeshyada.<\/p>\n<p>Axmed oo ay ciidamada amniga xogtiisa hayeen ayaa laga soo qabtay mid kamid ah xarumaha caafimaad ee ku yaalla magaalada Muqdisho, waxaa xilligaas lala qabtay Bukaan Alshabaab ah oo uu ku diiwaan geliyay in uu adeer u yahay<\/p>\n<p>Bishii Luulyo ayay soo qabteen ciidamada Amniga, waxa ayna baaris dheer ku soo wareejiyeen xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida 14-kii September, isla xilligaasi waxa uu garsoorayaasha xafiiska ka codsaday in la geeyo eedeysanaha xabsiga dhexe garsuge ahaan.<\/p>\n<p>Baaris dheer kadib ayay codsadeen xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida in la muddeeyo dhageysiga dacwadda 12-kii November , waxa ayna maxkamadda aqbashay 23-kii bishii tagtay.<\/p>\n<p>Ugu horeynba Maxkamadda ayaa u jeedisay eedda loo heysto Axmed Cali Aybakar ee ah ka mid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in uu u qaabilsanaa Alshabaab xanaaneyta bukaannada Al-shabaab kuwooda dhaawca ah iyo kuwa qaba xanuunada kale, isagoo u kirayn jiray guryaha iyada oo la isticmaalayo magiciisa wakaaladeed.<\/p>\n<p>Axmed Cali Aybakar ayaa ahaa shaqsi ku iibiya agagaarka qubuuraha Barakaat agabka duugitaanka maydka loo isssticmaalo, waxa uu qiraalkiisa ku sheegay in saaxiibkiis ay ka wada shaqeyn jireen waratada dharka xilli hore uu ku qanciyay ku biirista Alshabaab, Axmed guryo ayuu u kireeyay bukaanno ay u soo direen Alshabaab, waxa uu geeyay xaruma caafimaad oo ku kala yaal degmooyinka Hodan iyo Yaaqshiid, sida uu ka hor sheegay fadhiga maxkamadda.<\/p>\n<p>Muumin Xuseen Cabdullaahi ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maxkamadda u sheegay in eedeysanaha cimrigiisa oo kaga faa\u2019ideystay dhagridda dadka, waxa uu Maxkamadda ka hor sheegay in dadka ay ku ixtiraami jireen da\u2019da uu jiro oo la siman 60-ka.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayuu weydiistay in laga qariyo bulshada maadaama uu suurad xumeynayo dadka waayeelka ah ee bulshada nuuc walba ay ku ixtiraamaan da\u2019dooda.<\/p>\n<p>Qareenka u doodayay eedeysanaha ayaa maxkamadda u sheegay in Axmed lagu cadaadiyay shaqada uu hayay, waxa uuna maxkamadda ka codsaday in loo naxariisto maadaama uu da\u2019 yahay.<\/p>\n<p>Garsoorayaasha oo ay ku qaadatay dhagesiga kiiskan saacado ayaa ugu dambeyn go\u2019aamiyay in lagu xukumo 10-sano oo xabsi ciidan ah, sida uu u sheegay warbaahinta Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Cali Aybakar oo lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshiyaha maleeshiyada Al-shabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu kaga kireeyo guryo magaalada Muqdisho kuwooda xanuunsan iyo in uu uga wakiil ahaa xarumaha caafimaad ee magaalada Muqdisho oo uu ku lahaa wakaalad iyo kor joogtayn inta ay dib ugu noqonayaa maleeshyada. Axmed oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139722,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Oday Al Shabaab dhaawacyada isbitalada ugayn jiray oo xukun adag lagu riday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Oday Al Shabaab dhaawacyada isbitalada ugayn jiray oo xukun adag lagu riday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Axmed Cali Aybakar oo lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshiyaha maleeshiyada Al-shabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu kaga kireeyo guryo magaalada Muqdisho kuwooda xanuunsan iyo in uu uga wakiil ahaa xarumaha caafimaad ee magaalada Muqdisho oo uu ku lahaa wakaalad iyo kor joogtayn inta ay dib ugu noqonayaa maleeshyada. Axmed oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-16T07:46:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Axmed-1024x683-1-324x235-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\",\"name\":\"Oday Al Shabaab dhaawacyada isbitalada ugayn jiray oo xukun adag lagu riday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Axmed-1024x683-1-324x235-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-16T07:46:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Axmed-1024x683-1-324x235-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Axmed-1024x683-1-324x235-1.jpg\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Oday Al Shabaab dhaawacyada isbitalada ugayn jiray oo xukun adag lagu riday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Oday Al Shabaab dhaawacyada isbitalada ugayn jiray oo xukun adag lagu riday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Oday Al Shabaab dhaawacyada isbitalada ugayn jiray oo xukun adag lagu riday - Wardoon","og_description":"Axmed Cali Aybakar oo lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshiyaha maleeshiyada Al-shabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu kaga kireeyo guryo magaalada Muqdisho kuwooda xanuunsan iyo in uu uga wakiil ahaa xarumaha caafimaad ee magaalada Muqdisho oo uu ku lahaa wakaalad iyo kor joogtayn inta ay dib ugu noqonayaa maleeshyada. Axmed oo ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-16T07:46:51+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Axmed-1024x683-1-324x235-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","name":"Oday Al Shabaab dhaawacyada isbitalada ugayn jiray oo xukun adag lagu riday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Axmed-1024x683-1-324x235-1.jpg","datePublished":"2019-12-16T07:46:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Axmed-1024x683-1-324x235-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Axmed-1024x683-1-324x235-1.jpg","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/oday-al-shabaab-dhaawacyada-isbitalada-ugayn-jiray-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Oday Al Shabaab dhaawacyada isbitalada ugayn jiray oo xukun adag lagu riday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139721"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139723,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139721\/revisions\/139723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139722"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}