{"id":139771,"date":"2019-12-17T10:48:50","date_gmt":"2019-12-17T07:48:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139771"},"modified":"2019-12-17T10:48:50","modified_gmt":"2019-12-17T07:48:50","slug":"daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/","title":{"rendered":"DAAWO Hees uu qaaday Fanaan Kenyan ah oo caro badan abuurtay"},"content":{"rendered":"<p>Hees uu qaaday Fanaan u dhashay dalka Kenya ayaa xiisad iyo caro badan ka abuuray gudaha dalka Kenya, waxa ayna heestan abuurtay hadal heyn badan iyo aragtiyo kala duan ay dadku ka dhiibteen.<\/p>\n<p>Fanaanka King Kaka ayaa soo qaaday hees uu ugu magac daray doqomo ayaad tihiin uu kala jeeday dadka Kenya, heestan ayuuna fanaanka ku dhaliilayay dadka Kenyanka sida ay u doortaan madaxda musuq maasuqa ku kacda.<\/p>\n<p>Heestan ayaana si gaar ah u taabaneysay musuq maasuqa ay sameeyaan siyaasiyiinta Kenyaanka ah , waxa uuna fanaanka farta ku duray dadka Kenyanka uu sheegay in ay doqomo yihiin ayna codkooda siiyaan kuwa musuq maasuqa sameeya.<\/p>\n<p>Waxa ay heestan gudaha dalka Kenya ka dhalisay caro badan oo ka yimid madaxda iyo shacabka qaar, waxaana heestan ku kala aragti duwanaaday dadka Kenyanka gaar ahana kuwa baraha bulshada adeegsada.<\/p>\n<p>Fanaanka King Kaka ee heestan qaaday ayaa la kulmay hanjabaadyo dhinacyo kala duwan uga imaanayay, waxa uuna sheegay fanaanka in loo hanjabay uuna cabsi dareemayo isagoona codsaday in loo soo duceeyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WIuMZmagvUk\" width=\"1109\" height=\"471\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GJiHZawvGgQ\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hees uu qaaday Fanaan u dhashay dalka Kenya ayaa xiisad iyo caro badan ka abuuray gudaha dalka Kenya, waxa ayna heestan abuurtay hadal heyn badan iyo aragtiyo kala duan ay dadku ka dhiibteen. Fanaanka King Kaka ayaa soo qaaday hees uu ugu magac daray doqomo ayaad tihiin uu kala jeeday dadka Kenya, heestan ayuuna fanaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139772,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Hees uu qaaday Fanaan Kenyan ah oo caro badan abuurtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Hees uu qaaday Fanaan Kenyan ah oo caro badan abuurtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hees uu qaaday Fanaan u dhashay dalka Kenya ayaa xiisad iyo caro badan ka abuuray gudaha dalka Kenya, waxa ayna heestan abuurtay hadal heyn badan iyo aragtiyo kala duan ay dadku ka dhiibteen. Fanaanka King Kaka ayaa soo qaaday hees uu ugu magac daray doqomo ayaad tihiin uu kala jeeday dadka Kenya, heestan ayuuna fanaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-17T07:48:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-25.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"682\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"494\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/\",\"name\":\"DAAWO Hees uu qaaday Fanaan Kenyan ah oo caro badan abuurtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-25.png\",\"datePublished\":\"2019-12-17T07:48:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-25.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-25.png\",\"width\":682,\"height\":494},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Hees uu qaaday Fanaan Kenyan ah oo caro badan abuurtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Hees uu qaaday Fanaan Kenyan ah oo caro badan abuurtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Hees uu qaaday Fanaan Kenyan ah oo caro badan abuurtay - Wardoon","og_description":"Hees uu qaaday Fanaan u dhashay dalka Kenya ayaa xiisad iyo caro badan ka abuuray gudaha dalka Kenya, waxa ayna heestan abuurtay hadal heyn badan iyo aragtiyo kala duan ay dadku ka dhiibteen. Fanaanka King Kaka ayaa soo qaaday hees uu ugu magac daray doqomo ayaad tihiin uu kala jeeday dadka Kenya, heestan ayuuna fanaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-17T07:48:50+00:00","og_image":[{"width":682,"height":494,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-25.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/","name":"DAAWO Hees uu qaaday Fanaan Kenyan ah oo caro badan abuurtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-25.png","datePublished":"2019-12-17T07:48:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-25.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-25.png","width":682,"height":494},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hees-uu-qaaday-fanaan-kenyan-ah-oo-caro-badan-abuurtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Hees uu qaaday Fanaan Kenyan ah oo caro badan abuurtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139771"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139773,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139771\/revisions\/139773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139772"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}