{"id":139808,"date":"2019-12-18T10:07:52","date_gmt":"2019-12-18T07:07:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139808"},"modified":"2019-12-18T10:07:52","modified_gmt":"2019-12-18T07:07:52","slug":"dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/","title":{"rendered":"Dhuusamareeb Nin Walaalkiis Sabab La Yaab leh ugu dilay magaalada"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Nin kamid ah dadka ku nool Magaaladaas uu diley Walaalkiisa la dhashay,kaddibna uu baxsaday.<\/p>\n<p>Ninka wax dilay oo lagu Magacaabo Faa\u2019id ayaa la sheegay in uu khilaaf soo kala dhex-galay Walaalkiis oo Magaciisa lagu soo gaabiyey Raage,intaasi kaddibna murankooda uu isku bedelay Gacan ka hadal taas oo keentay in mid kamid ah la dilo.<\/p>\n<p>Dadka deriska la ah laba Nin ayaa waxaa ay sheegeen in maalmihii la soo dhaafay khilaafkooda laga dareemay Xaafada Waaberi ee Magaalada Dhuusamareeb oo ay deganaayeen,isla markaana dilka Ninka ay aad uga naxeen.<\/p>\n<p>Laamaha Amniga Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa la sheegay inay wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan Ninkii walaalkiis dilay,kaas oo la sheegay in qeybo kamid ah Magaalada uu u baxsaday.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa xalay ilaa Maanta waxaa aad looga hadal haayaa dhacdadaas naxdinta leh oo mid kamid ah raga ku nool uu ku diley Walaalkiis.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Nin kamid ah dadka ku nool Magaaladaas uu diley Walaalkiisa la dhashay,kaddibna uu baxsaday. Ninka wax dilay oo lagu Magacaabo Faa\u2019id ayaa la sheegay in uu khilaaf soo kala dhex-galay Walaalkiis oo Magaciisa lagu soo gaabiyey Raage,intaasi kaddibna murankooda uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139809,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139808","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhuusamareeb Nin Walaalkiis Sabab La Yaab leh ugu dilay magaalada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhuusamareeb Nin Walaalkiis Sabab La Yaab leh ugu dilay magaalada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Nin kamid ah dadka ku nool Magaaladaas uu diley Walaalkiisa la dhashay,kaddibna uu baxsaday. Ninka wax dilay oo lagu Magacaabo Faa\u2019id ayaa la sheegay in uu khilaaf soo kala dhex-galay Walaalkiis oo Magaciisa lagu soo gaabiyey Raage,intaasi kaddibna murankooda uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-18T07:07:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhuusamareeb.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"419\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/\",\"name\":\"Dhuusamareeb Nin Walaalkiis Sabab La Yaab leh ugu dilay magaalada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhuusamareeb.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-18T07:07:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhuusamareeb.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhuusamareeb.jpg\",\"width\":660,\"height\":419},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhuusamareeb Nin Walaalkiis Sabab La Yaab leh ugu dilay magaalada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhuusamareeb Nin Walaalkiis Sabab La Yaab leh ugu dilay magaalada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhuusamareeb Nin Walaalkiis Sabab La Yaab leh ugu dilay magaalada - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Nin kamid ah dadka ku nool Magaaladaas uu diley Walaalkiisa la dhashay,kaddibna uu baxsaday. Ninka wax dilay oo lagu Magacaabo Faa\u2019id ayaa la sheegay in uu khilaaf soo kala dhex-galay Walaalkiis oo Magaciisa lagu soo gaabiyey Raage,intaasi kaddibna murankooda uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-18T07:07:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":419,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhuusamareeb.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/","name":"Dhuusamareeb Nin Walaalkiis Sabab La Yaab leh ugu dilay magaalada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhuusamareeb.jpg","datePublished":"2019-12-18T07:07:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhuusamareeb.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhuusamareeb.jpg","width":660,"height":419},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhuusamareeb-nin-walaalkiis-sabab-la-yaab-leh-ugu-dilay-magaalada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhuusamareeb Nin Walaalkiis Sabab La Yaab leh ugu dilay magaalada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139808"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139808"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139810,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139808\/revisions\/139810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}