{"id":139814,"date":"2019-12-18T13:03:47","date_gmt":"2019-12-18T10:03:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139814"},"modified":"2019-12-18T13:03:47","modified_gmt":"2019-12-18T10:03:47","slug":"daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/","title":{"rendered":"DAAWO  Sheikh Mustafe oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Taariikhdiisa"},"content":{"rendered":"<p>Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu Caansan ayaa markii ugu horaysay wuxuu ka hadlay Taariikhdiisa oo kooban, Kadib markii Su\u2019aal ku saabsan Arintaasi lagu waydiiyey Kulan Diimeed Lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Sheikh Mustafe ayaa sheegay inuu ku dhacay Gobolka Togdheer , Islamarkaana waxbarashadisii hoose uu kasoo bilaabay magaalada Burco, Sidoo kalana uu ka baxay Jaamacadii Umadda isagoo bartay [Korontada], Markii dambana wuxuu noqday Macalim.<\/p>\n<p>Wuxuu Xusay in isagoo Dhalinyaro ah uu Bilaabay Dacwadda iyo Fidinta Diinta Islaamka, Wuxuuna sheegay inaysan Jirin Fursadaha maanta la haysto, Iyadoo xitaa Dawladdii wakhtigaasi ay Faafreeb ku samayn jirtay Kutubta dalka imaanaya.<\/p>\n<p>Sheikh Mustafe Wuxuu sheegay in Dawladdii Soomaaliyeed ee Xiligaasi ay Xidhay .<\/p>\n<p>\u201cDowladdaas Soomaaliyeed ma rabo wax badan inaan ka sheego laakiin inta meelood ee ay wax ku xidhi jirtayba waan soo maray, Saldhig boolis waa la igu xidhay, NSS waa la igu xidhay, xero guulwade waa la igu xidhay, xero milatari waa la igu xidhay, dhabarjabin waa la igu xidhay, jeel waa la igu xidhay, mararka qaarkood waxaan xabsiga ku jiray sannado, waligeyna maxkamad la ima taagin\u201d Ayuu yidhi Sh. Musatafe.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale ka hadlay Muxaadarooyin uu ka jeediyey Yurub, Kadib Buruburkii dalka kuwaasi oo aad u faafay, Wuxuuna sheegay inaanu isagu Codsan in la duubo balse dhalinyaro ay ka duubeen, Kadibna lacagta laga sameeyo Cajiladaha ay ku bixin jireen Kirada masjidka sidaasna uu ku Aqbalay.<\/p>\n<p>Sheikh Mustafe Wuxuu sheegay inaanu Weligii TV u tagin siduu war usiiyo, Balse muuqaalada laga baahiyaa ay yihiin kuwa uu ka jeediyey Kulmada uu ka qayb galo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-2ZIMOU_mDw\" width=\"800\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu Caansan ayaa markii ugu horaysay wuxuu ka hadlay Taariikhdiisa oo kooban, Kadib markii Su\u2019aal ku saabsan Arintaasi lagu waydiiyey Kulan Diimeed Lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sheikh Mustafe ayaa sheegay inuu ku dhacay Gobolka Togdheer , Islamarkaana waxbarashadisii hoose uu kasoo bilaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139815,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Sheikh Mustafe oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Taariikhdiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Sheikh Mustafe oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Taariikhdiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu Caansan ayaa markii ugu horaysay wuxuu ka hadlay Taariikhdiisa oo kooban, Kadib markii Su\u2019aal ku saabsan Arintaasi lagu waydiiyey Kulan Diimeed Lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sheikh Mustafe ayaa sheegay inuu ku dhacay Gobolka Togdheer , Islamarkaana waxbarashadisii hoose uu kasoo bilaabay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-18T10:03:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/daawo-sh-musataf.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"773\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"482\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/\",\"name\":\"DAAWO Sheikh Mustafe oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Taariikhdiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/daawo-sh-musataf.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-18T10:03:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/daawo-sh-musataf.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/daawo-sh-musataf.jpg\",\"width\":773,\"height\":482},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Sheikh Mustafe oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Taariikhdiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Sheikh Mustafe oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Taariikhdiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Sheikh Mustafe oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Taariikhdiisa - Wardoon","og_description":"Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu Caansan ayaa markii ugu horaysay wuxuu ka hadlay Taariikhdiisa oo kooban, Kadib markii Su\u2019aal ku saabsan Arintaasi lagu waydiiyey Kulan Diimeed Lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sheikh Mustafe ayaa sheegay inuu ku dhacay Gobolka Togdheer , Islamarkaana waxbarashadisii hoose uu kasoo bilaabay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-18T10:03:47+00:00","og_image":[{"width":773,"height":482,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/daawo-sh-musataf.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/","name":"DAAWO Sheikh Mustafe oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Taariikhdiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/daawo-sh-musataf.jpg","datePublished":"2019-12-18T10:03:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/daawo-sh-musataf.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/daawo-sh-musataf.jpg","width":773,"height":482},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheikh-mustafe-oo-markii-ugu-horaysay-ka-hadlay-taariikhdiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Sheikh Mustafe oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Taariikhdiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139814"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139814"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139816,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139814\/revisions\/139816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139815"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}