{"id":139888,"date":"2019-12-19T16:54:42","date_gmt":"2019-12-19T13:54:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139888"},"modified":"2019-12-19T16:54:42","modified_gmt":"2019-12-19T13:54:42","slug":"akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/","title":{"rendered":"Akhriso Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shaacisey inay ka baxeen wadahadalladii ay kula jireen Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ay ku eedeeyeen inuu si cad u jebiyey qodobada heshiiskii ay wada gaareen.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa 20-kii bishii November u balansanaa iney mar kale kulmaan si dib loogu eego fulinta qodobadii horey loogu heshiiyey la iskuna raaco kuwa cusub. balse Madasha xisbiyada oo qoraal soo saartay ayaa sheegtay inay garowsatay in danta Farmaajo ee wada-hadalladii hore ay ahayd kaliya hadaf siyaasadeed ee anay ahayn in xal la gaaro.<\/p>\n<p>Madasha ayaa ku eedeeysay Madaxweyne Farmaajo inuu ka hor yimid bulshada inuu la wadaago qodobadii horey loogu heshiiyey, taasoo ay ku sifeeyeen iney ka dhigan tahay inuusan heshiiska wax xurmad ah u heynin.<\/p>\n<p>Qodobadii heshiiska oo ay ka mid ahaayeen dhowrista xuquuqda hadalka iyo socodka muwaadinka ayey madashu sheegtay in dowladu ay jebisay iyagoo tusaale u soo qaatay in Xildhibaan Daleys Xasan Aadan loo diiday inay 25-kii November ka dhoofto garoonka Muqdisho.<\/p>\n<p>Madasha oo taabatay Qodobka doorashooyinka ayaa waxay sheegtay in Farmaajo uu ku adkeysanayo hindise baal-marsan dastuurka dalka, wax ixtiraam ahna uusan u hayn dhinacyada kale ee ay khuseyso tallada dalka.<\/p>\n<p>Qodobada lagu eedeynayo madaxweynaha ayaa waxaa kale oo ka mid ah inuu faro-gelin ku hayo doorashooyinka Galmudug uuna ka shaqeynayo in hogaanka loo doorto musharax horey loo calaamadeeyey.<\/p>\n<p>Si wada-hadallada dib loogu faro Madashu waxay shuruud ka dhigtay inay qasab tahay in madaxweynaha uu shaaciyo qodobadii hore, lanja fuliyo<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Madasha oo English ku qoran.<\/strong><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-139888 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/1-64\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"687\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-64.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-64.jpg 687w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-64-215x300.jpg 215w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-64-301x420.jpg 301w\" sizes=\"(max-width: 687px) 100vw, 687px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/2-65\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"685\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-65.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-65.jpg 685w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-65-214x300.jpg 214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2-65-300x420.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shaacisey inay ka baxeen wadahadalladii ay kula jireen Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ay ku eedeeyeen inuu si cad u jebiyey qodobada heshiiskii ay wada gaareen. Labada dhinac ayaa 20-kii bishii November u balansanaa iney mar kale kulmaan si dib loogu eego fulinta qodobadii horey loogu heshiiyey la iskuna raaco [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139891,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139888","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shaacisey inay ka baxeen wadahadalladii ay kula jireen Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ay ku eedeeyeen inuu si cad u jebiyey qodobada heshiiskii ay wada gaareen. Labada dhinac ayaa 20-kii bishii November u balansanaa iney mar kale kulmaan si dib loogu eego fulinta qodobadii horey loogu heshiiyey la iskuna raaco [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-19T13:54:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/saddax-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/\",\"name\":\"Akhriso Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/saddax-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-19T13:54:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/saddax-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/saddax-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo - Wardoon","og_description":"Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shaacisey inay ka baxeen wadahadalladii ay kula jireen Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ay ku eedeeyeen inuu si cad u jebiyey qodobada heshiiskii ay wada gaareen. Labada dhinac ayaa 20-kii bishii November u balansanaa iney mar kale kulmaan si dib loogu eego fulinta qodobadii horey loogu heshiiyey la iskuna raaco [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-19T13:54:42+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/saddax-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/","name":"Akhriso Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/saddax-696x464-1.jpg","datePublished":"2019-12-19T13:54:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/saddax-696x464-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/saddax-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-oo-sheegay-in-uu-burburay-heshiiskii-ay-la-galeen-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu burburay heshiiskii ay la galeen Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139888"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139888"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139892,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139888\/revisions\/139892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139891"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}