{"id":139901,"date":"2019-12-20T11:13:35","date_gmt":"2019-12-20T08:13:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139901"},"modified":"2019-12-20T11:19:53","modified_gmt":"2019-12-20T08:19:53","slug":"daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/","title":{"rendered":"DAAWO Wasiir Sabriye oo Odayaasha Galmudug kabaryay inay u saxiixaan 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo Xalay ka qeybgalay xaflad soo dhaweyn ah oo uu guddiga farsamada Maamul u dhisidda Galmudug u sameeyey odayaasha soo xulayo Xildhibaanada Maamulkaas ayaa codsi u gudbiyey odayaasha.<\/p>\n<p>Wasiir Sabriye ayaa odayaasha hortooda ka caddeeyey inay Dowladda Soomaaliya 20 Xildhibaan siisay maamulka Ahlu Sunna si loo soo afjaro khilaaf muddo badan hareeyey dhismaha Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa odayaasha soo xulayo Xildhibaanada Galmudug u sheegay inay xisaabta ku darsadaan 20-ka XIldhibaan ee la siiyey Ahlu Sunna taasoo la ogeysiiyey Beesha Caalamka sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cOdayaasha Saxiixayaasha Galmudug ha saxiixaan 20 Xildhibaan ee Ahlusunna,yeysan idin eersanin ka hor wareega dalabkaas waa idinka codsaneynaaye\u201d ayuu yiri Wasiir Sabriye.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka ayaa kusoo aadayo xilli Xalay lasoo saaray jadwalka hanaanka Doorashada Galmudug, iyadoo 9-ka January ee sanadka cusub loo asteeyey inay dhacdo doorashada madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa halka 4-ta January ay dhici doonto Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Waraaq dhawaan kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyey inay Dowladda Soomaaliya Ahlu Sunna siisay 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug si meesha looga saaro tabashada Ahlu Sunna oo sabab u aheyd in Al-Shabaab laga xoreeyo Dhuusamareeb iyo Guriceel.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/somalinewstv\/videos\/500255067507426\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KADAAWO HADALKA WASIIR SABRIYE<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-139901 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/79820680_2833210600073047_2176897259080253440_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79820680_2833210600073047_2176897259080253440_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79820680_2833210600073047_2176897259080253440_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79820680_2833210600073047_2176897259080253440_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79820680_2833210600073047_2176897259080253440_o-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79820680_2833210600073047_2176897259080253440_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/79841481_2833208176739956_2498522444772409344_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79841481_2833208176739956_2498522444772409344_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79841481_2833208176739956_2498522444772409344_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79841481_2833208176739956_2498522444772409344_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79841481_2833208176739956_2498522444772409344_o-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79841481_2833208176739956_2498522444772409344_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/79869366_2833207113406729_3891640944595828736_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79869366_2833207113406729_3891640944595828736_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79869366_2833207113406729_3891640944595828736_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79869366_2833207113406729_3891640944595828736_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79869366_2833207113406729_3891640944595828736_o-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79869366_2833207113406729_3891640944595828736_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/80331201_2833209033406537_6511792675597844480_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80331201_2833209033406537_6511792675597844480_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80331201_2833209033406537_6511792675597844480_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80331201_2833209033406537_6511792675597844480_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80331201_2833209033406537_6511792675597844480_o-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80331201_2833209033406537_6511792675597844480_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/80369141_2833206836740090_7811542769704370176_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80369141_2833206836740090_7811542769704370176_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80369141_2833206836740090_7811542769704370176_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80369141_2833206836740090_7811542769704370176_o-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80369141_2833206836740090_7811542769704370176_o-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80369141_2833206836740090_7811542769704370176_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/laf-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/laf-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/laf-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/laf-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/laf-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/laf-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo Xalay ka qeybgalay xaflad soo dhaweyn ah oo uu guddiga farsamada Maamul u dhisidda Galmudug u sameeyey odayaasha soo xulayo Xildhibaanada Maamulkaas ayaa codsi u gudbiyey odayaasha. Wasiir Sabriye ayaa odayaasha hortooda ka caddeeyey inay Dowladda Soomaaliya 20 Xildhibaan siisay maamulka Ahlu Sunna si loo soo afjaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139902,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Wasiir Sabriye oo Odayaasha Galmudug kabaryay inay u saxiixaan 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Wasiir Sabriye oo Odayaasha Galmudug kabaryay inay u saxiixaan 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo Xalay ka qeybgalay xaflad soo dhaweyn ah oo uu guddiga farsamada Maamul u dhisidda Galmudug u sameeyey odayaasha soo xulayo Xildhibaanada Maamulkaas ayaa codsi u gudbiyey odayaasha. Wasiir Sabriye ayaa odayaasha hortooda ka caddeeyey inay Dowladda Soomaaliya 20 Xildhibaan siisay maamulka Ahlu Sunna si loo soo afjaro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-20T08:13:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-20T08:19:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"763\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"535\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/\",\"name\":\"DAAWO Wasiir Sabriye oo Odayaasha Galmudug kabaryay inay u saxiixaan 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-35.png\",\"datePublished\":\"2019-12-20T08:13:35+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-20T08:19:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-35.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-35.png\",\"width\":763,\"height\":535},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Wasiir Sabriye oo Odayaasha Galmudug kabaryay inay u saxiixaan 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Wasiir Sabriye oo Odayaasha Galmudug kabaryay inay u saxiixaan 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Wasiir Sabriye oo Odayaasha Galmudug kabaryay inay u saxiixaan 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo Xalay ka qeybgalay xaflad soo dhaweyn ah oo uu guddiga farsamada Maamul u dhisidda Galmudug u sameeyey odayaasha soo xulayo Xildhibaanada Maamulkaas ayaa codsi u gudbiyey odayaasha. Wasiir Sabriye ayaa odayaasha hortooda ka caddeeyey inay Dowladda Soomaaliya 20 Xildhibaan siisay maamulka Ahlu Sunna si loo soo afjaro [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-20T08:13:35+00:00","article_modified_time":"2019-12-20T08:19:53+00:00","og_image":[{"width":763,"height":535,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/","name":"DAAWO Wasiir Sabriye oo Odayaasha Galmudug kabaryay inay u saxiixaan 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-35.png","datePublished":"2019-12-20T08:13:35+00:00","dateModified":"2019-12-20T08:19:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-35.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-35.png","width":763,"height":535},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-sabriye-oo-odayaasha-galmudug-kabaryay-inay-u-saxiixaan-20-ka-xildhibaan-ee-ahlusunna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Wasiir Sabriye oo Odayaasha Galmudug kabaryay inay u saxiixaan 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139901"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139901"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139912,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139901\/revisions\/139912"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139902"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}