{"id":139924,"date":"2019-12-20T12:23:00","date_gmt":"2019-12-20T09:23:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139924"},"modified":"2019-12-20T12:23:00","modified_gmt":"2019-12-20T09:23:00","slug":"qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya iyo Mas\u2019uliyiintii Degmooyinka Goboladda Gedo, iyo Jubooyinka ayaa Magaaladda mudisho kawada qorshe ka dhan ah Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha jubbaland.<\/p>\n<p>Cusmaan Nuur Xaaji oo ah Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Gedo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan qorshe doorasho kale loogu qaban lahaa Jubbaland.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Mas\u2019uuliyiintii Degmooyinka Gedo, iyo Jubbadda Dhexe ay ku sugan yihiin Magaaladda Muqdisho,islamarkaana la sugayo mas\u2019uliyiinta Jubadda Hoose iyo magaaladda Kismaayo.<\/p>\n<p>Gudoomiye Cusmaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in qorshaha Muqdisho la isugu yimaaday ay tahay sidii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda soomaaliya iyo Mas\u2019uliyiinta kale ugu wada-hadali lahaayeen qorshaha dhismaha Jubbaland Cusub.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in doorashadii dhawaan ka dhacday kismaayo ee uu kusoo baxay Madaxweyne Axmed madoobe ay aheyd mid sharcidaro ah,islamarkaana rajeynayaan in ay dhacdo doorasho xalaal ah.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadacday doorashadii Axmed Madoobe iyo kuwii kale ee ka dhacay Magaaladda Kismaayo,waxayna sheegtay in doorasho kale la qaban doono dhawaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa socda dadaalo Qaramadda Midoobay ay wado oo ku aadan sidii loo xalin lahaa khilaafka Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedka Jubbaland,waxaana Kismaayo gaaray wafdi uu hogaaminayay Ergeyda Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Jemes Swan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya iyo Mas\u2019uliyiintii Degmooyinka Goboladda Gedo, iyo Jubooyinka ayaa Magaaladda mudisho kawada qorshe ka dhan ah Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha jubbaland. Cusmaan Nuur Xaaji oo ah Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Gedo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan qorshe doorasho kale loogu qaban lahaa Jubbaland. Waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139748,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya iyo Mas\u2019uliyiintii Degmooyinka Goboladda Gedo, iyo Jubooyinka ayaa Magaaladda mudisho kawada qorshe ka dhan ah Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha jubbaland. Cusmaan Nuur Xaaji oo ah Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Gedo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan qorshe doorasho kale loogu qaban lahaa Jubbaland. Waxa uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-20T09:23:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79751976_1574650312675864_3136167127921197056_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\",\"name\":\"Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79751976_1574650312675864_3136167127921197056_o.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-20T09:23:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79751976_1574650312675864_3136167127921197056_o.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79751976_1574650312675864_3136167127921197056_o.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya iyo Mas\u2019uliyiintii Degmooyinka Goboladda Gedo, iyo Jubooyinka ayaa Magaaladda mudisho kawada qorshe ka dhan ah Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha jubbaland. Cusmaan Nuur Xaaji oo ah Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Gedo ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan qorshe doorasho kale loogu qaban lahaa Jubbaland. Waxa uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-20T09:23:00+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79751976_1574650312675864_3136167127921197056_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/","name":"Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79751976_1574650312675864_3136167127921197056_o.jpg","datePublished":"2019-12-20T09:23:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79751976_1574650312675864_3136167127921197056_o.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79751976_1574650312675864_3136167127921197056_o.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshe-ka-dhan-ah-axmed-madoobe-oo-ka-bilowday-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139924"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139925,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139924\/revisions\/139925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139748"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}