{"id":139926,"date":"2019-12-20T12:43:24","date_gmt":"2019-12-20T09:43:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139926"},"modified":"2019-12-20T12:43:24","modified_gmt":"2019-12-20T09:43:24","slug":"xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ujwabaay Madaxwayne Lafta Gareen"},"content":{"rendered":"<p>\u201cMooryaanka iyo Alshabaabka dhiigya cabka ah isku qaanad ayay ku jiraan ee yaan la qabiilayn ama qolo waliba midka ku abtirsada xumaantiisa ha qaado\u201d!<\/p>\n<p>Waxaan dhagaystay khudbad xalay magaalada Baydhabo uu ka jeediyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdicasiis Lafta Gareen uuna leeyahay reer Galmudug ayaa xasuuq noo geystay, isaga oo tusaale u soo qaatay dhacdadii Gaalkacyo ka dhacday dhowr bilood kahor.<\/p>\n<p>Madaxweyne Lafta Gareen mooryaantii Gaalkacyo dadka ku laayay ee dhamaanteen aan ka wada dhiidhinay. Si Ehelnimo, Islaamnimo iyo Soomaalinimo ahna aan uga samafalnay hadii maanta uu nagu eedaynayo uuna leeyahay qabiil ayay ahaayeen waa nasiib daro aad u wayn. Gafna ku ah dadkeena!<\/p>\n<p>Waxaan kuu sheegayaa Madaxweynow, hadii mooryaanka Gaalkacyo dadka ku laayay qabiil ahaan aad noo xijinayso adigana midka Alshabaabka ah ee maalin walba dadkeena ku xasuuqaya magaalada Mogadishu isku qabiil ayaad tihiin ee mas\u2019uuliyadiisa adiguna qaado!<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii Madaxweyne Lafta Gareenow waxaan ku leeyahay \u201cMooryaanka iyo Alshabaabka dhiigya cabka ah isku qaanad ayay ku jiraan ee yaan la qabiilayn ama qolo waliba midka ku abtirsada xumaantiisa ha qaado\u201d!<\/p>\n<p><strong>Mahadsanid.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Hon. Mahad Salad<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-139928\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-36.png\" alt=\"\" width=\"507\" height=\"520\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-36.png 507w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-36-293x300.png 293w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-36-356x364.png 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-36-410x420.png 410w\" sizes=\"(max-width: 507px) 100vw, 507px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cMooryaanka iyo Alshabaabka dhiigya cabka ah isku qaanad ayay ku jiraan ee yaan la qabiilayn ama qolo waliba midka ku abtirsada xumaantiisa ha qaado\u201d! Waxaan dhagaystay khudbad xalay magaalada Baydhabo uu ka jeediyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdicasiis Lafta Gareen uuna leeyahay reer Galmudug ayaa xasuuq noo geystay, isaga oo tusaale u soo qaatay dhacdadii Gaalkacyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139927,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139926","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Mahad Salaad oo ujwabaay Madaxwayne Lafta Gareen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ujwabaay Madaxwayne Lafta Gareen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u201cMooryaanka iyo Alshabaabka dhiigya cabka ah isku qaanad ayay ku jiraan ee yaan la qabiilayn ama qolo waliba midka ku abtirsada xumaantiisa ha qaado\u201d! Waxaan dhagaystay khudbad xalay magaalada Baydhabo uu ka jeediyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdicasiis Lafta Gareen uuna leeyahay reer Galmudug ayaa xasuuq noo geystay, isaga oo tusaale u soo qaatay dhacdadii Gaalkacyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-20T09:43:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Mahad-salad-696x460-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/\",\"name\":\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ujwabaay Madaxwayne Lafta Gareen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Mahad-salad-696x460-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-20T09:43:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Mahad-salad-696x460-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Mahad-salad-696x460-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ujwabaay Madaxwayne Lafta Gareen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ujwabaay Madaxwayne Lafta Gareen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ujwabaay Madaxwayne Lafta Gareen - Wardoon","og_description":"\u201cMooryaanka iyo Alshabaabka dhiigya cabka ah isku qaanad ayay ku jiraan ee yaan la qabiilayn ama qolo waliba midka ku abtirsada xumaantiisa ha qaado\u201d! Waxaan dhagaystay khudbad xalay magaalada Baydhabo uu ka jeediyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdicasiis Lafta Gareen uuna leeyahay reer Galmudug ayaa xasuuq noo geystay, isaga oo tusaale u soo qaatay dhacdadii Gaalkacyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-20T09:43:24+00:00","og_image":[{"width":696,"height":460,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Mahad-salad-696x460-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/","name":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ujwabaay Madaxwayne Lafta Gareen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Mahad-salad-696x460-1.jpg","datePublished":"2019-12-20T09:43:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Mahad-salad-696x460-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Mahad-salad-696x460-1.jpg","width":696,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-ujwabaay-madaxwayne-lafta-gareen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ujwabaay Madaxwayne Lafta Gareen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139926"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139926"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139929,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139926\/revisions\/139929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139927"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}