{"id":140139,"date":"2019-12-24T11:38:00","date_gmt":"2019-12-24T08:38:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140139"},"modified":"2019-12-24T11:38:00","modified_gmt":"2019-12-24T08:38:00","slug":"adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/","title":{"rendered":"Adna Aadan oo Farmaajo ku eedeysay inuu burburiyey wadahadalladii ka horreeyey"},"content":{"rendered":"<p>Marwo Adna Aadan Ismaaciil oo Somaliland u qaabilsan dhanka wadahadalka Soomaaliya oo la hadleysay warbaahinta ayaa eedeymo culus u jeedisay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Adna ayaa sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya uu burburiyey dhammaan qodobadii lagu heshiiyey ee ay horay u saxiixeen Madaxweynayaashii isaga ka horreeyey, sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay tilmaamtay inuu Farmaajo doonayo in hadda dib loo bilaabo wadahadallo cusub, taasina aysan u qalmin Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cIn la wadahadlo waan soo dhaweyneynaa. Wadahadalladu halkii ay marayeen laga soo billaabo kii koowaad ilaa kii lixaad, waxaa dhacayay isu soo dhawaansho, ummaddu way isu soo dhawaaneysay, waxaase nasiib darro noqotay in Madaxweyne Farmaajo uu wada buriyo qodobbadii horay loogu heshiiyay oo dhan, oo intuu maalin soo toosay uu yiri saxiixyadii madaxweyneyaashii hore waxba kama jiraan, oo uu yiri diyaaradaha hallaga maamulo Muqdisho.\u201d ayey tiri Marwo Adna Aadan Ismaaciil.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxa ay Adna Aadan Ismaaciil shaacisay in wahadallada ay muhiim u yihiin labada dhinac iyo shacabka, balse waxay shuruud ku xirtay in dadka ku matalaya wadahadallada dowladda federaalka aysan noqon kuwo dambiyo kag galay Somaliland.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo shalay dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan guddiga u qaabilsan wadahadllada Somaliland uu shaaciyey inay u diyaar garoobeen sii amba qaadida wadahadallada labada dhinac.<\/p>\n<p>Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa afartii sano ee la soo dhaafay hakad ku jiray, iyadoona hadda la qorsheynayo in markale dib loo sii amba qaado.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NveLTg-0wQg\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Marwo Adna Aadan Ismaaciil oo Somaliland u qaabilsan dhanka wadahadalka Soomaaliya oo la hadleysay warbaahinta ayaa eedeymo culus u jeedisay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Adna ayaa sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya uu burburiyey dhammaan qodobadii lagu heshiiyey ee ay horay u saxiixeen Madaxweynayaashii isaga ka horreeyey, sida ay hadalka u dhigtay. Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140140,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Adna Aadan oo Farmaajo ku eedeysay inuu burburiyey wadahadalladii ka horreeyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Adna Aadan oo Farmaajo ku eedeysay inuu burburiyey wadahadalladii ka horreeyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Marwo Adna Aadan Ismaaciil oo Somaliland u qaabilsan dhanka wadahadalka Soomaaliya oo la hadleysay warbaahinta ayaa eedeymo culus u jeedisay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Adna ayaa sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya uu burburiyey dhammaan qodobadii lagu heshiiyey ee ay horay u saxiixeen Madaxweynayaashii isaga ka horreeyey, sida ay hadalka u dhigtay. Sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-24T08:38:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-52.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"793\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"556\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/\",\"name\":\"Adna Aadan oo Farmaajo ku eedeysay inuu burburiyey wadahadalladii ka horreeyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-52.png\",\"datePublished\":\"2019-12-24T08:38:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-52.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-52.png\",\"width\":793,\"height\":556},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Adna Aadan oo Farmaajo ku eedeysay inuu burburiyey wadahadalladii ka horreeyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Adna Aadan oo Farmaajo ku eedeysay inuu burburiyey wadahadalladii ka horreeyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Adna Aadan oo Farmaajo ku eedeysay inuu burburiyey wadahadalladii ka horreeyey - Wardoon","og_description":"Marwo Adna Aadan Ismaaciil oo Somaliland u qaabilsan dhanka wadahadalka Soomaaliya oo la hadleysay warbaahinta ayaa eedeymo culus u jeedisay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Adna ayaa sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya uu burburiyey dhammaan qodobadii lagu heshiiyey ee ay horay u saxiixeen Madaxweynayaashii isaga ka horreeyey, sida ay hadalka u dhigtay. Sidoo kale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-24T08:38:00+00:00","og_image":[{"width":793,"height":556,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-52.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/","name":"Adna Aadan oo Farmaajo ku eedeysay inuu burburiyey wadahadalladii ka horreeyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-52.png","datePublished":"2019-12-24T08:38:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-52.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-52.png","width":793,"height":556},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adna-aadan-oo-farmaajo-ku-eedeysay-inuu-burburiyey-wadahadalladii-ka-horreeyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Adna Aadan oo Farmaajo ku eedeysay inuu burburiyey wadahadalladii ka horreeyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140139"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140139"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140141,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140139\/revisions\/140141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140140"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}