{"id":140142,"date":"2019-12-24T11:51:57","date_gmt":"2019-12-24T08:51:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140142"},"modified":"2019-12-24T11:51:57","modified_gmt":"2019-12-24T08:51:57","slug":"madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/","title":{"rendered":"Madixii shirkadda diyaaradaha ee Boeing oo shaqada laga eryay"},"content":{"rendered":"<p>Shirkadda Boeing ee sameysay diyaaradaha ayaa si ay dib ugu soo ceshato sumacadeedii macaamiisha waxaa ay shaqadii ka eriday madaxii shirkadda Dennis Muilenburg kaddib markii shilal is xig xigay ay galleen diyaaraddo ay shirkaddu laheyd.<\/p>\n<p>Guud ahaan marka la eego shilalka ay diyaaradani gashay muddo Shan Bilood ah waxaa ku naf waayay dad ku dhawa 400 oo ruux oo Rakaab ahaa, waxaana shilalkaasi ka dhashay shaki ah in ay jirto cillad weyn oo haysata nooca diyaaradda ay shirkaddani farsameyso.<\/p>\n<p>Qoysaska dadkii ku dhintay shilalkaasi ayaa soo dhaweeyay in shaqada laga eryo Muilenberg balse waxa ay durbaba shaki ka muujiyeen ninka lagu baddalay oo muddo dheer isna ka tirsanaan jiray maamulka sare ee shirkaddaasi.<\/p>\n<p>Laakiin lama oga in shaqo ceyrinta madaxii shirkadda Dennis Muilenburg ay si deg deg ah u soo celin doonto sumcadii iyo aaminaadii lagu qabay diyaaradan oo ay dunidu siweyn uga deyrisay.<\/p>\n<p>Waxaa jiray baaritaanno iyo cadaadis ba\u2019an oo ay shirkaddu la kulmeysay tan iyo markii laba diyaaradood oo ah nooca 737 Max ay burbureen muddo shan bilood gudahood ah, kuwaa oo ku kala burburay waddamada Induniisiya iyo Itoobiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadda Boeing ee sameysay diyaaradaha ayaa si ay dib ugu soo ceshato sumacadeedii macaamiisha waxaa ay shaqadii ka eriday madaxii shirkadda Dennis Muilenburg kaddib markii shilal is xig xigay ay galleen diyaaraddo ay shirkaddu laheyd. Guud ahaan marka la eego shilalka ay diyaaradani gashay muddo Shan Bilood ah waxaa ku naf waayay dad ku dhawa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140143,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madixii shirkadda diyaaradaha ee Boeing oo shaqada laga eryay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madixii shirkadda diyaaradaha ee Boeing oo shaqada laga eryay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkadda Boeing ee sameysay diyaaradaha ayaa si ay dib ugu soo ceshato sumacadeedii macaamiisha waxaa ay shaqadii ka eriday madaxii shirkadda Dennis Muilenburg kaddib markii shilal is xig xigay ay galleen diyaaraddo ay shirkaddu laheyd. Guud ahaan marka la eego shilalka ay diyaaradani gashay muddo Shan Bilood ah waxaa ku naf waayay dad ku dhawa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-24T08:51:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/imrs.php_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"767\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"577\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/\",\"name\":\"Madixii shirkadda diyaaradaha ee Boeing oo shaqada laga eryay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/imrs.php_.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-24T08:51:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/imrs.php_.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/imrs.php_.jpg\",\"width\":767,\"height\":577},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madixii shirkadda diyaaradaha ee Boeing oo shaqada laga eryay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madixii shirkadda diyaaradaha ee Boeing oo shaqada laga eryay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madixii shirkadda diyaaradaha ee Boeing oo shaqada laga eryay - Wardoon","og_description":"Shirkadda Boeing ee sameysay diyaaradaha ayaa si ay dib ugu soo ceshato sumacadeedii macaamiisha waxaa ay shaqadii ka eriday madaxii shirkadda Dennis Muilenburg kaddib markii shilal is xig xigay ay galleen diyaaraddo ay shirkaddu laheyd. Guud ahaan marka la eego shilalka ay diyaaradani gashay muddo Shan Bilood ah waxaa ku naf waayay dad ku dhawa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-24T08:51:57+00:00","og_image":[{"width":767,"height":577,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/imrs.php_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/","name":"Madixii shirkadda diyaaradaha ee Boeing oo shaqada laga eryay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/imrs.php_.jpg","datePublished":"2019-12-24T08:51:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/imrs.php_.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/imrs.php_.jpg","width":767,"height":577},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madixii-shirkadda-diyaaradaha-ee-boeing-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madixii shirkadda diyaaradaha ee Boeing oo shaqada laga eryay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140142"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140144,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140142\/revisions\/140144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140143"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}