{"id":140197,"date":"2019-12-26T12:29:14","date_gmt":"2019-12-26T09:29:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140197"},"modified":"2019-12-26T12:29:14","modified_gmt":"2019-12-26T09:29:14","slug":"taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/","title":{"rendered":"Taliyihii ciidanka Danab oo garoowe ubaxsaday"},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii ciidanka Danab ee dowladda federalka Soomaaliya, kabtan Jeeniqaar Sheikh Cumar, ayaa dib u helay xoriyadiisii, kadib markii dhawaan lagu xiray Muqdisho, shaqadiina laga fariisiyay.<\/p>\n<p>Kabtan Jeeniqaarka ayaa kasoo muuqday kaamerada warbaahinta kadib markii uu ka dagay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, isaga iyo wafdi isugu jiray siyaasiyiin iyo xildhibaano.<\/p>\n<p>Lama oga goorta uu xoriyadiisa dib u helay, Maalmo kahor ayay ahayd markii xarigiisa ay dood ka dhex dhalisay xubno katirsan barlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Puntland iyo taliyaha ciiddanka xoogga dalka, General Odowaa.<\/p>\n<p>Kabtan Jeeniqaar ayaa loo xiray dayacaad masuuliyad lagu aaminay, sida uu horey u sheegay taliyaha ciidanka xoogga, waxaana lagu sameeyay ganaax iskugu jiray xarig iyo shaqo ka farriisin.<\/p>\n<p>Lama shaacin dayacaada uu sameeyay, inkastoo warar horey uga baxay warbaahinta ay sheegayeen in qalab ciidan ay la goosteen qaar kamid ah ciidamadiisii ilaalada u ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii ciidanka Danab ee dowladda federalka Soomaaliya, kabtan Jeeniqaar Sheikh Cumar, ayaa dib u helay xoriyadiisii, kadib markii dhawaan lagu xiray Muqdisho, shaqadiina laga fariisiyay. Kabtan Jeeniqaarka ayaa kasoo muuqday kaamerada warbaahinta kadib markii uu ka dagay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, isaga iyo wafdi isugu jiray siyaasiyiin iyo xildhibaano. Lama oga goorta uu xoriyadiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140198,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii ciidanka Danab oo garoowe ubaxsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii ciidanka Danab oo garoowe ubaxsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii ciidanka Danab ee dowladda federalka Soomaaliya, kabtan Jeeniqaar Sheikh Cumar, ayaa dib u helay xoriyadiisii, kadib markii dhawaan lagu xiray Muqdisho, shaqadiina laga fariisiyay. Kabtan Jeeniqaarka ayaa kasoo muuqday kaamerada warbaahinta kadib markii uu ka dagay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, isaga iyo wafdi isugu jiray siyaasiyiin iyo xildhibaano. Lama oga goorta uu xoriyadiisa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-26T09:29:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191225637128742110011518jeeniqaar-777x437-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/\",\"name\":\"Taliyihii ciidanka Danab oo garoowe ubaxsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191225637128742110011518jeeniqaar-777x437-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-26T09:29:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191225637128742110011518jeeniqaar-777x437-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191225637128742110011518jeeniqaar-777x437-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii ciidanka Danab oo garoowe ubaxsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii ciidanka Danab oo garoowe ubaxsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii ciidanka Danab oo garoowe ubaxsaday - Wardoon","og_description":"Taliyihii ciidanka Danab ee dowladda federalka Soomaaliya, kabtan Jeeniqaar Sheikh Cumar, ayaa dib u helay xoriyadiisii, kadib markii dhawaan lagu xiray Muqdisho, shaqadiina laga fariisiyay. Kabtan Jeeniqaarka ayaa kasoo muuqday kaamerada warbaahinta kadib markii uu ka dagay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, isaga iyo wafdi isugu jiray siyaasiyiin iyo xildhibaano. Lama oga goorta uu xoriyadiisa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-26T09:29:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191225637128742110011518jeeniqaar-777x437-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/","name":"Taliyihii ciidanka Danab oo garoowe ubaxsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191225637128742110011518jeeniqaar-777x437-1.jpg","datePublished":"2019-12-26T09:29:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191225637128742110011518jeeniqaar-777x437-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/20191225637128742110011518jeeniqaar-777x437-1.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-danab-oo-garoowe-ubaxsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii ciidanka Danab oo garoowe ubaxsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140197"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140199,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140197\/revisions\/140199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140198"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}