{"id":140251,"date":"2019-12-27T13:29:50","date_gmt":"2019-12-27T10:29:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140251"},"modified":"2019-12-27T13:29:50","modified_gmt":"2019-12-27T10:29:50","slug":"deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"Deni oo ka hadlay khilaafka DF iyo Axmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Denni oo xalay khudbad ka jeediyay xarunta hay\u2019adda PDCR ayaa ka hadlay doorshada soo socota ee Soomaaliya ee sanadka 2021 iyo xaalada dalka.<\/p>\n<p>Deni ayaa dowlada dhexe ku eedeeyay inay sameynayso sharciyo doorasho oo aan lagala tashan dowlad goboleedyada ka jira dalka, isagoo ku baaqay in arintaasi laga hortago.<\/p>\n<p>Dhibaatooyinka ka jira Somalia ayuu si gaar ah uga hadlay, isagoo sheegay in Puntland ay aasaaseen shacabka iyo waxgaradku si ay horumar u gaaraan inta laga helayo dowladd dalka oo dhan wada hanata.<\/p>\n<p>Deni ayaa ayaa si gaar ah u dul istaagay waxa uu kala socdo arimaha doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>\u201cDoorashada federaalka diyaar garowga ugu badan waxaa laga rabaa Puntland ma ahan in laga rabo dowladda federaalka oo kaliya, mana jirto nidaam gaar ah oo aan hada leenahay waa inay ku dhacdaa doorashadu, sida madaxda qaar oo lahaa waa lagama maarmaan inay noqoto 4.5, anagu waxaan leenahay mudada yar ee aan heysano aan ka wada tashano sidii ay wax noogu hagaagi lahaayeen\u201d. ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale ka hadlay khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland, waxaana uu sheegay in safar uu ku imaan lahaa Muqdisho uu ka baaqday, kadib markii uu arkay in wasiir Beyle uu tagay magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>\u201cPuntland way jiraysaa, wax kasta oo ka hor imaanaya shuruucda dalka iyo sida dadku ku heshiiyeyna ma noqon doonto wax ay Puntland aqbasho, sidii horayba uu mowqifkeedu u caddaa. Waxan u baahan nahay wadahadal rasmi ah oo daah furan, waxan u baahan nahay dalku in uu ka baxo is jiid-jiidka\u201d.ayuu yiri Saciid deni<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qRlL-9WCJzQ\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Denni oo xalay khudbad ka jeediyay xarunta hay\u2019adda PDCR ayaa ka hadlay doorshada soo socota ee Soomaaliya ee sanadka 2021 iyo xaalada dalka. Deni ayaa dowlada dhexe ku eedeeyay inay sameynayso sharciyo doorasho oo aan lagala tashan dowlad goboleedyada ka jira dalka, isagoo ku baaqay in arintaasi laga hortago. Dhibaatooyinka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140205,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140251","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo ka hadlay khilaafka DF iyo Axmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo ka hadlay khilaafka DF iyo Axmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Denni oo xalay khudbad ka jeediyay xarunta hay\u2019adda PDCR ayaa ka hadlay doorshada soo socota ee Soomaaliya ee sanadka 2021 iyo xaalada dalka. Deni ayaa dowlada dhexe ku eedeeyay inay sameynayso sharciyo doorasho oo aan lagala tashan dowlad goboleedyada ka jira dalka, isagoo ku baaqay in arintaasi laga hortago. Dhibaatooyinka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-27T10:29:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"Deni oo ka hadlay khilaafka DF iyo Axmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-27T10:29:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo ka hadlay khilaafka DF iyo Axmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo ka hadlay khilaafka DF iyo Axmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo ka hadlay khilaafka DF iyo Axmed Madoobe - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Denni oo xalay khudbad ka jeediyay xarunta hay\u2019adda PDCR ayaa ka hadlay doorshada soo socota ee Soomaaliya ee sanadka 2021 iyo xaalada dalka. Deni ayaa dowlada dhexe ku eedeeyay inay sameynayso sharciyo doorasho oo aan lagala tashan dowlad goboleedyada ka jira dalka, isagoo ku baaqay in arintaasi laga hortago. Dhibaatooyinka ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-27T10:29:50+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/","name":"Deni oo ka hadlay khilaafka DF iyo Axmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","datePublished":"2019-12-27T10:29:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-ka-hadlay-khilaafka-df-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo ka hadlay khilaafka DF iyo Axmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140251"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140251"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140252,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140251\/revisions\/140252"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140205"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}