{"id":140274,"date":"2019-12-27T20:09:23","date_gmt":"2019-12-27T17:09:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140274"},"modified":"2019-12-27T20:09:23","modified_gmt":"2019-12-27T17:09:23","slug":"fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/","title":{"rendered":"Fanaanka Axmadey Abubakar oo geeriyooday+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee, waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Muqdisho ku geeriyoodey fanaan Axmadey Abuubakar Mubaarak (Al-Camaari) oo ka mid ahaa hobollada qaranka Waabari.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay uu xanuunsanayey, isla markaana xanuunkii uu u geeriyooday maanta oo Jimce ah.<\/p>\n<p>Al-Camaari waxaa uu ahaa hobol caan ku ahaa heesaha banaadiriga waxaa uu ka qeyb qaatay jilitaanka riwaayado badan oo bari samaadkii ay jeclaayeen dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Markii dawladdii dhexe ee Soomaaliya dhacaday waxa uu Axmedeey Abuukar u qaxay dalka Yemen oo uu muddo ku noolaa.<\/p>\n<p>Markii dambe waxa uu joojiyey hawlihii fanka ama hadii sida dadka badankiisu u yidhaahdaan loo dhigo waxa uu ka baxay fankii oo waxa uu mu\u2019adin ka noqday masaajid.<\/p>\n<p>Heesahiisa kuwa ugu caansan waxa ka mid ah heesta Qaahira oo ay dad badani sheegaan in ay ku timi qiso dhab ah oo dhacday, iyo heestii Hello .<\/p>\n<p>Naxariista Janno Allah ha ugu deeqo Axmedeey Abuukar Alcamaari ehelkiisii iyo ummadii jeclayd na samir iyo iimaan ha ka siiyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ByaRCJSffrI\" width=\"779\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee, waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Muqdisho ku geeriyoodey fanaan Axmadey Abuubakar Mubaarak (Al-Camaari) oo ka mid ahaa hobollada qaranka Waabari. Marxuumka ayaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay uu xanuunsanayey, isla markaana xanuunkii uu u geeriyooday maanta oo Jimce ah. Al-Camaari waxaa uu ahaa hobol caan ku ahaa heesaha banaadiriga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140275,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140274","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fanaanka Axmadey Abubakar oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fanaanka Axmadey Abubakar oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Allaha u naxariistee, waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Muqdisho ku geeriyoodey fanaan Axmadey Abuubakar Mubaarak (Al-Camaari) oo ka mid ahaa hobollada qaranka Waabari. Marxuumka ayaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay uu xanuunsanayey, isla markaana xanuunkii uu u geeriyooday maanta oo Jimce ah. Al-Camaari waxaa uu ahaa hobol caan ku ahaa heesaha banaadiriga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-27T17:09:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"259\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"194\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/\",\"name\":\"Fanaanka Axmadey Abubakar oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-5.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-27T17:09:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-5.jpg\",\"width\":259,\"height\":194},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fanaanka Axmadey Abubakar oo geeriyooday+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fanaanka Axmadey Abubakar oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fanaanka Axmadey Abubakar oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon","og_description":"Allaha u naxariistee, waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Muqdisho ku geeriyoodey fanaan Axmadey Abuubakar Mubaarak (Al-Camaari) oo ka mid ahaa hobollada qaranka Waabari. Marxuumka ayaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay uu xanuunsanayey, isla markaana xanuunkii uu u geeriyooday maanta oo Jimce ah. Al-Camaari waxaa uu ahaa hobol caan ku ahaa heesaha banaadiriga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-27T17:09:23+00:00","og_image":[{"width":259,"height":194,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/","name":"Fanaanka Axmadey Abubakar oo geeriyooday+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-5.jpg","datePublished":"2019-12-27T17:09:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/index-5.jpg","width":259,"height":194},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-axmadey-abubakar-oo-geeriyoodayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fanaanka Axmadey Abubakar oo geeriyooday+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140274"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140274"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140276,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140274\/revisions\/140276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140275"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}